Home » 3:33 am
Entries posted on “April, 2016”
Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Af-hayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa hadal kooxeed ku tilmaamay go’aan ka soo baxay Guddida fulinta xisbigaas oo lagu sheegay in xilkii iyo xubinimadii KULMIYE-ba laga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenadii 2-aad iyo 3-aad Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo iyo Cabdiraxmaan Talyanle. Afhayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sharaxaad […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa iska difaacay eedamo xubno ka mid ah masuuliyiin ka tirsan xisbiga UCID ku xidhiidhiyeen khilaafka xisbigooda kala qaybiyey. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Hargeysa waxa uu sheegay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
“Cidda iclaamisay Dagaalka Waxaanu Aragnaa Cid Fidmo Ugu Yeedhaysa Deegaan Aanay Masuul Ka Ahayn Ee Hala Tago Dagaalka (Cali Khaliif) Goobta…” Korneyl Afweyne Buuhoodle, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Hoggaamiyaha Kooxda Nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Shir-jaraa’id oo uu Doraad ku qabtay Magaalada Buuhoodle ku iclaamiyey Dagaal ka dhan ah […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Tallaabo Ciidammada Ammaanku laba Toddobaad ka hor Magaalada Hargeysa kaga ururriyeen Sameecado waaweyn oo ku xidhnaa meelo ka mid ah Badhtamaha Suuqa Hargeysa isla-markaana lagu baahin jiray Muxaadarooyin Diiniya, kuwaasi oo Dad badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Qaar ka Mid ah Dugsiyada Waxbarasho ee ka Jira Caasimada Somaliland ee Haragysa ayaa jawaab ka bixiyey dalab uu dhawaan u Gudbiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” oo ka Codsaday in Bah’da Waxbarasho ee Dalku ay Kaalintooda ka qaataan Gurmadka dhaqaalaha loogu talo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Gudida Gurmadka abaaraha ee Gobolka Saaxil ayaa Deeq Mucaawimo ah ka Gudoomay Shaqaale weynaha Dawlada Hoose ee Berbera,Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaaladaasi iyo qaar ka Mid ah Kalluumaystada Gobolka Saaxil.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhiga,Warfaafinta, Wershadaha,Kalluumaysiga Iyo Xubno kale oo ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa ka qayb galay Xaflad uu Xilka kula Wareegayay Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Taliyaha Ciidamadda Booliska Ee Somaliland sareeyo Guuto C/laahi Fadal Iimaan Oo Uu weheliyo af-hayeenka Ciidamadda Booliska ayaa soo Bandhigay Faldanbiyeedyo Ka Dhacay Goboladda Iyo qaar Kamida Degmooyinka Dalka.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey. Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka. Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65 […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Dablay hubaysan ayaa habeen Hore fiidkii toogasho ku dishay Alle Ha unaxariistee Cabdi Daahir (Muslim) oo ka mid ahaa ganacsatada reer Somaliland,waxaana galinkii dambe Marxuunka lagu Aasay Magaalada Hargeysa,iyadoo nin ka mid dablaydii Marxuumka dishay lagu hayo Xarunta Baadhista Dambiyadda ee C.I.D-da Hargeysa. Warar Madax Banaan oo xalay Wargeyska Foore […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »