Home » 2:57 am
Entries posted on “April, 2016”
Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabd-Qeys) oo kamid ah rukummada Foollaadka u ah fanka bulshada Soomaalida ayaa markii u horeysay laga waraystay arrimo la xidhiidha dareenkiisa ku wajahan dib ula soo noqoshada madax banaannida dalkan Jamhuuriyadda Somaliland iyo sida uu u arko hoggaaminta madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay in uu ku bogaadinayo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Hay’ada Cunnada aduunka FAO ayaa sheegtay in ay caawinayso 6000 (Lixdan kun ) qoys oo ay xoolihii iyo beerihii kaga dhamaadeen abaaraha iyo roobabka ka jiray Gobolo ka mida Somaliland. Hay’adu waxaa kale ee ay sheegtay in ay xoolo siinayaa dadkaasi xoolahooda ku waayay abaartii dalka ka jirtay, waxaa kale […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Balli-Gubadle 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wafi balaadhan oo ka socda Xukuumada Somaliland ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyey magaalada Bali-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd Masuuliyiintan ayaa iskugu jirey Wasiiro Wasiir ku xigeeno iyo masuuliyiin kale . Waftigan ayaaa magaalada Bali-gubadle soo gaadhsiiyey Baabuur Ambalance ah iyo Deeq Dawo ah Waftigan ayaa intii ayna soo gaadhin magaalada Bali-gubadle […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha guurtida JSL ayaa waxay dood ka yeesheen sidii loo ilaalin lahaa loona daryeeli lahaa deegaanka dalka.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland ayaa heegan galisay haayada wadooyinka Somaliland kadib markii roobabka Gu’gu ay dhibaatooyin u gaysteen Wadooyinka. Wadooyinka qaar ayaa waxaa jaray daadadka kasoo rogmada biyaha roobka gu’ga oo maalmihii dambe aad uga da’ayay Somaliland waxaana uu waxyeelo soo gaadhsiiyay wadooyinka isku xidha Gabiley iyo Wajaale, Beebkii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere) oo dorraad Kulan kula Qaatay Magaalada Burco Masuuliyiinta Wasaaradda Waxabarshada Ee Gobolka Togdheer Iyo Dawlada Hoose Ee Degmada Burco ayaa waxa uu Daaha Ka Fayday Inuu Dagaal Adag Kula Jiro Jamacadaha Dalka oo uu Ku Tilmaamay In Waxabarshadoodu aad u liidato […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):-Roobab Aad u culus ayaa maalmihii u dambeeyay ka da’ayay Guud ahaan Somaliland gaar ahaan Gobolka Gabiley,waxaanay roobabkaasi daadadkii ay soo rogeen Reer Gabiley u gaysteen khasaare aad u culus,iyadoo Shalay Galinkii hore Cisbitaalka Magaalada Gabiley la keenay meydka Wiil Qaan-gaadh ah oo laga soo helay Meel cidlo ah oo daadkii Roobkii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Xubno oo ka tirsan Suxufiyiinta Dalka sudan oo booqday Biyo xidheenka cusub ee Dalka itoobiya ayaa sheegay in booqashadoodu kaalin ka qaadatay sidii ay u fahmi lahaayeen xaalada waaqiciga ah ee biyo xidheenkaasi. Ka dib markii ay suxufiyiintaasi indho-indheeyeen mashruucaas balaadhan ayaa waraysi ay siiyeen wakaalada wararka Itoobiya ee ENA […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nigeria 17.April 2016 (SDN/QJ):-Dalka Nigeria oo rajaynaya in dakhliga uga soo xerooda wax soo saarka aan shidaalka ahayn uu labanlaabmo sanadkan ayaa wadankan oo soo saara shidaalka ugu badan ee Qaaradda afrika waxa uu doonayaa in faa;iidadaasi kaabis dhaqaale uga noqoto cadaadiskii kaga imanayey qiimo dhaca shidaalka ee suuqyada caalamiga ah. Madaxweyne Muhammadu Buhari ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Bankiga Adduunka ayaa hoos u dhigay kobocii dhaqaale ee sanadkan 2016 laga filayey dalalka saxaaraha ka hooseeya ee Qaaradda Afrika , isagoo Bankigu hadda saadaaliyey in kobocu ku ekaan doono 3.3%, halkii bishii Oktober 2015 la sii saadaaliyey in dhaqaalaha qaaradda afrika uu sanadka 2016 samayn doono korodh 4.4% ah. Isbedelkan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »