Home » 3:39 am Entries posted on “April, 2016”

DHAGEYSO:- Mid ka mid ah Madax-dhaqmeedka PUNTLAND Oo Ku Baaqaya In Reer Koonfureedka laga saaro Deegaankooda

Gaalkacyo (QJ/SDN) – Yaasiin CabdiSamad oo ka tirsan Odoyaasha dhaqanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka sheegay in dadka reer Koonfureedka ahi dhibaato iyo qaraxyo ay ka gaystaan deegaanada Puntland, isla markaana ay tahay inay deegaanada Puntland sIda ugu dhakhsaha badan uga baxaan dadka reer koonfureed gaar ahaan gobollada Baay iyo Bakool dadka kasoo jeeda Hadalkan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Xukuumaddu Somaliland Oo Magaalada DILA U Balanqaaday Inay U Samayn Doonto Moos Ka Difaaca Biyaha Daadadka

Dila (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud iyo guriyayna Mudane Cali Mareexaan ayaa sheegay In ay magaalada DILA u sameyn doonaan Moos ka difaaca biyaha daadadka ah ee xiliyada roobka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dekedda Berbera

Berbera (QJ/SDN) – Madaxweyne-ku-xigeenk.Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil “Saylaci” ayaa waxa maanta soo kormeerey qaybaha kale duwan ee dekedda Berber. Waxa uu Saylici ku ammaanay Maareeyaha dekedda Berbera wax-qabad la taaban karo oo uu ka hir-geliyey guud ahaan dekedda Berbera, waxaana uu tilmaamay in uu si hagar la’aan ah uu uga shaqeeyey ballaadhinta, casriyeynta iyo weliba dib-u-habeynta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

TOOS U DAAWO: Tirinta Codadka Doorashadii Dalka Jabuuti Oo Bilaabmatay (LIVE)

Halkan Hoose Toos Uga Daawo Tirinta Codadka Doorashadii Dalka Jabuuti Oo Bilaabmatay (LIVE)

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Askari ka tirsan ciidanka booliska DILA oo badbaadiyey 7 qof oo daad qaaday

Hargeysa (QJ/SDN) – Askari ka tirsan ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la ogaaday inuu yahay geesi ka tirsan Qaranka, kadib markii uu 7 qof ka badbaadiyey daad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Dila ee Gobolka Awdal gelinkii dambe ee Arbacadii, kaasi oo galaaftay nolosha ugu yaraan 7 qof oo kale oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UK Aid Agencies Delegation arrives in Somaliland: Video

HARGEISA— A delegation organized by the Charity Forum in the UK arrives in Hargeisa today. Foreign affairs minister from Somaliland authority has greeted the delegation at Egal airport upon arrival. Among-st the organization that arrive in Somaliland are Muslim Hands, Islamic Relief, Human Appeal, African Relief Fund and Charity Right. Ms. Diana Abbott, the first […]

Posted in news in English | Read More »

Daawo:- Wefti Ka Socda Dalka Ingiriiska Oo Hargeysa Soo Gaadhay Kana Hadlay Ujeedka Socdaalkooda

Hargeysa (QJ/SDN) – Wefti ballaadhan oo ka kooban 17 xubnood ayaa maanta soo gaadhay caasimada Hargeysa iyagoo ka hadlay socdaalkooda, sheegayna in ay u socdaan u kuurgalka xaaladda abaareed ee Somaliland, sidoo kale waxa weftiga garoonka diyaarfadaha ee Cigaal kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- ‘’Somaliland iyo Shaydaan Land wax Allaaliyo wixii aanu Danahayaga ku gaadhayno anakaa ka tashanayna’’ Cali Khaliif Gallaydh

Buuhoodle (QJ/SDN – Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Prof.Cali Khaliif Gallaydh ayaa sheegay in uu cidii ay dantooda ka dhex arkaan ay wada hadal la furidoonaa, taas oo uu sheegay in xittaa haddii ay Somaliland noqoto ay la furi doonaa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxaadirada Jimcaha: ”Akhlaaqda oo Burburtaa Waxay Keentaa Burburka Ummadaha “ Sh.Mustafa Xaaji Ismaaciil

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay ”Akhlaaqda oo Burburtaa Waxay Keentaa Burburka Ummadaha “ waxaana innoo soo jeedin doonna fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Haaruun.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Tv-ga Aljazeera Oo Baahiyay Barnaamij 1998-kii Uu Somaliland Ka Diyaariyay, Oo Taariikh Iyo Dhacdooyin Badan Xambaarsan

Taariikhda Somaliland, dhibtii ka soo gaadhay, Midnimadii Somalia, halgankii dib u xoraynta, nabadayntii beelaha, Saami Qaybsigii iyo sidii ay mar kale Jamhuuriyada Somaliland lugaheeda isugu taagtay. Hargeysa (QJ/SDN) – Telefishanka dalka Qatar laga leeyahay ee Aljazeera, gaar ahaan laantiisa afka carabiga, ayaa dib mar kale u baahisay barnaamij ay 1998-kii, ka diyaariyeen, taariikhda Somaliland, dhibtii […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »