Home » 4:27 am Entries posted on “April, 2016”

Wasiiro Boorama kulan kula Yeeshay Madaxda Heer Gobol iyo Mid Degmo iyo Salaadiinta Gobolkaasi oo Natiijo la’aan ku dhamaaday DAAWO

Boorama, 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiiradda Wasaaraddaha Boosaha iyo Waxbarashadda ee Somaliland oo Socdaal Shaqo ku tegay Magaalada Boorama ayaa kulan La Yeeshay madaxda gobolka awdal iyo ka degmada borama saladiin iyo Waxgarad kale.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weriyeyaal ka Socday Dalka Hong Kong oo Somaliland Yimid, Maxayse Indhahooda ku Arkeen? DAAWO

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani” ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Koox Suxufiyiin ah oo ka Socday Telefishan laga Leeyahay dalka Hong-Kong.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani oo Hadalo dhimbiisha ka Kulul hawada isu mariyey DAAWO

London, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani C.rashiid Xasan Mataan ayaa Warbaahinta isu mariyey hadalo Jawaab isu ah.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Hadii Faysal iyo Jamaal Is ogolyihiin, Anna waanu is ogolnahay Labadaba ee ha baqanina” Cali Guray

Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey)ayaa ka dareen celiyay hadalkii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ku sheegay inaanu khilaaf ka jirin Xisbiga oo ay Is ogolyihiin Musharax Jamaal Cali Xuseen. Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in aanu wax khilaaf ahi ka dhaxeyn isaga iyo Jamaal Cali Xuseen, Balse Mujaahid Cali Gurey ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka khayraadka Biyaha Somaliland Oo Olole Uu Qadiyadda Somaliland Ku Iib-geynayo ka Bilaabay Degmadda Xudun Iyo soo dhawayn uu Kala Kulmay Ceerigaabo DAAWO

Xudun 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka wasaaradda khayraadka biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac oo maalmihiiu dambeeyay socdaal shaqo ku marayay gobollada bariga dalka, ayaa kulan ballaadhan la yeeshay madaxdhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka degmada Xudun ee gobolka Sool. Kulankan uu Wasiirka khayrkaadka biyuhu la yeeshay madax-dhaqameedka degmada Xudun ayaa lagaga wada hadlay arrimo la xidhiidha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhallinyaradii ka Badbaaday Doontii Qaraqantay oo Muuqaalo ay iska soo duubeen ku faahfaahiyey Siduu Shilku u dhacay DAAWO

London, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Waxaa Weli aad looga hadal hayaa Degelada ay degaan Bulshada Somalidu dhacdadii Naxdinta lahayd ee Ka dhalatay Doontii ku qarqoontay Bada u dhaxaysa Wadamada Masar iyo Talyaaniga oo ay ku Naf waayeen dhallinyaro aad u badan. Geesta kale Tirada Yar ee Soomaalida ka badbaaday Masiibadaas oo ku Sugan Jasiirad ku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wiil Reer Hargeysa Ah Oo Geeri Lagu Tirinayey Kana Badbaaday Dadkii Badda Ku Le’day Dorrad Oo Qoyskiisa Lasoo Xidhiidhay

Greece , 21 April, 2016-(SDN/QJ): – 23 –Soomaali ah oo u badan oo reer Hargeysa ayaa nasiib u helay oo ka soo badbaaday Masiibada Doontii ku qarqoonta Biyaha badda u dhexeeya Dalalka Masar iyo Talyaniga,waxa soo hadlay mid ka mid ah Dhalinyaradii la shaaciyay inuu ku jiray Dad Doontaasi ku geeriyooday,waxaanay arintaasi aad uga farxisay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Talyaaniga oo Markii Kowaad ka Hadlay Masiibadii ka dhalatay Doontii Ku degtay bada Mediterranean Kuna Baaqday in Midowga Reer Yurub aanay Xadkooda Xidhin

Roma, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Dawladda Talyaaniga, ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in tahriibayaal badan ku geeriyoodeen Dooni ka soo baxday dhinaca Waddanka Masar, arrintaasoo ay ku sifeeyeen inay tahay masiibo xun oo u baahan in si deg-deg ah wax looga qabto. Sida lagu baahiyey wakaaladda wararka ee Reuters Wasiirka Arrimaha Dibadda Talyaaniga Mr. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Jarmalka  Oo Caddeysay  Sababaha Baajiyey Booqashadii Wasiirkooda  Iskaashigu ku Iman Lahaa Somaliland

Berlin , 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Dawladda dalka Jarmalka ayaa faahfaahin ka bixisay sababahii keenay inay baaqato socdaal hawleed Wasiirka Iskaashiga  Dhaqaalaha & Horumarintu Dr. Gerd Müller ku iman lahaa Somaliland horaantii bishan. Booqashada Wasiirka Jarmalka Dr. Muller oo hore xogtiisa  looga qariyey warbaahinta ayaa markii ay baaqatay oo warbaahinta gudaha qaarkood wax ka qoreen, ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Rayte Oo Sheegay In Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyeen Saami Qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka

Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gudida arrimaha gudaha ee golaha wakiiladda, xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), ayaa ka hadlay warbixin hordhac ah oo ay u gudbiyeen Madaxweynaha, taasoo nuxurkeedu yahay xog ururin ku saabsan saami qaybsigga kuraasta Baarlamaanka oo ay ka soo sameeyeen goboladda Somaliland, waxaanu sheegay in gole ahaan sugayaan wixii talo ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »