Home » 6:05 am Entries posted on “April, 2016”

Weftigii Ugu Miisaanka Cuslaa Ee Ka Socda Masar Oo Markii u Horeysay Booqasho Ku Yimid Somaliland

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Wefti heerkiisu sareeyo oo ka socday dawladda Masar, ayaa Shalay galab  soo gaadhay magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftigan oo ka kooban 12 xubnood, waxa  Hoggaaminaya  Wasiirka Masar u qaabilsan Afrika. Mr. Idiris Mohamed, waxaana masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ay ku soo dhaweeyeen  madaarka caalamiga ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: Wareysi Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay Guddoomiyaha Gudidda Guud Ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka dhagaysan kartaa Wareysi Gaar ah oo aanu la yeelanay Guddoomiyaha Guddida guud ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni, waxaana aanu wax ka weydiin doonaa Guddoomiyaha oo aad wareysiga ku dhaagysan doontaan, waxyaabaha u hirgalay gudida Sahan-baraaqo mudadii ay jirtay, iyo weliba waxyaabaha u qorshaysan gudidada mustaqbalka dhow. Sidoo kale waxaanu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxda Mashruuca JPLG + SAWIRRO

Hargaysa 05.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne  ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa  ugu sareeya Mashruuca JPLG-ga oo Caawiya Dawladaha Hoose.   Mashruuca JPLG ga oo Caawiya Dawladaha Hoose iyo Maamul daadejinta ayaa  waxa uu Soomaliland ka bilaabmay 2008,  mashruucan oo ay ku bahoobeen shan haayadood UNDP, UNICEF, UNCDF,ILO, UN-HABITAT […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xadhigii Halgamayasha “Ufo”, Doorkii Eng. Faysal Iyo Cadaymo Sugan “Documentary Evidence” Drs Hoodo Yusuf

Safarkii Faysal Cali Waraabe kaga soo kicitimay Mogadiscio ee uu ku yimi Hargeisa ;Xidhiidhka shaqo, saaxiibtinimo iyo xididnimo ee ka dhaxaysay Gen.Gaani & Faysal ; Kulankii gaar ahaaneed ee ENG Faysal la yeeshay Prof Axmed Dhabacul ” Jabane”, Eng Maxamed Baruud iyo Dr Colaad ,oo markaa ahaa qorayaasha iyo qaybiyaasha Waxaan halkan kusoo bandhigi doona […]

Posted in Features | Read More »

Madaxweyne Silaanyo Oo Kormeer Iyo Xadhig Ka Jarid Ku Sameeyey Dhismeyaal Xukuumadu Ka Wado Boorama

Boorama 05.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, iyo weftigii uu hogaaminaayey ee xalay u hoyday gobolka Awdal ayaa maanta mashaariic dhawra ka fuliyey gudaha magaalada boorama, shirna la qaatay isu duwayaasha gobolka, madaxdhaqameedka iyo guddida abaaraha. iyadoo Madaxweynuhu uu kulamo la yeeshay guud ahaan maamulka gobolka, madaxdhaqameedka, guddida abaaraha ee gobolka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya Oo Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Weerar Lagula Beegsaday Badhtamaha Muqdisho

Muqdisho 05.April 2016 (SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cali Daheeye oo ka tirsan baarlamanka dalkaasi soomaaliya ayaa goor dhaweyd weerar lagula beegsaday meel u dhaw suuqa bacadlaha ee degmada xamar weyne ee magaalada muqdisho. Weerarkaasi ayaa waxa ku naf waayey dirawalkii gaadhiga u waday xildhibaanka iyo mid ka mid ah ilaaladiisa, halka xildhibaanka uu dhaawac ka soo gaadhay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hooyo Abaartu Samaysay Oo Ka Sheekaysay Qiso Ka Qabsatay Madaxweyne Ku-xigeenka

Boorama 05.April 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu horkacayay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ee socdaalka ku joogay deegaanadda goboladda Awdal, ayaa dadka deegaanadaasi ku dhaliileen inuu saf galayay, balse aanu wax cuno iyo cabitaan ah siin, islamarkaana uu kaga soo dhaqaaqay habeenimaddii iyagoo gaajo beerka u seexday. Hooyo ka mid ah hooyooyinka madaxweynuhu safka galiyay ayaa ka waramaysa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AMISOM: Saraakiil Shabaab ka Tirsan ayaanu ku Dilnay Hawl-gallo ka dhacay Shabeellada Hoose

Muqdisho (QJ/SDN) – Taliska AMISOM, ayaa ku sheegay War-bixin ay soo saareen maanta inay lix sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab ku dileen hawl-galo ay dhawr-kii casho ee lasoo dhaafay ka fuliyeen gobolka Shabeellada Hoose. Hawlgallada aan ku dilnay saraakiisha Al-shabaab muddo toddobaad gudhiis ah waxay tani ka dhigaysaa toddoba sarkaal, kaddib markii Axaddii lasoo dhaafay aan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- ‘’Faysal Cali Waraabe Wax Ay Labadiisa Dhagood Maqlaan Hadalkaa ILLAAHAY ayuu ugu necebyahay’’

Hargeysa (QJ/SDN) – Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) Guddomiye xigeenka Saddexaad ee xisbiga UCID ayaa mar kale warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, isagoona sheegay in uu maxkamadda gayn doona muranka kala dhaxeeya isaga iyo Faysal Cali Waraabe

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dowladda Jabuuti Oo Dalkeeda Ka Mustaafurisay Wariyayaal Ka Tirsan BBC oo Kasoo Warramaayay Doorashooyinka Dalkaasi

Jabuuti (QJ/SDN) – BBC ayaa warqad cabasho ah u qortay dowladda Djibouti oo ay uga codsanayso inay sheegto sababta ay u soo musaafurisay koox weriyayaal ah oo BBC-da ka tirsan. Kooxdani, oo uu ka mid ahaa weriyaha BBC-da ee arrimaha ammaanka ee Africa, Tomi Oladipo, ayaa Djibouti u tegay inay diyaariyaan warar la xiriira doorashooyinka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »