Home » 12:40 pm Entries posted on “April, 2016”

Wefti Sare oo ka Socda Somaliland oo Magaalada Addis Ababa kaga qayb galay Dabaal Dega Dhalashadii Boqoradii Ingiriiska

Hargaysa 23.April 2016 (SDN/QJ):- Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga ee loo sameeyey sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska,Queen Elizabeth II.   Boqorada oo baarka ka jartay sagaashan sannadood, dalkaana boqorad ka ahayd muddo 64 sano ah, ayaa waxa xuska dhalashadeedu ka dhacay meelo badan oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gaadiidka AMISOM oo Nin Waayeel ah goor-dhow ku jiiray Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Gaadiid ay wateen Ciidamada Ururka Midowga Afrika ee ka hawlgala Somalia [AMISOM]  ayaa goor-dhaw nin waayeel ah ku jiireen isgooska KM-4 ee Muqdisho, waxaana gaadiidkan is-hortaag ku sameeyay kana diiday inay baxsaan qaar ka mid ah shacabkii halkaas ku sugnaa. Ma ahan wax cusub inay AMISOM gaari shacab ku jiiraan, balse […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashax Finad: Xaaladda Cakiran Ee Banka Qoolcadey waxa ka masuul ah Wasiir Cukuse iyo Xukuumaddiisa

Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Murashax Maxamed Xasan Xaashi Finad oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada aqalka Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay goordhaweyd xaalada cakiran ee ka taagan deegaanka Banka-Qoolcadey, halkaasi oo uu dagaal ku dhex marayo ciidanka dowladda Somaliland iyo dad shicib ah oo deegaan ah. Maxamed Xasan Finad ayaa masuuliyadda dagaalka halkaasi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

War Deg Deg Ah: Dagaal Hadda ka Socda Deegaanka Banka Qool-cadey

Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – War deg deg ah oo hadda nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in uu hadda dagaal ka socdo deegaanka Banka Qoolcadey oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodi-jeex. Dagaalkan ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyo ciidamada dowaladda Somaliland iyo Malleeshiyo beeleed halkaasi ku sugan, iyadoona lasoo sheegay in dagaalkani uu sababay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Aadan Dhoolla-yare Oo U Jawaabay Dr.Xuseen-Xoog, Eedayn Culusna Usoo Jeediyay

Hargeysa, 23, 4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland Mudane Aadan Dhoolla-yare ayaa qoraal uu ku baahiyay Bartiisa Facebook , waxaa uu kaga jawaabay Maqaal uu shalay qoray Dr.Xuseen-Xoog oo ahaa Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland. Aadan Dhoolla-yare ayaa Dr.Xuseen-Xoog ku eedeeyay in uu masuul ka ahaa dhibaato horay uga dhacday Riig magaalada Hargeysa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Wiil Reer Somaliland Ah Oo EUROPE nacay Go’aansadayna in uu dib ugu laabto dalkiisii hooyo

Geneva, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wiilkan oo l;agu magacaabo Xuseen Dayib Maxamuud ayaa sheegay in uu iskaga tegay dalka Switzerland kaddib markii la diiday codsigiisii Qaxoontinimo. Wuxuu sheegay in lacag dhan $7,500 ay kaga baxday socdaalkii uu ku yimid qaaradda Yurub, isagoona sheegay in haatan wixii ka danbeeya uu doonayo in uu dib ugu laabto dalkiisii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- ‘Baasaboorka Somaliland anigaa saxeexa Soomaaliyana beenaalayaal baan u aqaan‘ Wasiir Waran-cadde

Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warran-Cadde oo safar kaga soo laabatay Kenya, ayaa kajawaabay eedayn Somaliland ay u soo jeedisay laanta socdaalka Somaaliya.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Amaanay Horumarrada ay Soomaaliya ku Tallaabsatay

New-york, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Golaha Ammaanka ee QM, ayaa Warbixin ay soo saareen maanta ku amaanay horumarka ay ku taallaabsatay Dowladda Federaalka Somalia, kuwaas oo ay sheegeen in la sameeyay afartii sano ee lasoo dhaafay, gaar ahaan Arrimaha la xiriira Siyaasadda dalka. Warbixinta Golaha Ammaanka ayaa waxay imaanaysaa kaddib markii madaxweyne Xasan Sheekh uu 19-kii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somali refugee : ‘All my friends have died’

The few survivors of a boat carrying hundreds of migrants and refugees that capsized in the Mediterranean, have been speaking of their ordeal. It is feared as many as 500 people may have died, when their vessel sank on its way from Libya to Europe earlier this week. Just 41 people were rescued and taken […]

Posted in news in English | Read More »

Three journalists facing possible jail terms in Somaliland trials

Reporters Without Borders is concerned about the possible prison sentences that three journalists are facing in two separate cases in Somaliland and urges the judicial authorities to respect this autonomous region’s constitution and press law, which guarantee freedom of information. A court in Hargeisa, Somaliland’s capital, is due to hear the two cases tomorrow. One […]

Posted in news in English | Read More »