Home » 2:55 am
Entries posted on “April, 2016”
Nairobi 08.April 2016 (SDN/QJ):- Dharka Huudhaydhka oo inta badan dunnida sadexaad aad looga Isticimaalo ayaa laga Mamnuucay Dalal door ah oo ay ku Jirto dalka Kenya ee dhaca afrikada bari ee Qaarada Africa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama, 08.April 2016 (SDN/QJ):-Maayirkii Hore ee magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa sheegay in degmada boorama ay hadhaysa waxa uu ugu yeedhay Abaar Maamul xumo oo ka jirta maamulka degmada boorama oo uu ugu horeeyo maayirka degmada boorama mr maydhane. Mudane Xadi ayaa madaxweyne Siilaanyo uga mahadnaqay sidii uu ugu gurmaday shacabka abaarahu saameeyeen ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay waxyaabaha hortaagan ictiraafka Somaliland, isla markaana waxa uu Madaxweyne-SIILAANYO ku eedeeyey inay ku aar-goosanayso awoodii dawladeed ee ay ahayd inay umadda dhex u ahaato. Mujaahid Xasan Ciise Jaamac waxa uu sidaa ku sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo Xalay nuqul […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):-Qiimahii rubuca jaadka Jibiska loo yaqaano ee horaanti bishii hore (March) ahaa SSh 25,000 ayaa magaalada Hargeysa Maalintii Shalay Gaadhay 60,000 halka mijinta qaadka Dadarta ah lagu iibsanayey SSh 12000 iyadoo ay todobaadkii hore mijintu taagneyd SSh 7000-8000. Sicirkan Jaadka ee mar kaliya cirka isku shareeray ayaa loo aanaynaya heshiis qarsoodi ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 08.April 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Buuhoodle ayaa Waxaa ku soo badanayaa Gaadiid inta badan ay haatan ku adeegtaan Bulshooyinka ku dhaqan degelada ay ku nool yihiin dadka Soomaalida ee Geeska Africa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Caynabo 08.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Caynabo oo kormeer xog ogaal u noqosho ku maraya deegaanada degmadaasi hoos yimaadda ayaa sheegay in xaalad biyo yaraaneed iyo mid dhanka xaalufka ahi ay gobolkaa ka taagan tahay. Xildibaanada oo iyagoo ku gudojira kormeerkooda ayaa baaq taageero raadin ah u soo dirsaday gudiga abaaraha ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 08 April, 2016-(SDN/QJ): – Shirkii Bilaha ahaa ee ay isku Xog-waraysan jireen Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo Shaqaale-Weyanaha Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa, ayaa Shalay ka qabsoomay Hoolka dhoofayaasha ee Madaarkaasi. Waxa ugu horayan halkaasi hadal ka jeediyey oo faahfaain ka bixiyey Maamule ku Xigeenka 1aad ahna Ku simaha Maamulaha Madaarka Maxamed Xuseen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 08.April 2016 (SDN/QJ):- Waxa muuqaallada iyo warbaahintu soo tebiyeen dhacdo xiiso badan oo dhexmartay sarkaal ka tirsan sirdoonka Maraykanka iyo ilaalada khaaska ah ee Madaxweynaha Turkiga, kadib markii Ilaalada madaxweyne Erdogan, mudaharaadayaal iyo weriyayaal isku dhex qabsadeen magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka. Hoggaamiyaha Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan oo safar ku tegay dalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ottawa April 07,2016(SDN/QJ)-In dadka la dhibaataysan la caawiyaa iyada oo aan loo eegayn meesha ay degan yihiin iyo haybtoodu waa qadiyad ban’aadnimo. Laakiin marku qofku xanuunsanayo waxa uu keenaa arimo aad loo baahnayn…fadlan daawa kalmadan CAAWINA CID Kasta oo baahan…ajar baad ka heli….
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxa is weydiin mudan hay’adaha shisheeye ma waxa ay u joogaan Soomaaliya in ay Masaakiinta caawiyaan mise inay diintooda fidiyaan Hargeysa (QJ/SDN) – Hay’adaha caalamiga ah ee loo yaqaanno NGO-yada ayaa la sheegayaa in ay Soomaaliya ka wadaan faafinta diinta Kiristanka kuwaasi oo qofka ka doona shaqo ku xidha in uu haysto diinta Kiristaanka, taasi […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »