Home » 4:08 pm Entries posted on “April, 2016”

Magaca Mas’uul Xisbiga UCID ka Qaaday Xilkii iyo Xubinimadii Xisbigaasi Akhri

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay inay xubinimadii iyo xilkii uu hayay uu waayey madaxii Abaabulka ee Dalka UK kadib markii ay sheegeen inuu jabiyay Sharcigii u yaalay Xisbiga. Qoraal maanta kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Anshaxa ee Xisbiga ayaa u dhignaa Sidan:-

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dr.Xuseen-Xoog: ‘Mashruuca Banka Qoolcaday Xal Mushkilad Qaran Mise Mid Deegaan?’

Nin abwaan ah oo gabay fiican meel fagaare ah ka tiriyey ayaa gabaygiisa ku bilaabay: Kolkastoo la gaadhaba                 adduun kiis hor laa imane Midh kutidhi-kuteen ihi                Mar buu hadimo keenaaye Kelmed layska sheeg-sheego         oo loo kufaa badane Kolley iyo kolleytana                     khilaaf waa karaahiyo  eh           Anigoo kaskay doodayoo                kal iyo laab xaadhan Kaftan laguma daalee                      run […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SIILAANYO: ‘’Waxaan amrayaa in noocyada Magafayaasha la cidhib tiro Ciqaab adagna la marsiiyo’’

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo tirsigiisuna ahaa 195, ayaa maanta oo khamiisa 21/04/2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirada. Shirkan waxa xoog u saameeyey qodob ku saabsan masiibada tahriibta, kaasoo ka laxaad waynaaday qodobadii kale ee ajendaha. Wasiiru-dawlaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin Degmada Balli Dhiig ee Gobolka Togdheer Ku Gawracay Wiil yar oo 12 Jir ah Iyo Shirkii Golaha Wasiirada oo lagaga Hadlay Masiibadii ka Dhacday bada Mediterranean

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo tirsigiisuna ahaa 195, ayaa maanta oo khamiisa 21/04/2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirada. Shirkan waxa xoog u saameeyey qodob ku saabsan masiibada tahriibta, kaasoo ka laxaad waynaaday qodobadii kale ee ajendaha. Wasiiru-dawlaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Afar Qodob Oo Ay Isla Garteen Aqoonyahanada Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga Ku Wada Hadlayay

Ankara, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Kulankii u socday aqoonyahano ka kala socday dalalka Somaliland iyo Somaliya ee ku qabsoomay dalka Turkiga, ayaa shalay la soo gunaanaday, waxaana laga soo saaray afar qodob. Kulankan, oo socday laba maalmood waxa dadka ka qayb galay kala hoggaaminayay Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan oo ah la taliyaha wasiirka arrimaha dibadda Somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga WADDANI oo Xus Baroor-diiq Ah u Sameeyey Dhallinyartii Ku Geeriyooday Badda u Dhaxeysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga+SAWIRO

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta xus baroor-diiq ah oo ay ku muujinaayeen sida ay xisbi ahaan uga xun yihiin dhallinyartii reer Somaliland ee maalmo ka hor ku le’day badda u dhaxeysa dalalka Masar iyo Talyaaniga. Xuskan oo ay soo qaban-qaabiyeen garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI, ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Musuq-maasuqa Ay Midowga Yurub Ka Wadaan Soomaaliya Oo La Kashifay

London, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shaqaalaha Midawga Yurub waxay sheegaan in ay Soomaalida siiyaan malaayiin lacag ah, Soomaaliduna musuqmaasuq badanyihiin, ayna maamuli karin ‘gargaarka’ loogu deeqo. Laakiin, maqaal uu soo saaray wargeyska Le Monde wuxuu sheegay in mashruucyada EU-da ee Soomaaliya ay ka jiraan eedaymo mususqmaasuq iyo laaluush – lacagna lagu kala qaato Brussels. Haddaba, Halkan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dr. Maxamed Biixi Oo Ka Qayb Galay Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacay Dalka Itoobiya

Addis-ababa,21,4,2016 (GM) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa dalka Itoobiya kaga qayb galay shir madaxeedka sannadkiiba mar la qabto ee lagu magacaabo Tana High level Forum on security in Africa, oo ah kulan lagaga hadlo xaaladda amni ee guud ahaan qaaradda Afrika. Kulankan oo ka dhacay dalka Itoobiya, waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xusuusta Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo Jeedin Jiray Xilliyadii Mucaaradka Ee Wax U Qabashada Dhallinyarada Iyo Xaalada Maanta

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay shacabka Somaliland ku jiraan maalmo murugo leh oo ka dhashay dhallinyarada boqolaalka gaadhaysa ee reer Somaliland ee toddobaad ka hor ku geeriyooday doon ay ku tahriibayeen oo ay ka raaceen dalka Masar, ayaa waxa xusid mudan in la xasuusto weedho u Madaxweyne Siilaanyo ku galay ololaha doorashada oo uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: “Maalintay Lahaayeen CIIDAGALE Riigbaa nalaga kaxeeyay 5 qof ayaa ku dhintay, Maantana Ragga qaar kood ayaa kasoo horjeeda’’

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiir hore Aadan Dhoolayare oo maanta ka hadlayay munaasibad lagula kala wareegayay Riig la sheegay in biyo lagaga soo saari doono deegaanka Qool-caday ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan Qool-caday ay horay ugu dagaallantay in Riig loo keeno, balse maanta ay qaarkood kasoo horjeedaan, sida uu sheegay. Haddaba, Halkan hoose ka dhagayso […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »