Home » 2:33 am Entries posted on “April, 2016”

Somaliland ayaa dhaliilshay doorka ay Hay’adaha Caalamiga ahi ku leeyihiin gurmadka Abaaraha.

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiil, ayaa daboolka ka qaaday inaanay Hay’adaha gargaarka ee dalka ka shaqeeyaa door muuqda ku lahayn howlaha Gurmadka ee lagu samato bixinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen. Laba Hay’adood oo ka tirsan kuwa Qaramada midoobay ayuu sheegay inay taakulo gaadhsiiyeen Gobollada qaar, kuwaasoo kala ah WHO […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud oo Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Qaar ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah iyo arrimaha laga wada hadlay

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa kulamo Gaar-gaara la qaatay Hayadaha ILO iyo UNHABITAT. Wasiirka waxa kulankan ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mukhtaar Maxamed Cali Kulankan ayaa mid la iskula soo qaadey Mashriicdda Horumarineed ee labadda Hayadadood la qaban doonaan Wasaaradda Hawlaha Guud […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo sii sagootiyey Afar arday, oo Dood aqooneed kaga qayb galaya dalka qatar.

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-Ardaydan oo ka kooban afar arday oo ka kala socda Dugsiyada Blooming School iyo Young Muslim Academy, ayaa waxa ay ka qayb gali doonaan tartan dood aqooneed luuqadda carabiga, oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota wadamada Jaamacadda Carabta, tartankaasi oo ka dhici doona magaalada Dooxa ee Dalka Qatar. Ugu horreyn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Afhayeenka Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray  Oo Difaacay San-dalada Subeer Awal,Kana Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi Ah

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-  Af hayeenka Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay abaaraha dalka ka jira dhalinyarada bilaa camalka ah iyo waliba sandalada Subeer awal .   Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray oo ugu horayn ka hadlaaya abaaraha dalka ka jira waxa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khasaare Dhimasho iyo Mid baadi doon oo ka dhashay Roobab Xoogan oo Caawa ka da’ay Degmada Dilla ee Gobolka Awdal

Dilla 06.April 2016 (SDN/QJ):- Roob Xoogan oo Galabta ilaa Goor dhawayd oo Caawa ah ka da’ayay Degmada Dilla ee Gobolka Awdal ayaa la sheegay inuu Sababay Dhimashada Laba Ruux halka aan la hayn 7 Qof oo kale. Waxaa Degmada  Dilla Goor dhawayd Gaadhay Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa Gudoomiyaha ayaa sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xuska 35 Guurada Aasaaskii Ururkii Dhaq Dhaqaaqa SNM iyo Madashii Maanta Lagu Xusay ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad balaadhan oo lagu Xusayay 35 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaskii Ururkii Dib u Xoraynta Qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland ee SNM oo Maanta ku beegan ayaa lagu qabtay Caasimada dalka ee Hargaysa.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xadhagii “Ufo “: Doorkii Eng Faysal Iyo Xidhiidhki Gen Gaani-Taariikh Sugan (( Qormadii Labaad

Waxaan  qormadan kooban ugu gogol-xaadhayaa  isbarshadii iyo isdhexgalkii Eng Faysal  Cali Waraabe iyo Generaal Maxamed Xaashi Gaani. Eng Faysal wuxuu ku dhashay Hargeisa, 1948. M.SC Engineering wuxuu  kasoo qaatay St. Petersburg , Russia, 1973. Markii uu dalka kusoo noqday wuxuu unkay shirkad yar oo la odhan jiray “Ayaan Construction Company “ oo jirtay dhawr bilood […]

Posted in Features | Read More »

Nuxurka Kulan Maanta Dhex Maray Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada iyo Weftigii ka Socday Dalka Masar DHAGAYSO

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arimaha Debadda Ee Somaliland ayaa Maanta Kulan La qaatay Wafti Ka Socda Wadanka Masar Oo Labadii Maalmood ee U Danbeeyay Dalka Ku Sugnaa.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AMNESTY INTERNATIONAL: 1634 Ruux Ayaa Dil lagu Xukumay Sanadkii Tagay

Hargeysa (QJ/SDN) – Hayada xuquuqda bini’aadanka ee Amnesty International, ayaa sheegtay inay jireen xukun dil badan oo la diiwaan galiyay sanadkii hore. Ugu yaraan 1,634 oo Shiinuhu uusan ku jirin. Waa tiradii ugu badanayd ee sanad la dilo in kabadan labaatan iyo shan sano. Iran, Pakistan iyo Sacuudi Carabiya ayaa laga fuliyay xukunka dilka intiisa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Safar ugu Kicitimay Magaalada Burco oo uu Beri kaga Qaybgalayo Aaska Marxuun Cabdi Aw Daahir

Burco 06.April 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa safar ugu baxay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer si uu uga qayb galo Aaska Wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Somaliland Marxuum Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo saaka waabarigii ku geeriyooday Magaalada Burco. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »