Home » 12:02 pm
Entries posted on “April, 2016”
Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Musharax Maxamed Xasan Xaashi [Finad] oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada Aqalka barlamaanka Somaliland ayaa sheegay in mashruuca banka qool-caday cidda kaliya ee wax laga waydiinayaa ay tahay dadka deegaanka ee halkaasi ku dhaqan, isagoona sheegay in haddii xukuumadda Somaliland ay wax u qabanayso dadkaasi ay u baahanyihiin in […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Xafiiska Xeer Ilaalinta, ayaa soo oogay dacwad ay madaxtooyadu dhibane ka tahay, halka eedaysanuhuna ka yahay Wargeyska Ogaal, isla markaana waxay xeer ilaalintu dalbatay mudaynta dhegaysiga dacwaddaa. Sidaana waxa lagu caddeeyay xaashida eedda ee Xeer Ilaalintu ku soo oogtay wargeyska oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta. Dacwadan oo ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo dacwadaha ciqaabta ah ee yaala maxkamadaha iyo xadhiga wariyeyaasha Somaliland lagula kacay. war-saxaafadeedkan oo dhameystiran ayaa waxa uu dhignaa sidan:- “SOLJA waxa uu u arkaa Dacwadaha ka dhanka ah hay’addaha warbaahinta iyo Suxufiyiinta Somaliland […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gabiley, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Waxaa Magaalada Gebilay Shir laba Geesood ahi uga Furmay Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya,kaas oo lagaga arrinsanayo sii Xoojinta Xidhiidhka labada dal.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle ayaa Deeq raashin ah oo qayb ka ah Gurmadka abaaraha waxa uu gaadhsiiyey deegaano ka tirsan Gobolkaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 19 April, 2016-(SDN/QJ): – Golaha Wakiilada ee Somaliland, ayaa wax ka bedel ku sameeyay qodob ka mid ah xeerka doorashooyinka Somaliland ee 2017-ka ka dhici doonta dalka. Xeerka wax laga beddalay ayaa ah in Guddiga Doorashadu ay soo saaraan liiska Kama Dambeysta ee cod-bixiyeyaasha lix bilood ka hor xilliga doorashadu dhacayso, waxaana lagu beddelay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.April 2016 (SDN/QJ): – Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in Baanka Dhexe ee Somaliland ku fashilmay in uu ahaado sidii looga baahnaa baan dalkani yeesho iyaga oo masuuliyiinta Baanka ugu baaqay in ay xilka isaga tagaan xukuumadduna wax ka qabato arrinka Baanka ama albaabada u laabto. Iyada oo ay xildhibaanadaasi dhaliilayaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,19,April,2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa munaasabad soo dhaweyn ah magaalada Hargeysa ugu sameeyey tageerayaal tiro badan oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI,kuwaas oo ay kamid ahayeen Siyaasiyiin, Haween ,dhalinyaro, wax-garad, aqoonyahan iyo madax-dhaqameedyo kala duwan oo ka soo jeeda Gobolada Buuhoodle , Sool, Xaysimo iyo Sanaag. Munaasabadan soo dhaweynta oo ahayd mid aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 19.April 2016 (SDN/QJ): – Dowladda Somalia, ayaa ka hadashay Geerida ugu yaraan 200 oo Dhallinyaro Soomaali ah oo ay Dooni kula degtay badda Mediterranean-ka, kuwaas oo ka Ambabaxay dalka Masar kuna socday dalka Talyaaniga. Tahriibayaashan Soomaalidaayaa waxay ka mid ahaayeen illaa 400 oo qof oo ay dooni ka qaaday xeebaha Waddanka Masar kuna socday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxay ahayd goor fiidnimo ah, inta qof ee isweydaarnaysay waxay marag u ahaayeen in goobta uu ka socday olole xooggan oo qasdigiisa laga midaysnaa. Haddii cabbaar la sugayay, ayuu meel halkeer ah ka soo muuqday. Shaadh midabkiisu buluug yahay oo inta badan caado u ahaa in uu xidho iyo macawis, ayuu gashanaa. Wallow uu u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »