Home » 10:22 pm
Entries posted on “April, 2016”
Hargeysa, 12, 4, 2016 (QJ/SDN) – Qaar kamid ah Madax dhaqameedka Beesha Degta Koonfurta , Bariga Iyo Badhtamaha Hargaysa (Ciidagale) ayaa si adag uga hor yimid Hindise la sheegay in uu Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Warancade ku rabo in Deeggaameen Cusub ku sameeyao Xawaalka Waran Cade oo ah meel ka tirsan degmada Sallaxley . […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 12,4,2016 (QJ/SDN) – Waxaa goor-dhow lasoo gaba-gabeeyay shirkii madasha wada-tashiga doorashooyinka dalka ee Muqdisho ka socday saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, kaasoo u dhexeeyay madaxda DFS iyo kuwa maamul-gobooleedyada dalka. Haddaba, AKHRISO War-murtiyeedkii laga soo saaray Madashii Doorashooyinka:
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 12,4,2016 (QJ/SDN) – Dawlada Somaliya ayaa bilaabaysa inay qaadka ka joojiso dalka waxaanay haatan qaaday talaabo joojin karta qaadka taas oo ah in cashuurta lagu kordhiyay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe, 12,4,2016 (QJ/SDN) – Maamulka Puntland ee Soomaaliyeed ayaa mamnuucday Itoobiyaanka maacuunta ku wareejiya xaafadaha magaalooyinka Puntland kuwaasoo ay Soomaalidu u taqaano Badal-badal. Wasiirka Amniga Cabdi Xisri Cali (Qarjab) oo ayaa la waydiiayy siday ula socdaan dhaq-dhaqaaqa Badal badalka Itoobiyaanka ee ku dhex wareega xaafadaha magaalooyinka waa weyn, wuxuu sheegay inay la socdaan dhammaan socodkooda. […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 12, 4, 2016 (GM) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa warbixin diirada lagu saarayo taariikhda facaweyn ee xisbul xaakimka KULMIYE.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 12, 4, 2016 (QJ/SDN) – Wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee maalgeliya doorashooyinka iyo diiwaangelinta Somaliland, ayaa aad uga walaacsan dib u dhac ku yimaada doorashooyinka Somaliland ee la qoondeeyay 2017, taas oo sabab u noqonaysa muddo kordhin mar labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 12,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa darajooyin ku taxay Askari todobaadkii hore daadad iyo fatahaado naftiisa ugu halligay muwaadiniin reer Somaliland oo uu daad ku qaaday degmada Dila, isagoona askarigaasi ku guulaystay in uu bad-baadiyay muwaadiniintaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 12, 4, 2016 (QJ/SDN – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa digreeto uu soo saaray wuxuu ku amray in la joojiyo kharashaadka ku jira miisaaniyada qaybo ka mid ah, isagoo hakinta kharashaadka ku sheegay inay sababtay abaarta dalka ka dhacday. Digreetada Madaxweyne Siilaanyo oo aan saxaafada loo baahin, wuxuu ku socodsiiyay wasiirkiisa maaliyadda Samsam Cabdi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,12,4,2016 (QJ/SDN) – Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si adag u naqdiyay guddiga ictiraaf raadinta iyo weliba sida fudud ee loogu daray magaciisa. Prof Samatar, oo hadal ka jeediyay kulan ay jaaliyada Yurub ee Somaliland ku qabsadeen dalka Sweden, wuxuu ku sheegay in isagoon ogayn, cidna aanay la soo xidhiidhin uu ka war helay guddiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 12,4,2016 (QJ/SDN) – Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Somaliland Eng: Maxamed Cilmi Xuseen, ayaa digniin u diray Bulshada reer Somaliland, waxaanu uga digay inay dhirta jaraan, isaga oo sheegay in cidii dhirta jarta sharciga la tiigsanayaan, waxaanu tilmaamay inay xidheen ciddii jartay geed ku yaalay badhtamaha Magaalada Hargeysa, isla markaana ay Maxkamada soo saari doonaan. Agaasimaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »