Home » 11:49 am
Entries posted on “April, 2016”
Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdillaahi Maxamed Habbane ayaa maanta xafiiskiisa ku sii sagootiyay arday reer Somaliland ah oo ka qayb-galay tar-tar aqooneed dood caalami ah oo waddamada carabtu ku loolamayaan. Ardaydan oo ka kooban afar arday oo ka kala socda Dugsiyada Blooming iyo Young Muslim Academy, ayaa waxa ay ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Khilaafka Xisbiga Ucid ayaa maraya Meel Xasaasiya Waxay amuurtani keentay in Gudoomiyaha Xisbiga Ucid uu qoraal uu soo saaray Xilalkii kaga Xayuubiyey Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Qoraal Maanta ka soo Baxay Xisbiga Ucid ayaa lagu Sheegay in la anshax Mariyey Xubno ka Tirsan Madaxda Xisbigaas oo waayay Xubinimadii Xisbigaasi Halka Sidoo kalena Gudida anshaxa ee Xisbiga Ucid ay Sheegeen inay digniin Siiyeen Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray. Qoraalkan oo uu ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama (QJ/SDN) – Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Madaxweynuhu ayaa subaxnimadii hore u ambabaxay gobolada galbeedka, safarkaas oo ujeedadiisu ahayd sidii madaxweynuhu shacbiga ay saamaysay abaarta liciifisay dadkii reer guuraaga ahaa ama xoolo dhaqatada ahaa ee deegaamadaa galbeedka. socodkii uu madaxweynuhu kaga baxay Hargeysa ayaa ahaa mid ku jihaysnaa degmada qolujeed oo iyagu ahayd goob […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Saakow 04.April 2016 (SDN/QJ):-Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay Fagaare ku yaala degmada Saakow oo lagu soo bandhigay Yaxaas 5 mitir ah kaasi oo lagu dilay Beer u dhaw wabiga Saakow. Sida la sheegay Balaca Yaxaasku waa Hal mitir waxaana lagu dhuftay oo lagu dilay Shan xabadood oo ugu danbeyntii uu u dhintay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Deegaanada xuduudka Somaliland iyo Itoobiya ku teedsan kana tirsan degamda Sallaxley ayaa wax ka Curtay roobabki gu’ga oo si wayn loogu baahnaa. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in roobku uu helay deegaanada kala ah Kaam-tuug, Warta Aadan Abokor iyo deeganno badan oo ku teedsan xuduudka. Waxaana dadka deegaanadaasi oo u Warramay Shabakadda Qurbejoog ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ/SDN) – Salaad roob doon ah oo alle looga baryay in abaaraha uu xilligan ka dulqaado dadka ayaa maanta lagu tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Munaasabadan salaadda roob doonka lagu tukunayay ayaa waxaa soo ababaushay wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta iyada oo ay ka qayb galeen boqolaal dadweyne ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa waxa hadda ka curtay roobabkii gu’ga ee mudada badan la sugaaya, waxaana hadda magaalada ka da’aaya roob dhibco waawayn kaasi oo dad iyo duunyaba lagu diirsaday. Somaliland iyo guud ahaan dhulka soomaalida waxa muddooyinkii danbe si wayn looga dayrinayaaya abaaro baahsan oo dad iyo duunyaaba saameeyay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe (QJ/SDN) – Madaxweynihii hore ee maamulka puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in uu yahay murashax u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya, isagoona Faroole si wayn uga soo horjeestay nidaamka 4.5
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay gobolada galbeedka Somaliland. Ujeedada Socdaalka Madxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxa lagu sheegay in ay tahay indho-indhayn ay ku oo samaynayaa Dadka Iyo Duunyada ay abaaruhu Saameeyeen. Dhanka kalena madaxwaynaha ayaa la filayaa in qaybtiisa uu gurmad gaadhsiin doono […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »