Home » 3:55 am
Entries posted on “April, 2016”
Sweden, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Cabdi Good Abees oo Ku soo Caan baxay Barnaamijka Isir raaca af Somaliga ayaa ka hadlay Sad bursi ka Taagan Somaliland,Xuska Munaasibada 18 May iyo Qodobo kale. Hadalkan Cabdi Good Waxa uu ka Jeediyey Shirka Dalada Guud ee Jaaliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub oo ka dhacay dalka Sweden.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood , 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Xili ay Deegaamada Gobolka Sool ka Jirtay Xaalad Biyo la’aaneed oo ka dhalatay abaarta baahsan ee dalka ka taagan ayaa Wararka ka imanayaa Waxay sheegayaan in Jiido badan oo Gobolkaasi ah ay raxmaadka eebbe ka da’een.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 12 April, 2016-(SDN/QJ): –Xubno ka Mid ah Gudidda Heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Kormeer ku Saabsan Xaalada abaaraha Waxay ugu Kicitimeen Gobolka Togdheer,Iyagoo ugu Baaqay Xisbiyada Mucaaridku inaanay Siyaasadayn Hawlgalka qaran ee Gurmadka abaaraha.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Xaafadaha kala duwan ee ay ka Kooban tahay Degmada Gacan Libaax ee Caasimada Hargaysa ayaa Qaadhaan raashin ah oo ay kaga qayb qaadanayaan Gurmadka abaaraha waxay maanta ku wareejiyeen Maayarka Caasimada Hargaysa. Dhinaca Kale Gudidda Heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Taakulo Lacageed ka Gudoomay Jaamacada Hargaysa oo ay kaga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bristol, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Magaalada Bristol ee dalka Britian waxaa ka dhacay kulan ballaadhan oo looga hadlayey dhalinyarada u dagaalka taga dalalka Suuriya, Ciraaq iyo meelaha kale iyo sida looga hortegi karo. Kulankan waxaa ka qayb galay qaybo ka mida bulshada Soomaaliyeed, Laamaha Ammaanka iyo Ciidamada Booliska, iyo ururada bulshada Rayidka ah. Bulshada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan iyo taliska ciidanka booliska gobolka Awdal,ayaa kala wareegay Maamulka Gobolka Sici ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, koox shufto ah oo gaadhi Xamuul ah ka dhacay gudaha Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal iyo gaadhiga ay dheceen iyo saddex qof oo ay ku kaxaysteen. Dhacdadan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera , 12 April, 2016-(SDN/QJ): –Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Munaasibad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay Arday ka qallin jebisay Faraca Jaamacada Golis ee Magaalada Berbera. Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada madaxwaynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa tilmaamay waxtarka tacliintu […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa jawaab adag ka bixisay qoraal Wasaarada Arrimaha Dibedda Masar ka soo saartay booqadho wefti ka socday dhowaan ku yimaadeen caasimada Hargeysa, laguna deedefeeyey mowqifkii shacabka Somaliland ugu codeeyeen la soo noqoshada madaxbanaanida dalkooda. Warsaxaafadeed lagu baahiyey barta wasaarada Arrimaha Dibedda Masar, kuna saxeexnaa Mr. Maxamed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Borama, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Roob Habeen hore ka da’ay Magaalada Boorama, ayaa waxa ka dhashay khasaare Dhaawac ah, ka dib markii Lamaane is-qaba uu ku dumay Deyr Weyn oo Aqal Soomaali uga garab dhisnaa. Roobkan oo Da’ayey Muddo Hal Saac ah, ayaa Deyrka uu dumiyey waxa uu baa’biiyey Aqal-Soomaali ay ku jireen Hooyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 11.April 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay dablay huubaysani ay dileen nin lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Axmed (Carabeey) oo hore uga tirsanaa ururka al Shabaab ee ka dagaalama meelo ka mid ah Soomaaliya. Dablay hubaysan ayaa dhowr xabo oo rasaas ah kaga dhufatay madaxa xilli uu sii galayey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »