Dawlada Hoose ee Magaalada Berbera oo Dad Danyar ah ku Wareejisay Guryo ay u dhistay DAAWO
Berbera,29 April,2016(SDN/QJ):- In ku dhow labo boqol oo qoys oo danyar ah ayaa lagu wareejiyey guryo ay u dhistay dawlada hoose ee magaalada berbera.
Berbera,29 April,2016(SDN/QJ):- In ku dhow labo boqol oo qoys oo danyar ah ayaa lagu wareejiyey guryo ay u dhistay dawlada hoose ee magaalada berbera.
Hargaysa, 29 April, 2016-(SDN/QJ):– Jamhuuriyadda Somaliland waxay oogaysaa xuska 25-Guurada ka soo wareegtay markii shacbiga Somaliland dib ula soo noqdeen madaxbanaanidooda 18 May 1991. Rubuc qarniga aan u dabbaal degayno 18 May 2016 waa mid ka turjumaysa sida loogu guulaystay go’aankii aaya-ka-tashiga umadda Somaliland ee dib u hanashada qaranimadooda, isla markaana tilmaamaysa isku kalsoonaanta, kartida […]
Dharaaro Xusuustood,Dharaarahan Sheekadu…, Berberaay miiskiin koriyaay, wallee Berbera laga maqnaan waa!! Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 46aad Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Sannadihii lixdamaadkii ee ay dawladihii rayidka ahaa ay ka talinaysay Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed, intaan askartu afgembiga samayn, ayaa la sheegay in macdanta Uranium (Yuraaniyam) laga helay meel la yidhaahdo Caliyo Geele oo ku taal […]
Haberturk, a Turkish newspaper has published a news story on 27th April about the Somaliland-Somalia dialogue. The paper has stated in the article that ministers from Somaliland and that of Somalia met in Turkey. The article dubbed as Somalia talks in an interview with Mr. Kanti Turan, a member of Turkish parliament elected from Bursa […]
HARGEISA – President Ahmed M. Silanyo has today officially announced the commencement of Voter Registration Exercise in Marodijeh province. The VR exercise is to begin in Marodijeh region on 30th April2016. A ceremony held at Gulied Hotel saw the attendance of Somaliland government officials, national political parties, and the National Election Commission. Residents living in this region who are all […]
Washington, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Wiil yar oo labo sano jir ah ayaa la sheegay in uu hooyadiiss ku dilay magaalada Milwaukee Wisconsin ee dalka Maraykanka, kadib markii uu xabad ka riday biskoolad saarneed gaadhiga Hooyadiis. Booliiska ayaa sheegay in wiil yar oo jira labo sano uu xabad ku dhuftay Hooyadiis oo lagu magacaabo Patrice Price […]
Hargeysa, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland Ibraahim Iidle Saleban, ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii Ma jiro war rasmi ahi, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in garyaqaanka guud isagoo dalka ka maqan uu xalay madaxtooyada Somaliland soo gaadhsiiyay warqad istiqaalad ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo ku soo hagaajiyay,taas […]
Hargeysa, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Xubno ka tirsan masuuliyiinta dallada SONYO ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay eedo ay usoo jeediyeen qaar ka mid ah dhalinyarada Somaliland iyo Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee degamada Burco, iyagoona sidoo kale ka hadlay dhalinyaradii ku geeriyootay badda u dhaxaysa talyaaniga iyo masar.
Hargeysa, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa dalka Turkiga ee la yidhaahdo Haberturk, ayaa cadadkiisii 27 April 2016 ee shalay, daabacay warbixin ka qoray wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in toddobaadkii la soo dhaafay ay dalka Turkiga ku kulmeen wasiirado ka kala socda Somaliland iyo Somaliya. Wargeysku wuxuu warbixintiisa […]
Nairobi, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Maanta ayaa waxaa magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay kulan ay lahaayeen carruurta dalka Kenya oo ay ka qeyb galeen carruur ka kala socotay gobolada kala duwan ee Kenya. Kulankaas ayaa waxaa hadaba ka qeybgalay carruur kasocotay gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari Kenya. Shirkaas ayaa waxaa diirada lagu saarayay dhibaatooyinka lasoo darsa carruurta […]