Home » 1:07 pm
Entries posted on “April, 2016”
Hargeysa (QJ/SDN) – Somaliland oo ah dal hodan ah, kaasi oo leh dhul iyo bad dihin ayaa waxa baratan ugu jira dalal badan oo caalamka ah, gaar ahaan kuwa qaaradda Madow ee Afrika, inkastoo baratanka dalalkaasi u egyahahay mid dhanka diblumaasiyadda iyo millatiriga u badan haddana waxa inta badan la sheegaa in wufuuda kala geddisan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti (QJ/SDN) – Shacabka dalka Jabuuti, ayaa saakay aroortii u dareeray Goobaha cod-bixinta Doorashooyinka Madaxnimo ee Waddankaas oo Jimcaha maanta ah dhacaysa. Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya lix murashax oo uu ka mid yahay madaxweynaha talada dalkaas haya Ismaaciil Cumar Geelle oo ku tartamaya magaca xisbiga aqlabiyadda dalkaas ee UMP. Madaxweyne Geelle ayaa waxaa si […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Kooxda la baxday Khaatumo ee ka dhaqdhaqaaqa Deegaannada Buuhoodle iyo Sool, ayaa sheegay inay jareen Xidhiidh ka dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii uu saameyn culus ku yeeshay heshiiskii ay Xukuumadda Somalia iyo maamulka Puntland ay dhawaan ku kala saxeexdeen magaalada Garoowe. Kulan Kooxda Khaatumo ku yeesheen Magaalada Buuhoodle, ayay kaga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 08.April 2016 (SDN/QJ):- Wefti ka socday dalka Somalia ayaa Maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalooyin ka tirsan Somaliland iyadoo Ujeedada Socdaalkoodu uu salka ku hayay Kaalmo dhaqaale oo ay kaga qayb qaadanayeen Gurmadka iyo Samato bixinta dadka abaaraha Somaliland ka Taagan ku Tabaaloobay. Weftigan ayaa dib ugu laabtay Magaaladda Muqdisho ee ay ka yimaadeen […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08.April 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu xusayey sanad-guuradii 2-aad ee kasoo wareegtay maalintii sida sharci-darada ay xukuumadda Siilaanyo albaabada ugu laabtay xaruntii guud ee Haatuf Media Network ayaa lagu qabtay hotelka Xaraf ee magaaladda Hargeysa. Munaasibad oo ay kasoo qaybgaleen siyaasiyiin ka kala socday axsaabta mucaaridka, ururadda bulshadda sida kuwa ururada saxaafadda iyo xuquuqal-iinsaanka ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuti 08.April 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dareerayaa doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi kadib dhawr Cisho oo Olole Xoogani uu ka socday Guud ahaan dalka Jabuuti. Doorashada waxaa ku tartamaya lix musharax, kuwaasi oo ku loolamaya inay ku guuleystaan kursiga madaxtooyada Djabuuti. Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka mida Musharaxiinta ku tartamaya […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Frankfurt 08.April 2016 (SDN/QJ):- “Waxaanu boobi doonaa dukaamada, hadday kelifto, Ilayn qaab kale oo ku badbaadno ma haynee,” ayuu yidhi Daahir Qorax, oday 76 jir ah oo ku nool magaalada Gaarisa, sidaa waxa lagu bilaabay warbixin xaaladaha abaaraha ba’an ee ka taagan deegaamada Galbeedka dalka uu ka qoray wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka shalay. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 08.April 2016 (SDN/QJ):-Ha’yadda xaquuqal Insaanka Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyey Xadhiga Wargeysada, ficilada iyo afduubka xukuumadda Somaliland ku hayso Wariyeyaasha ka hawl-gala gudaha dalka Somaliland, isla markaana waxay ugu baaqday dawladda Madaxweyne Siilaanyo inay dhawrto dastuurka iyo xeerarka caalamiga ah ee bini’aadam-nimada. Guddoomiye ku-xigeenka Xarunta Xuquuqal Iisaanka Somaliland Guuleed Axmed Jaamac oo shalay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa Digniin u diray Dirawallada Tagaasida yaryar ee Magaalada ka dhex shaqeeya, kuwaasi oo Dawladda Hoose sheegtay inay Istaan ka dhigteen meelo ka mid ah Waddada Wadnaha ee Caasimadda isla-markaana dhibaato ku hayaan isku socodka Gaadiidka kale ee jidkaa isticmaala. Maayar ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Maxamed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08.April 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada,Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka, Madax dhaqameedyo iyo madax kale ayaa ka qayb galay Kulan Taageero loogu Muujinayay Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Maxamud Warsame Jaamac.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »