Home » 11:07 am Entries posted on “April, 2016”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadlay iska Hor imaadkii dhex maray Ciidamada Amaanka iyo Dadka Deegaanka Qool caday

Hargaysa 24.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay iska  horimaad shalay dhex maray ciidamada Booliska iyo dadka deegaanka Qoolcaday, ka dib markii shalay deegaankaas la geeyay riig biyood, waxaana riigga horkacayay Salaadiinta deegaankaas iyo wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland. Wasiir Warancade, ayaa telefishanka Star u sheegay in iska horimaadkaasi uu sababay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay oo ka Hadlay dadkii Bada ku Qarqoomay,Dunnidana ugu baaqay in laga Hor tago Doonyaha Geerida

New York 24.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa dalbaday in la dhaqangeliyo go’aamadiisii hore ee la xidhiidhay in doonyaha tahriibka laga mamnuuco badda Dhexe (Mediterranean ka) oo ah badda ay doonyaha geerida kaga tallaaban tahriibayaasha Yurub u tacaburayaa. War-murtiyeed ka soo baxay sabtidii shalay ayaa uu Golaha ammaanku ku faray dhammaan dawladaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda oo Magaalada Ceerigaabo ka Shaaciyey Xaalad abaareed oo ka Taagan Gobolada Sool iyo Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 24.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed, Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan,Khayraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac ayaa Magaalada Ceerigaabo ka Shaaciyey Xaalad abaareed oo ka taagan Gobolada Sanaag iyo Sool.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Dhagax Dhigay Masjid Jaamaca Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 24.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland Sheekh Khaliil Sheikh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa  Dhagax Dhigay Masjid Jaamaca magaalada Ceerigaabo…

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ujeedka Shir Xog-hayayaasha Golaha wasiirada Afrika Uga Socda Caasimada Malawi

Malawi 24.April 2016 (SDN/QJ):-Caasimada dalka Malawi ee Lilongwe waxaa todobaadkii u dambeeyey ka socday kulan muhiimadiisu ahayd  xog-waraysi iyo xeelad-wadaag ay  13 dal oo kamida dawladaha Afrika  ku lahaayeen isla markaana  lagu soo qaaday qodobo muhiim u ah sidii shirarka goleyaasha Wasiirada Afrika u noqon lahayeen kuwo midho dhal ah  oo si dhab ah uga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baraamijka Xulashada Iyo Shaafi oo looga hadlayo heeshiskii Garoowe iyo Dawlada Fedraalka Daawasho Wacan

London24April16(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Iyo Shaafi oo looga hadlayo heeshiskii Garoowe iyo Dawlada Fedraalka Daawasho Wacan  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo soo Xaqiijiyey Dadkii u dhashay Somaliland ee ka Badbaaday Doontii ku Qarraqantay Badweynta Mediterranneanka SAWIRO

Athens 23.April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland iyada oo ka duulaysa Masuuliyada ka saaran Muwaadiniinteeda meel kasta oo ay dunida kaga sugan yihiin, isla markaasna gudanaysa Waajibka ka saaran Muwaadiniintii Somaliland u dhashay ee ay dhibaatadu ka soo gaadhay Doonidii kasoo baxday Dalka Masar ee ku Qarraqantay Badweynta Mediterranneanka, waxa ay Xukuumadu Dalka Giriiga u […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Shaqaaqadii ka Dhacday Banka Qoolcaday Sheektayna in la Hirgalinayo Seeraha Banka Qool Caday oo laga Samaynayo Riig Biyood DAAWO

Hargaysa 23.April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada s/land ayaa maanta riig biyood gaadhsiisay banka qool-caday ee degmada sallaxley, riigaas oo lagu qodayo labo ceel iyo labo dhaam.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Faahfaahinno Dheeraada oo kasoo baxaya dagaalka Banka Qool-caday iyo Ciidan Millatari Oo Goobta Gaadhay

Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) –  Faahfaahinno dheerada ayaa kasoo baxay dagaalka la sheegay in uu ka socdo deegaanka Banka-Qoocaday ee degmada Sallaxley, halkaasi oo uu dagaal ku dhex-marayo Ciidanka dowladda Somaliland iyo dadka deegaanka. Ugu yaraan 5 ruux ayaa dagaalka ku dhaawacmay sida ay sheegayaan ilo-wareedyo madax-bannaan oo halkaasi ku sugan, waxaana wararka qaar ay sheegayan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka dalbaday Xukuumada inay Horkeento Hiishiiska Aayaha Somalia

Muqdisho, 23,4,2016 (QJ/SDN) – 12 bishan waxaa muqdisho lagu soo gebo gabeeyay shirkii madasha wadatashiga oo socday muddo labo maalmood ah, waxaa ka qayb galay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyaasha dowladdaha qeybta ka ah Dowladda dhexe. Shirka waxaa laga soo saaray hishiis ku saleysan aayaha soomaaliya gaar ahaan habka ay u dhici doonto Doorashada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »