Home » 2:59 pm
Entries posted on “April, 2016”
Gaashaamo (QJ/SDN) – Ciidanka Itoobiya ayaa la sheegay inay shalay gelinkii dambe ka kaxaysteen Suldaanka Guud ee beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani iyo odayaal kale tuuladda Guba-daalaco oo qiyaas 17km ah dhanka koonfureed ka kulaalaysa xadka Somaliland iyo itoobiya, kana tirsan degmadda Gaashaamo ee gobolka Jarar ee kililka shanaad ee Itoobiya, halkaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sweden 10.April 2016 (SDN/QJ):-Pro Axmed Isamail Samatar ayaa Khudbad Dheer oo dhinacyo badan leh Waxa uu ka Jeediyay Shir ay dalka Sweden ku Yeesheen Jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Waddamada Yurub kaas oo ka Dhacay Aqalka Baarlamanka Sweden Waxa uu Prof Samatar Khudbadiisa diirada ku saaray habka aqoonsi raadinta Somaliland. Prof Axmed Ismaaciil Samatar Waxa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Weftigii Masaarida ahaa ee dhawaan yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay kaga hadleen socdaalkoodii Hargeysa iyo mawqifka dawladda Masar ay ka taagantahay midnimada wixii la isku odhan jiray Somaliya. Warsaxaafadeedka oo lagu baahiyay wakaaladda wararka ee dalka Masar, oo uu ku saxeexnaa ergaygii weftiga watay ee wasaaradda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hordhac Sanadkii 2001 markii dadwaynaha reer Somaliland afti ku ansixiyeen dastuur dhigaya mabaadida dimoqraadiyadda waxay Somaliland u dhaqdhaqaaqday sidii ay u yagleeli lahayd nidaam dawladeed ku sal leh dimoqraadiyad ay hogaanka siyaasadda u hayaan xisbiyo siyaasadeed (Jhazbhay, 2009). Ka hor aftida dastuurka, madaxda dalka waxa soo xulli jiray ergooyin qabiiladu soo dirteen oo shir wayne […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire, ayaa wuxuu ka jawaabay war uus halay wargeyska Afrika baahiyay, kaas oo nuxurkiisu ahaa in wasiirka dawladda Jarmalka ee horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Gerd Muller uu baajiyay safar uu ku iman lahaa Hargeysa, toddobaadkii tagay, ka dib markii uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10.April 2016 (SDN/QJ):- Labada Gudoomiye Ku Xigeen ee 2aad iyo 3aad ee Xisbiga Kulmiye Isla markaana ka Mid ahaa Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Xisbiga Kulmiye ayaa Gebi ahaanba laga qaaday Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Afhayneenka Xisbiga Kulmiye Xasan Gaafaadhi opo Nuqul ka mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi (QJ/SDN) – Sida ay sheegtay hayada carruurta ee Save the Children, carruur malaayiin ah oo ku dhaqan gobolka Geeska Afrika ayaa waxaa soo food saartay ama ay wajahayaan macaluul ba’an. Dalalka ay macaluushu haatan kajirto ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya iyo weliba Itoobiya. Ugu yaraan 6 milyan oo caruur ah ayaa lagu soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 10.April 2016 (SDN/QJ): – Cali Aadan oo ka mid ah dhalinyaradda ku nool Muqdisho oo walxaha qarxaa ka naafeeyeen indha iyo gacmaha, ayaa la soo baxay farsamo cajiib ah oo telefoonkiisa gacanta uu ku qora dabnihiisa fariimaha iyo garaacida dadka uu doonayo inuu marka la hadlo. Cali Aadan ayaa ah Aabo leh Afar carruura […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka fal celiyey qoraal ay Shalay soo Saareen Gudida Anshaxa ee Xisbiga Ucid isla markaana ay ku sheegeen inay ku anshax mariyeen Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad oo uu waayay Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Ucid. Qoraalka Cali ayaa u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 10.April 2016 (SDN/QJ): -Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo la hadlay wargeyska Ogaal shalay galab ayaa si wayn u beeniyay war lagu sheegay in laga soo xigtay isaga oo baraha bulshada ee internetka qaarkood la soo geliyay, una dhacayay in Dr Gaboose wax ka sheegay caafimaadka Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, kaasoo Digtoorku ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »