Home » 12:45 pm Entries posted on “April, 2016”

Muxaadirada Jimcaha: ‘’Usamo falka Waalidka’’ Sheekh Muxammad Ibraahim Kenyaawi

Hargeysa, 15,4,2016 (QJ/SDN – Waxaad halkan ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay ‘’U Samo falka waalidka’’ waxaana innoo so jeedin doona fadiilatu Sheekh Muxammad Ibraahim Kenyaawi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaadhay Itoobiya oo uu uga Qayb-galayo Shirka Amniga Afrika

Addis-ababa, 15,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Waddanka Itoobiya, isagoo uga gudni doona degmada Baxar-daar oo uu uga qayb-gelayo doona shirkii shanaad ee madasha Amniga Qaaradda Afrika oo berri furmaya. Shirkaan, ayaa looga hadli doonaa kaalinta Qaaradda Afrika ee Amniga Dunida iyo Hawl-gallada Ciidamada Nabad-ilaalinta ah. Waxaana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Dhoofay Maanta Itoobiya

Garowe, 15,4,2016 (QJ/SDN) – Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali [Gaas] ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethiopia, halkaas oo ay uga qayb-galayo shirar Canacasiga iyo Amniga Afrika la xiriira. C/weli Gaas iyo wafdigiisa ayaa waxaa sii sagootiyiay ku-xigeenkiisa C/xakiin Xaaji Camey, Guddoomiyaha Baarlmaanka, Axmed Cali Xaashi iyo xubno ka tirsan maamulka Puntland. Sidoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Halkan ka daawoo Tariikhda Taxanaha ee Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo

London15April16(SDN/QJ)Halkan ka daawoo Tariikhda Taxanaha ee Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo daawaasho wacan  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa

London15April16(SDN/QJ) Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee  waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa Maxamed Yusuf casha sharaftan oo ka soo qayb galeen waxgaradka iyo ururada bulshada ee reer somaliland ee ku dhaqan Uk . soo dhawayntan oo ka dhacday galbeedka london ayaa waxa Maamulaha Madarka hargaysa uu uga war […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddida Abaaraha ee Gabiley Ayaa Deeq Raashiina Gaadhsiiyey Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen Ee Deegaanada Hoos imaada Gabiley

Hargaysa15April16(SDN/QJ)Guddida Abaaraha ee Gabiley Ayaa Deeq Raashiina Gaadhsiiyey Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen Ee Deegaanada Hoos imaada Gabiley  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Masar Oo Ka Hadlay Tahriibayaal Bada Ku Dhintay

Qahira April 14,2016(SDN/QJ)-Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar ayaa ka waramay dad tahriibeyaal ah oo baddaha dalkaas ku dhintay. Soomaalida tahriibeysa ee sii marta dalkaas ayaa laga soo sheegayay hadalo naxdin leh todobaadyadii ina dhaafay. Halkan hoose ka daawo warkaasi

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beelo Qaadacay Shirka Jawhar

Jowhar April 14,2016(SDN/QJ)-Qaar ka mida beelaha degaanka Jowhar ee dalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay qaadaceen shir uga socda magaalada Jowhar beelo, shirka oo looga rinsanayo arimaha degaankaa ayaa in dhawaalaba magaaladaa ka socday. halkan hoose ka daawo oo ka bogo qaadacada madax-dhaqameedka Jowhar ee shirka

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Solja Oo Sheegay Inay Gudbinayaan Dacwad Ka Dhan Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa April 14,2016(SDN/QJ)-Ururka suxuufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa shaaciyay in ay wasiirka wasaarada arrimaha guddaha ee Somaliland Md Cali Warancade ay ku soo oogayaan dacwad. warkaa oo faahfaahsana halkan hoose uga bogo

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maqaal uu qoray Madaxwayne Rajab Tayib Erdogan ee Shirka Dawladaha Islaamka

Shirka dawladaha Islaamka ee dunida oo soconaya 13-14 April 2016 oo ka bilaabmay Dalka Turkiga, Gaar ahaan Magaalada Istanbul, halku dhigiisuna yahay “Wada jir iyo Wada Tashi si loo Gaadho Cadaalad iyo Nabad Gelyo”. Ayaa madaxwayne Rajab Tayib Erdogan qoray maqaal gaar ah oo uu kaga faaloonayo himilooyinka ummadaha islaamka ah iyo dhibaatada haysata iyo […]

Posted in Features | Read More »