Home » 11:01 am Entries posted on “April, 2016”

Eng Maxamed Xaashi oo ka Hadlay Wada hadalada Turkiga,Dhimista Miisaaniyada, Iyo kala Mudnaanta 18 May iyo 26 June

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin Digreetadii uu Madaxweynuhu dhawaan ku soo saaray dhimista Misaaniyadda Qaranka ee Sannadkan 2016, wada hadallada la sheegay in ay Turkiga uga bilowdeen Somaliland iyo Soomaaliya, lacagta laga jaro mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Diiwaan-gelintii Codbixiyeyaasha Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Horay Loo Soo Dhigay iyo inta Goobood ee ay ka bilaabmi doonto

Hargeysa, 20, 4,2016 (QJ/SDN) – Diiwaangelintii codbixiyayaasha ee gobolladii hadhsanaa kuwaasi oo muddo bil ah dib loo dhigay xaaladd abaareed oo dalka lasoo deristay awgeed ayaa la filayaa in ay dhawaan dib u bilaabmato, iyadoo laga soo horumarin doono xilligii markii hore loo qoondeeyay. Diiwaangelinta gobolka Maroodi-jeex ayaa la sheegayaa in ay bilaabmi doonto 30 […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe oo kulan la qatay Xubno Culus oo ku soo biray Xisbiga UCid kana soo jeeda Deeganada Gobolka Cayn,Togdheer,Saaxil , Sanaag ,una muujiyey Tageeristooda

London20April16(SDN/Qj)waxa kulan ku dhexmaray Maagalada London kulan balaran iyo casho sharaf isagu jira oo xubno Culus oo ku soo biray xisbiga Ucid kulankan waxa ka soo qayb galay   Madaxda Sare ee Xisbiga ee heer qaran iyo Xubnaha Uk , kulanka oo ay soo qaban qabiyeen Tageerayasha Gobolada Cayn iyo Togdheer ,Saaxil ,Sanaag ayaa waxay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Documentari Murugo badan Muuqaalo Tahriibayaashiii 400 soomaalida ahaa oo laga sameeyay Xilligii ay Baxayeen iyo dhamaadkoodii

Halkan Hoose ka daawo Barnaamijkaasi oo dhameystiran

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Dalka Masar Oo Weli Ku Adkaysanaya In Ay U Tahriibaan Qaaradda Yurub

Qaahira, 20,4,2016 (QJ/SDN) – Soomaalida tahriibka u joogta dalka Masar gaar ahaan magaalada Qaahira kuwaasi oo hadda u diyaarsan in ay u baxaan dhanka qaaradda Yurub gaar ahaan dalka Talyaaniga ayaa weli ku adkaysanaya in ay ka gudbi doonaan biyaha badda Midhatareeniyaanka ee u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar halkaasi oo todobaadkan ay ka dhacday musiibo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Guddida Qaran ee Qaban Qaabada Dabaaldagga 18-MAY Oo Ku Dhawaaqay Halku Dhegga sanadkan loo asteeyay

Hargeysa, 20,4,2016 (QJ/SDN) – Guddidada qaban-qaabada maalinta 18-May ayaa ku dhawaaqay Halku dhegga sanadkan, iyagoona sheegay in sanadkan muwaadiniinta Somaliland oo dhan laga qaadi doono saxeex ictiraaf raadin ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maydka tiro Beelay,Badweyntu Tufayso,Wedkaa jidka taagan,Ku Taamilo Qaado DAAWO

Hargeysa 19,April,2016 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa maanso baroordiiq ah ka tiriyay Dhalinyartii ku dhimatay Bada u dhaxay Talyaaniga iyo Masar. Maansada Abwaan ku tiriyay oo ka hadlay Xanuunka Tahriib iyo sida aan looga warqabin dhalinta Badaha ku madhatay waxaa ay odhanaysaa:- Maydkaa tiro Beelay Badweyntu Tufayso Wedkaa jidka taagan Ku Taamilo Qaado. Ha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xog waranka Hooyo Faadumo ka Bixisay Doonidii ku qaraqantay xeebaha U dhaxeysa Talyaaniga iyo Masar oo Laba qof kaga dhinteen

Burco 19,April,2016 (SDN/QJ):- Faadumo Cawil Khayre waa hooyo ku nool magaalada Burco oo ay bada kaga dhinteen gabadh iyo ilmo yar oo ay dhashey. Waxaa ay markii u horeysay sheegtay in doonidii ku qaraqantay xeebaha giriiga ay mudo toban cisho ah bada ku jirtay  oo la waayay meel ay ku sugantahay, hooyadu waxaa ay sheegtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dawladda WADDANI waxa u qorshaysan in ay hawl-geliso xoogga iyo maskaxda dhallinyarada miyi iyo magaalaba si ay dalkooda u dhistaan” Xisbiga Waddani

Hargeysa 19,April,2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Waddani waxaa uu soo saaray   qorshaha ay ku hagi doonaan  dhalinyarada Somaliland marka ay ku guuleystaan tartan doorashada madaxtooyada ee 2017ka. War kasoo baxay xafiiska warbaahinta Xisbigaasi ayaa u dhignaa sidan:- DHALLINYARADA   Dawladda WADDANI waxa u qorshaysan in ay hawl-geliso xoogga iyo maskaxda dhallinyarada miyi iyo magaalaba si ay dalkooda u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudd. Cirro Oo Sheegay In Lixdii Sano Ee Xukuumadda Siilaanyo Uu Tahriibku Ka Sii Daray Kuna Eedeeyey Qorshe La’aan

Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey in ay ku guul-darraysatay wax qabashada dhalinyarada dalka ee tahriibaysa oo uu sheegay in ay maalinba maalinta ka dambaysa tiradoodu sii kordhayso. Guddoomiye Cirro oo shalay ka hadlayey xaflad uu xisbigiisu ku soo dhoweynayey taageerayaal kaga soo biiray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »