Home » 11:44 am
Entries posted on “April, 2016”
Hargeysa (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa sheegay inaanu dhex galayn khilaafka adag ee ka dhex taagan xisbiga UCID. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo qaar ka mid ah Warbaahinta shalay kula hadlay xafiiskiisa, ayaa waxa ay warbaahintu su’aashay inuu khilaafka UCID dhex galayo sidii uu u dhex galay khilaafkii xisbiga KULMIYE, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Jab’had Hubaysan oo Hogaamin dal ku hesha qori caaradii hadana awoodii dib ugu celisa Gacanta rayidka waa Mid ka Mid ah Mucjisooyinka ka dhaca Aadduunka . Waxaa talaabadaas Suurto geliyey Ururkii Dhaq dhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM oo 35 Sanno ka hor lagaga dhawaaqay aasaaskiisa Magaalada London kuwaas oo markii ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Heer qaran ee Gurmadka abaaraha iyo Weftigii ka socday dalka aynu deriska nahay ee Somalia ayaa Taakulo kala duwan Gaadhsiiyey dadka ku dhaqan degmada Lughaya ee Ku Tabaaloobay Abaarta dalka ka Taagan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid ayaa Sheegay in isaga Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ay ku kala bixi doonaan Hay’adaha Garsoorka. Qoraal kooban oo Cali Guray soo dhigay barta uu ku leeyahay Shabakada Facebook ayaa u dhignaa Sidan “Gudoomiye Faysal haduu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Ku simaha xog hayaha guud Xisbiga Mucaariska ah ee Ucid Cabdi Naasir Yuusuf Cismaan Qodax ayaa ka hadlay warqad been abuur oo laga been abuuray sexeexiisa iyo emailkiisa , Cabdi naasir qodax waxa uu ku tilmaamay in ay dad dano gaara ka leeyihiin ay soo qoreen warqadaasi isla markaana ay ka been […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu qoomameynayo talooyin Dadweynaha Somaliland qaarkood siiyeen, kuwaasi oo Nuxurkoodu ahaa inuu Furto Urur-siyaasadeed ee aanu ku biiran Xisbiga UCID. Jamaal Cali Xuseen, waxa kale oo uu sheegay inuu Dadweynaha Somaliland ka dhageysan waayay Talooyin ay siiyeen iyo Digniinno […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Faysal waa keligii ucid,keligii aqoonyahan,keligii siyaasi,awoodaha xisbiguna waa ku keli.Waxa uu ku xad-gudbay dhamaan hay’adaha xisbigu ka kooban-yahay.Waxa kale uu ku xad-gudbay xeerka xisbiyada ee xeer No.14. Hadana wuu isla toosanyahay,cidii ku tidhaa faysalow waad qaldantahayna sifo sharci baal marsan ayuu ku eryaa.Gudoomiye Faysal xisbiga ucid waxa uu rumaysanyahay inuu isagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Masar, 07.April 2016 (SDN/QJ):- ILAAHAY ha u Naxariisto’e, Meydka 9 Qof oo Saddex Carruur yihiin Isla-markaana dhammaantood Soomaali ah, ayaa laga helay Xeebta Magaalada Iskandariya ee Dalka Masar. Sagaalkan Qof oo ay ku jiraan Saddex Carruur ah, ayaa Sawirrada laga qaaday oo la baahiyey waxa muuqda in Dhammaantood Laabtooda la jeexay, isla-markaana dib loo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Xaflad lagu gudoonsiinayey deeq lacag oo balaadhan ayaa dugsiga Ilays Secondry Shool Ku Wareejiyey Guddida Heer Qaran Ee Gurmadka Abaaraha Somaliland. Munaasibada la Wareegida Deeqdan Lacageed waxaa ka qayb galay Wasiirada Waxbarashada iyo Diinta iyo Awqaafta Xubno ka Tirsan Gudida Heerka qaran ee Gurmadka Abaaraha.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Warbaahinta iyo ururada saxaafadda ee Somaliland ayaa u balansan inay isugu yimaadaan kulan ballaadhan oo galinka hore ee maanta ka dhici doona Xaraf Restaurant ee Hargeysa kaasoo laga hadli doono xayiraada hadda laba jirsatay ee ay xukuumadda madaxweyne Siiraanyo ku soo rogtay sadexda wargeys ee Haatuf,The Somaliland Times iyo Al-Haatef Al-Carabi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »