Home » 5:45 pm Entries posted on “April, 2016”

Wafti Ka Socda Dalka Somaliya Oo Madaarka Cigaal Lagu Soo Dhaweeyey iyo Nuxurka Safarkoodu daaran yahay SAWIRO

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):-Waxaa maanta  garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyey wafti ka soo kicitimay caasimada dalka Somaliya ee Moqdisho isla markaana deeq caawimo ah u sidey  dadku abaaruhu saameeyen ee Somaliland Waftigan ayaa waxaa garoonka diyaardaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyey isla markaana kaga hortagey gudida abaaraa Somaliland oo uu hor kacaayo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo Tilmaamay Laba Hab oo ay ahayd in diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Lagu Hakiyo,Balse ay Garab Mareen Xukuumadda,Xisbiyadda Qaranka iyo Gudidda Doorashooyinku

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada, ayaa ka hadlay dib u dhigista diiwaangelinta, isagoo tilmaamay in xukuumadda, asxaabta iyo guddiga doorashooyinku garab mareen laba jid oo ay dib u dhigistu ku iman lahayd. Md. Jirde, oo shalay u waramay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jamal Cali Xusen oo Sheegay in ay Xilka ka qaadayaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Xaalada Xisbiga Ucid oo Baaxaa-degaya

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay inay Xilka ka qaadayaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Qoraal uu soo saaray Murashax Jamaal Cali Xuseen kaas oo Nuqul ka mid ahi Soo Gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Qurbejoog.com ayaa u dhignaa Sidan:- “Iska Hadloow […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Aragtida Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin ee Hakinta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland DAAWO

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta ka sheegay in hakinta diiwaangelintu tahay talaabo loogu danaynayo bulshada Somaliland.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka Qayb galay Aas Qaran oo loo Sameeyay Dr Cumar Cilmi Dixood SAWIRO

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aaskii Dr Cumar Cilmi Dixood, oo si qaran loogu aasay Magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu xabaasha kula kulmay Xubno ka mida qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii Digtoorka, waxaanu ka tacsiyadeeyey madaxweynuhu ka sheegay xabaasha dusheeda hadal kooban oo uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Lix Gaadhi oo Kuwa Gurmadka Deg Dega ah ku Wareejiyey Gudidda Abaaraha SAWIRO

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ku wareejiyey guddida heer qaran ee abaaraha lix gaadhi oo nooca Ambalaas (Ambulance) ka ah.   Gaadiidkan madaxweynuhu waxa uu ugu talogalay in lagu galo gurmadka caafimaadka ee lagu taakulaynayo dadka ku tabaaloobay abaaraha baahay ee dalka ka dhacay.   Madaxweynaha oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefti Ka Socdo Soomaaliya Oo Caawimo Sida Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (QJ/SDN) – Wefti caawimo u siday dadka abaaruhu saameeyeen ee Somaliland iskugu jira Culimo,Abwaano iyo odayaal ayaa ka soo degay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftigan oo ay hoggaaminayaan Sheekh Maxamed Xaad iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa mucaawimo ka timid xukuumadda Somaliya u sida dadka abaaruhu saameyeen ee Somaliland. Weftigan oo lagu soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Go’aan Xalay Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Xisbgia KULMIYE

Hargeysa (QJ/SDN) – Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa lagu sheegay in guddiga fulinta KULMIYE ansixiyeen go’aan uu hore guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, uga soo saaray shan xubnood oo ka tirsanaa xisbiga oo lagu eedeeyay inay wada hadalo la fureen mucaaradka. Waxa kale oo la sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SAWIRRO: Biyihii Webiga Shabeelle oo bilaabay inay soo laabtaan

Jawhar (QJ/SDN) – Saddex toddobaad ka dib Webiga Shabelle, ayaa waxaa uu bilaabay inuu biyo keeno, waxaana laga dareemay qaybo ka mid ah Gobolada Hiiraan & Shabellaha Dhexe. Magaalada Jowhar oo kale oo uu maro Webiga Shabelle, ayaa waxaa maanta lagu arkay iyadoo ay caadi u soo laabanayaan biyihii Webiga Shabelle, taasoo farxad gelisay dadka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: Ururka Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Dagaalkii Dhex-maray Maamulka Puntland

Muqdisho (QJ/SDN) – Ururka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalladii ay maamulka Puntland kula galeen deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Nugaal bishii lasoo dhaafay (16 illaa 22March). Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] ayaa sheegay in ciidankoodu ay dagaallo la galeen maamulka Puntland bishii lasoo dhaafay ee March, isagoona […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »