Home » 9:06 pm
Entries posted on “April, 2016”
MADINAH — Sheikh Dr. Muhammad Ayoub, former imam of the Prophet’s Mosque in Madinah, died at dawn Saturday at the age of 65. Funeral prayer for his soul was performed today at the Prophet’s Mosque after mid-day (Dhuhr) prayer and he was buried in Baqee’ Al-Gharqad Graveyard. The late Sheikh Ayoub was born in Makkah […]
Posted in news in English | Read More »
Madiina, 16,4,2016 (QJ/SDN) – Alle Naxariistii janno haka waraabiyee Waxaa Maanta Geeriyooday Imaamkii Waynaa Ee tukin Jiray Masjidkii Rasuulkeenii Subanaa (N N K H) Sh.Maxamed Ayuubi Oo Ka Mid Ahaa Xufaada Luugu Jecleyahay Magaalada Madiina iyo caalamka islaamkaba . Quluubta Dadka Muslimka ah ayaa ah mid aan ilaawi doonin Codkii macaanka Badnaa Ee U Ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.rashiid Xasan Mataan ayaa daboolka ka qaaday inuu u Tartamayo Jagada Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani),ayaa madaxda Soomaaliya u caddeeyay in qaddiyada Somaliland aanay ahayn mid laga gorgortami karo, isagoo ugu baaqay madaxda inay laabta ka jaraan Somaliland oo ah dal rubuc qarni ka hor ka tashaday Midowgii aan sharciyadda ku dhisnayn ee ay Somaliland la gashay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirrada Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Xannaanada Xoolaha Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa Booqday Abwaan Ismaaciil Xaaji Cabdi (Basbaas) oo Hargeysa ku xanuunsanaya.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta ka dareeray fadhigii lagu ansixin lahaa mooshin sharci oo madaxtooyadu golaha u soo gudbisay kaasoo saamaxaya in diiwaangalinta codbixiyeeyaasha la dhameystiri karo 6-da bilood ee doorashada ka horaysa gudahood halka markii hore ay aheyd in diiwaan galintaasi la hirgaliyo 6 bilood doorashada ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cimi Rooble oo eedayntii u kululayd hawada u mariyey xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo oo uu ku sifeeyey maamul ay ka buuxaan masuuliyiin wada khaayanul-wadaniyiin ahi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” iyo Madax sare oo ka tirsan Hay’ada Wadooyinka ayaa Maanta Kormeer ku soo maray Biriijka Weyn ee Caasimada.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- “Toddobaadkii hore waxa aan joogay Somaliland, oo ku taalla geeska Afrika, halkaas oo ay ka jirtay abaar aad u ba’an oo khatar ugu jirta in ay macaluul sababto” Ereyadaas bani’aadamnimo waxa ku bilowday maqaal ay xildhibaan Diana Abbott ka qortay saamaynta xun ee ay abaaruhu u yeesheen Somaliland. Xildhibaan Diana Abbott […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax) oo waraysi gaar ah siiyey wargeyskan Geeska Afrika ayaa si adag u difaacay wareegtadii uu Madaxweyne Siilaanyo ka soo saaray dhimista kharashka ku jiray Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadkan 2016ka. Afhayeenu waxa uu diiday in go’aankani ahaa mid lagu degdegay, isaga oo sharraxay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »