Home » 4:16 pm Entries posted on “April, 2016”

“Masiibada dadka haleeshaa iyo wanaagga ay helaanba, waa wax Xagga Alle ka qoran” Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa 7,April,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya Magaciisa kan dawladda iyo ka Shacbiga Somaliland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska, ehelada, qaraabada, iyo shacbiga somaliland ee ay ka baxeen dadka Masiibada daadadku ku dileen degmada Dela ee gobolka  Awdal. Sidoo kale wuxuu dhambaal uu ugu damqanayo u diray qoysaska, ehelada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Raacii u horeeyay ee Muhaajiriin ka Tegay Masar oo Gaadhay Xeebaha Talyaaniga iyo Saamaynta uu Tahriibayaasha ku keenay Heshiiskii Turkiga iyo Midowga Yurub

Roma 07.April 2016 (SDN/QJ):- Haweenay u hadashay ciidamada badda ee dalka Talyaaniga ayaa sheegtay in muhaajiriin ay soo gaadheen xeebaha dalkaasi, kuwaas oo ka soo yimi dalka Masar hase ahaatee aanay u badnayn sida kuwa Libya ka soo tahriiba. Ciidamada ilaalada xeebaha talyaaniga iyo diyaarad ay leedahay Spain oo u shaqeeya Hay’adda ilaalada Xuduudaha Yurub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

MADAXWEYNE XASAN: Ahmiyad ayaan siin doonnaa Caafimaadka oo Muhiim u ah Bulshada

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Federaalka Somalia, ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada bulshadu ay u baahan tahay oo uu caafimaadku ugu horreeyo. Xasan Sheekh ayaa hadalkan sheegay maalinta Caafimaadka Adduunka oo 07-da Abiril ku aaddan, iyadoo warbixin ay shalay soo saartay hay’ada caafimaadka adduunka ee WHO ku sheegtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

WARBIXIN: Hay’adda WHO oo Daaha ka Rogtay in Cudurka Macaanka uu ku kordhayo Caalamka

London (QJ/SDN) – Hay’adda QM ee caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka Macaanka ama Sokorowga uu gaaray heerkii ugu sarreeyay, iyadoo ku xustay warbixin ay soo saartay in ku dhawaad 11-ruux oo kasta uu ruux ka mid ahi cudurka macaanka qabo. WHO waxay intaas ku dartay in sanadkii 2014-kii ay tirada dadka cudurkan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Ka Badbaaday Mooshin Maamuus Ka Xayuubin Ah

Ceptown (QJ/SDN) – Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa dirqi kaga  badbaaday mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen xildhibaanada Mucaaridka, kadib markii Madaxweynaha lagu helay danbi ah musuq maasuq oo ah lacag uu ku dhistay guri uu si gaar ah u leeyahay. Inta badan xildhibaanada xisbiga Madaxweynaha ee ANC ayaa codkooda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Aaska Dadkii ku Dhintay Daadad ku Fatahay Magaalada Dilla SAWIRO

Hargeysa 07.Aril 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aaska toddoba Marxuum oo ku dhintay daadad ku fatahay magaalada Dila ee Gobolka Awdal ee xalay fiidkii. Guddoomiyaha KULMIYE iyo wefti uu hoggaaminayey oo ka koobnaa wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Marxuum Dr.Cabdi Aw-Daahir Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Aas Qaran

Burco (QJ/SDN) – Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Burco Marxuum Dr.Cabdi Aw-Daahir oo shalay si kedis ah ugu geeriyoday halkaasi.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Madaxweyne SIILAANYO Oo Casho Sharaf U Sameeyay Weftigii Soomaaliya Ee Kaalmada U Siday Somaliland

Hargeysa (QJ/SDN) –  Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay islamarkaana casho sharaf ugu sameeyey ,  gudiga somaliya ayaa sheegay inaanay siyaasad u socon balse ay taakulo u socdeen . Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Warkaasi Oo Dhammeystiran

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Safiirka Masar U Qaabilsan Soomaaliya

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  Safiirka Maar u qaabilsan Somaliya, kulan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada somaliland ayaa lagaga wada hadlay arimo badan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- “Soomaali-nimada cuqdad kama qabo walaalayaal, Soomaali-nimaduna maaha wax salka ku haysta Siyaasad” Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ayaa sheegay in dadka Somaliland aanay cadaawad iyo cuqad midna u qabin walaalahooda Soomaaliya. Wasiir Xaashi ayaa ayaa sidoo kalen sheegin in Soomaali-nimadu aanay ahayn Qaran la wadaago balse ay tahay Qoomiyad iyo af ka dhaxeeya bulsho qaran dalal kala duwan leh. Mudane Maxamuud […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »