Home » 1:24 pm
Entries posted on “April, 2016”
Muqdisho (QJ/SDN) – Xukuumadda Masar ayaa dadaal weyn ugu jirta sidii ay dib ugu soo celin lahayd xidhiidhikii milateriga ee Soomaaliya ay la lahayd, intii ka horreeysay sannadkii 1991, Markaasoo xukunka laga tuuray xukuumaddii dalka ka talinaysay, dalkana uu muddo 24 sanadood ka badan ku jiray colaado sokeeye. Masar ayaa shaacisay sannadkii 2012-kii inay doonayso […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN – Suldaan Aadan Faarax oo ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee somaliland ayaa tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Rabbi naxariistii janno haka waraabiyee Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Ee Somaliland Marxuum Dr Cabdi Aw-Daahir oo saaka ku geeriyooday Magaalada Burco . Suldaanku wuxu Marxuumka ilaahay u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, golayaasha Qaranka, waxgaradka, waayeelka, madax dhaqameedka, siyaasiyiinta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir Cali oo maanta (06/04/2016) ku geeriyooday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta u Gudbisay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Dacwad ka dhan ah Wargayska Waaheen kadib Markii uu Maanta Baahiyey Warar been abuur ah. Qoraal uu ku Saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan Ilka Case oo Nuqul ka mid ah aanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 06.April 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee Waxaa Saaka Subaxnimadii Xannuun Kedis ahi ku Soo booday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marxuun Dr Cabdi Aw Daahir Cali. 1956 ayuu ku dhashay Deegaanka Oodweyne waxa uu dugsiga hoose ka galay magaalad duruqsi ,1966kii ayuu dugsiga Boodhinka ah ee Oodweyne galay, 1970-kii waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Shirkadda Dahabshiil Group ayaa hadhimo sharafeed u samaysay weftigii Soomaaliya ka yimid ee usoo gurmaday abaaraha ka jira Somaliland, waxaana weftigu ka mahadceliyeen hadhimadaasi loo sameeyay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Geed hadhac ah oo muddo 24 sannadood ku siman ku yaalay ka soo horjeedka Koonfureed ee hoteelka caanka ah ee Gargaar ee Hargeysa, ayaa si ba’an oo naxariis darro ah loo gooyay iyadoon la eegin faa’iidada uu u lahaa deegaanka iyo dadkaba. Geedkan oo ahaa geedka loo yaqaan garanwaaga, ayaa waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka digay inuu sii xoogaysto khilaafka UCID, waxaanu sheegay in haddii uu sii socdo khilaafku inuu qaranimada iyo sumcada Somaliland wax yeelayo, waxaanu ku baaqay in la badbaadiyo xisbiga oo la dhammeeyo khilaafka taagan. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco (QJ/SDN) – Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa saaka magaalada Burco ee xarunta gobolka Tog-dheer ku geeriyooday Wasiir hore DR.Cabdi Aw-Daahir oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumaddihii soo maray Somaliland. Dr.Cabdi Aw-Daahir Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa uu ku geeriyooday goobtiisa shaqo isagoo ku guda jiray hawl-maalmeedkiisa, waxaana lasoo sheegayaa in uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London06April(SDN/QJ)Daawo Baraamijka DAREENKA SHACABKA oo lagu falan qaynayo Khilaafka Ucid iyo Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen oo Shegay in Dacwad ka dhana Faysal Cali Waraabe ka Furayo Finland . waxa kale oo uu shegay Jamaal Cali xuseen in uu aana uu ka haray ilaa Heer Calami.Baraamikan oo aad u xiiso badnaa oo qurbejoog idiin soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »