Home » 3:53 pm Entries posted on “April, 2016”

Berbera Is The Home Of Most Civilized People In Somaliland – Kulmiye’s Presidential Candidate

You, as educators, should demonstrate critical researches, with more accurate data, that shows the main road to tackling prolonged droughts that has stricken and has battered to our nation as a whole.” The chairman of Kulmiye as well as Kulmiye presidential candidate Mr Muse Bihi Abdi was among the guest of honor at a graduation […]

Posted in news in English | Read More »

SAWIRRO:Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku heshiiyay dhismaha guddi Iskaashi

Khartoum, 14, 4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynayaasha Somalia, Xasan Sheekh iyo Suudaan, Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir, ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Wadanka Suudaan ee Khartuum; halkaasoo madaxweynaha Somalia uu booqasho rasmi ah ku joogo. Hoggaamiyeyaashan ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xidhiidhka labada dal, iyagoo ku heshiiyay dhismaha guddi heer wasiir ah oo ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Awdal: Arday Baddu Liqday iyo Hal Ruux Oo Daadad Qaateen

Lug-haya, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Sadex arday oo ka tagay dugsi ku yaala Magaalada Fadhi Xun oo ka tirsan gobolka Awdal gaar ahaana hoos timaada Degmada Lughaya, Ardaydaasi oo ay wadeen Macalimiintooda oo u dabaal geeyey Badda Degmada Lughaya ayaa dhintey ka dib markii ay liqday Badda Lughaya oo ay ku dabaalanayeen. Sadexda arday ayaa iyagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baarlamaanka Jermalka oo Ansixiyay in Hawlo Militari ay Ciidamada Dalkaasi Kabilaabaan Soomaaliya iyo Mali

Brusseles, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Sida lagu daabacay barta internetka ee wararka ee Sputnik shalay, baarlamaanka Jermalka ayaa ansixiyay qorshe ay hawlo militari uga bilaabayaan ciidamada militariga ee dalkaasi Soomaaliya iyo Mali.  Gaar ahaan ciidamadaa ayaa waxay hawlo militari ka bilaabayaan Mali iyo xeebaha Soomaaliya sida uu sheegay afhayeenka dawlada Jermalka Arbacadii shalay ahayd. Ciidamada Jermalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Xisbiga WADDANI Oo Soomaaliya U Jawaabay, Kana Hadlay Go’aammadii Shirkii Muqdisho

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha ku xigeenka xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay in aanay Soomaaliland qayb ka ahan soomaaliya, isla markaana ay tahay in Soomaaliya ay Somaliland kaga dayato dimuqraadiyada iyo horumarka ka socda, isagoo ka jawaabaya go’aammaddii kasoo baxay shirkii wada-tashiga ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Dhimista Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyey Miisaaniyadda

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN)) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ahna Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay in Miisaaniyadda Qaranka ee ay ansixiyeen Golaha Wakiiladu uu madaxweynuhu Siilaanyo Digreeto Madaxweyne ku dhimo isaga oo aan soo marin Golaha Wakiilada. Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Wargeyska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Ugu Yaraan Afar Wasaaraddood Oo Maanta U Jawaabay Soomaaliya

Hargeysa, 13,4,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeesatey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Go’aammada shirkaasi kasoo baxay ayay dowladda Somaliland sida fiinta uga qaylisay, iyadoo ugu yaraan afar wasaaraddood […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddida Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyay diiwaangalintii Gobalka Saaxil ka socotay mudo 28 maalmood ah

Berbera April 13,2016(SDN/QJ)-Xubno ka socday guddida komishanka qaranka oo ay horkacayaan Gudoomiyaha KDQ Eng. Abdiqaadir iimaan, komishaneer cabdiraxman Cismaan Sagal iyo komishaneer Kaltuun Sh. Xasan oo ay wehelinayaan xubnaha komishanka qaranka ee heer gobal ayaa manta oo bishu tahy 09/04/2016 xaflad lagu qabtay Jaamacada Bada ee Berbera ku soo afmeeray diiwaangalintii codbixiyaha gobalka Saaxil ka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Abdi Warsame Oo Dhaqaale u Qoondeeyey Xanuunka Autism Ee Somaalida Saamaynta ku leh

Minneapolis April 13,2016(SDN/QJ)- Gudoomiyaha degmada 6-aad ee magaalada Minneapolis, mudane Abdi Warsame ayaa maalgeliyey mashruucyo wacyi-galin ah looguna talagalay xanuunka Autismka ee faraha ba’an ku haya caruurta Soomaaliyeed. Xafiiska Degmada 6-aad ee Minneapolis ayaa taageero siin doona Hay’ada (Somali Autims Parent Network). Wuxuu kale oo gudoomiyuhu maal-galin doona barnaamijyo kale oo wacyi-galin ah lana xiriirta […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Allaylehe, Waa Lakala Soocmay!

Saddex iyo afar iyo shan toonna maaha. Degaan iyo 4.5-na, waa ii dameer iyo labadii daan oo aniga shaqadayda maaha. Labaase loo kala baxay. Labo! Waxaa marar badan laynoo soo sawiraa magaalooyin Soomaaliyeed ooy ka muuqdaan daara dhaadheer oo qurxoon iyo ifayaal midabyale ood hebeenkii ku indha sarcaadeysid. Maalqabeennaa soo baxay malaayiin doolar jirjirka ula […]

Posted in Features | Read More »