Home » 2:21 am
Entries posted on “April, 2016”
Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Dhulka ee Dawladda Hoose ee Hargeysa Xildhibaan Xasan-Shahar, ayaa Xildhibaan Saleebaan-Dogox ka difaacay eedaymo ay u jeediyeen Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha, kuwaasi oo sheegay in Xildhibaanka oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa uu Xoog kula wareegay Garoon Kubadeed oo ku yaalla Degmada Axmed Dhagax. Xildhibaan Xasan-shahar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadashay Masiibadii ka dhacday Bada u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga ee ay ku Geeriyoodeen Dhallinyaro Tiro badan oo u dhalatay Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa ku baaqday shirweyne qaran oo ay isugu yimaaddaan xukuumadda, golayaasha qaranka iyo xisbiyada dalku si looga arrinsado aafada tahriibta iyo dhimashada dhallinyaradii dalkan mustaqbalka u ahayd. Dalladda SONYO ayaa mar kale umadda reer Somaliland ka tacsiyeysay geerida naxdinta leh eek u timid dhallinyaradii dhawaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 20,April,2016(SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in isaga iyo musharaxa Madaxwayne ee Xisbigaasi uu isku diray Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey). Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxaa uu ku dooday in Jamaal Cali Xuseen uu Caban karo, balse Mujaahid Cali gurey aanu waxba ku lahayn […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Golaha Wakiillada ka codsaday in Muddada ay shaqeynayaan loo Cusbooneysiiyo Guddida Ansixinta Axsaabta Qaranka iyo Hay’adda Maamul-Wanaagga. Qoraal Madaxweynuhu u gudbiyey Golaha Wakiillada oo Shalay loo Akhriyey Mudaneyaasha Wakiillada, ayuu Madaxweynuhu ku codsaday in Muddo Kordhin loo sameeyo Guddiyada kala ah, Guddida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Ku Wareejisay Maamulka Iyo Waxgaradka Degmada Sallaxley Riig biyo ka soo saari doona deegaanka Degmadaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo maanta shir’ jariid ku qabtay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay maamulka taagta daran ee Magaalada Muqdisho. Dhinaca kale Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland waxaa uu sheegay in ka Dawlad ahaan ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Daboolka ka qaaday in Hawl galka qaran ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uu Si rasmi ah uga Bilaabmi doono Gobolka Maroodijeex 30 Bishan April. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Komishaneer Siciid Cali Muuse oo Nuqul ka mid ahi soo Gaadhay Shabakada Qurbejoog ayaa u dhignaa Sidan:-
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay warar dheeraad ah oo la xidhiidha xogtii uu cadadkiisii shalay ku soo bandhigay ujeedooyinka lala xidhiidhinayo safarka ay dalka Turkiga ku tageen wasiirro ka socda Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid ahayd in la doonayo in ay dhacaan kulamo astaan u noqda dib u bilabashada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 20, April 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa Shalay billowday dhageysiga dacwad loo heysto 13 eedeysane oo loo heysto weerarkii Qaraxa ahaa ee February Sannadkan ka dhex-dhacay diyaarad ay lahayd shirkadda Daallo Airline, inkastoo dib loo dhigay dhageysiga dacwaddooda. Waxaa goobjoog ka ahaa kulankan Hay’adaha Amniga Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa ajnabi ah, kuwaasoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »