Home » 2:25 am Entries posted on “April, 2016”

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Cisbitaal Cusub oo Dhimirka ah oo laga Hirgaliyey Gebilay DAAWO

Gebilay, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo ay Weheliyaan Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Xadhiga ka Jaray Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Gebilay. Khudbada Wasiirka oo Dhamaystiran Halkan ka Daawo

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Buundo muhiimka ah oo ku taala jidka isku xidha wajaale iyo kalabaydh oo laba cisho go’an iyo dhibta haysta Gaadiidka Buundadaasi isticmaala

Wajaale, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Iyada oo hadda uun roobkii cirku Somaliland ka hooray ayaa waxa durba roob mahiigaan ah oo ka da’ay deegaamo ka tirsan Gobolka Gabiley iyo Awdal ay khasaare maal iyo mood lehba u gaysteen dadka Deegaanka,waxa sidoo kale Mudo laba cisho ahba go’an Buundo mihiim ah oo isku xidha Magaalooyinka Wajaale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Koonfur Afrika Iyo Nin Loo Tuhmay Inuu Soomaali yahay Oo Dilay Xaaskiisii & Carruurtiisii

Johannesburg 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Nin lagu sheegay inuu Soomaali yahay, ayaa lagu tuhmayaa in Xaaskiisii iyo Saddex Carruur ah oo ay u dhashay uu ku dilay Deegaanka Tsakane ee ku yaalla dulleedka magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Falkaan, ayaa la ogaaday kaddib markii Qoysaskii deriska la ahaa Qoyskan ay maalmo waayeen inay arkaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Musharxnimadeydu waa in Somalia lagu soo celiyo dowladnimo” Madaxweynihii Hore ee Puntland  DHAGEYSO

Garowe, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Madaxweynahii hore ee Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamad Farole oo wareysi gaar ah siiyey idaacada SBS laanteeda Af-Somaliga ee dalka Australia ayaa sheegey in nidaamka awood qaybsi ee 4.5 yahay mid ku salaysan kala qaybin iyo iska-hor-keenid shacabka Somaliyeed. Faroole ayaa ku tilmaamay nidaamka 4.5 mid xaq-darro ku ah shacabka, islamarkaana aan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Fariin Digniin ah u Diray Mudanayaasha Baarlamanka DHAGAYSO

Muqdisho, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiyaha baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya ayaa digniin ku aadan amniga u diray mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari, Afhayeenka mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa xusay munayaasha in laga doonayo inay lasocdaan xaalada amni ee ka jira dalka ayna feejignaadaan weeraro iyo qaraxyo lala eegto.   Jawaari oo lahadlayey Baarlamanka ayaa yiri, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Djibouti: Doorashada GEELLE guul Caleemo saar ah, mise go’aan xor ah?

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii afaraad loo doortay Madaxweynaha  Dalka Djibouti, doorashadii dhacday maalinkii jimcihii . waxay ahayd doorasho natiijaddeedu iska sii cadahay in Ismaaciil Cumar Geelle ku guulaysan doono, balse jileyaasha Xisbiyada ku loolamayay ayaa muujinayey inay guulaysan doonaan. Ra’iisul wasaare Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa Telefishanka Dawladda ka sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Deadly Ogaden floods soak Jigjiga

By Ahmed Abdi Jigjiga, Ogaden: Heavy rain and flash floods have killed at least 25 and left 84 others injured on Sunday, along the fafen river in the occupied nation’s capital of Jigjiga, local residents said. The residents said the extreme flooding caused the fafen river to burst its banks after midnight (2:00 AM) while […]

Posted in news in English | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Dalka Norway uu Shir uga Furmay iyo arrimaha lagaga wada hadlayo DAAWO

Oslo, 10 April, 2016-(SDN/QJ): – Laanta Xisbiga Kulmiye ee Dalka Norway ayaa Maanta Waxaa u furmay Shir Sannadeedkoodii Caadiga ahaa. Mas’uuliyiintii Shirkaas ka hadlay ayaa Sheegay in Ujeedada ugu Weyn ee Shirkan ay ku lafo gurayaan uu La Xidhiidho Sidii Xisbiga Kulmiye ugu Guulaysan lahaa Doorashada Madaxtinimo ee la filayo inay Somaliland ka Qabsoonto Sannadka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Shirka Wada Tashiga Qaran ee Hogaamiyeyaasha Dawlad Goboleedyada Somalia

Muqdisho, 10 April, 2016-(SDN/QJ): –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha ka jeediyay ayaa sheegay in shirkan looga hadli doono ajendayaal ay ka mid yihiin dhaqan-gelinta nidaamka doorasho ee lagu heshiiyay, in laga munaaqishoodo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SAWIRRO: Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Filim ku saabsan qaabkii uu u dhacay Weerarkii Ceel Cadde

Muqdisho (QJ/SDN) – Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Filim Muuqaal ah oo ku saabsan weerarkii ay ku qaadeen Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo, gaar ahaan xero ay Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaankaasi. Filimka oo soconaya 48-daqiiqo ayaa waxaa loogu magac daray “Duullaanka Sheekh Abuu Yaxye Al-liibi”Filimkan ayaana lagu soo bandhigay qaabkii uu ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »