Home » 12:05 am Entries posted on “April, 2016”

Aqoonyahan Maxamed Xagar OO Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Utaagan Kamid Noqoshada Xubnaha…

Minneapolis 25, 4,2016 (GM) – Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Xagar oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan inuu kamid noqdo xildhibaanada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya. Musharaxa ayaa sheegay in markii uu arkay dhibaatada ka jirta dalka ee aan kala joogsiga lahayn inuu go’aansaday ama uu ka qayb qaato sidii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qodobada lagu Xaliyey Xiisadii ka Dhalatay Riig Biyood la Geeyay Shalay Banka Qool caday DAAWO

Hargaysa 24.April 2016 (SDN/QJ):- Shir Sadex Geesood ah oo u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland ,Madax dhaqameedyo iyo Dadka Deegaanka Banka Qoolcaday ayaa si rasmi ah Gunaanadkiisii Galabta loogu Shaaciyey Heshiis Is afgarad oo ka dhashay Xiisadii ka dhalatay Riig Biyood Maalintii Shalay Wasaarada Xannaanada Xooluhu Gaysay Banka Qoolcaday oo la rabo in laga dhigo Mashruuc Xoolo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DEG DEG: Heshiis Laga Gaadhay Xiisaddii Banka Qool-cadey ee Degmada Sallaxley

Hargeysa, 24,4,2916 (QJ/SDN) – Warar hor u dhac ayaa naga soo gaadhaya deegaanka banka Qool-cadey oo uu ka socdo shir saddex geesood ah kaasi oo u dhaxeeya dadka deegaanka, madax-dhaqmeedka iyo xukuumadda Somaliland. Shirkaasi oo xal loogu raadinayo xiisaddii halkaasi ka taagnayd. Wararku waxay sheegayaan in shirkaasi laga gaadhay heshiis kaasi oo ay isla qaateen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Laga Hor Akhriyay Xeerka Hanti Dhawrka Qaranka

Hargeysa1, 24,4,206 (QJ/SDN) – Fadhigii saaka ee golaha wakiilada JSL oo uu gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa ugu horayn quraanka akhriyey Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal ka dibna waxa uu gudoomiyuhu Xoghaynta ku wargeliyey in mudanayaasha loo qaybiyo labada nuqul ee Xeerka Hantidhawrka Guud ee Qaranka (Nuqulkii xukuumadu soo gudbisay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Somalia oo sheegay in loo baahan yahay in la dhiso ciidammo Gacanta ku dhiga Amniga guud ee dalka

Muqdisho24,4,2016,  (QJ/SDN) – Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib safarro uu ku tagay Turkiga iyo Ruushka, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhiso ciidammo Qaran oo hanta Amniga guud ee Soomaaliya. RW Sharma’arke ayaa xusay in Ruushka uu kala hadlay sidii loo xoojin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Lix Nin oo isku Qarxiyay Maanta Waddada isku xirta Magaalooyinka Baydhabo iyo Buur-hakaba

Baydhaba, 24,4, 2016 (QJ/SDN) – Ciidamada Maamul-goboleedka Koonfur-Galbeed, ayaa maanta fashiliyeen qaraxyo la doonaayay in weeraro looga gaysto Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay. Ciidamada, ayaa waxay saakay isu gadaameen guryo ku yaala inta u dhaxeyso wadada isku xirta magaalooyinka Baydhabo & Buurhakaba, gaar ahaan Deegaanka Raydable. Waxayna amar ku bixiyeen inay isa soo dhiibaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xaaladda Banka Qool-cadey ee Degmada Sallaxley

Hargeysa, 24,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha aqalka wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro ayaa maanta ka hadlay xaaladda banka qool-cadey, isagoona gudoomiyuhu baaq nadadeed u diray dadka deegaanka. Sidoo kale gudoomiyuhu waxa uu xukuumaddda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in arrinta banka Qool-cadey ay si masuuliyadi ku jjirto u waajahdo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Abaaro Ba’an Oo Ka Taagan Deegaanada Gobolka Sool

Laascaanood, 24,4,2016 (QJ/SDN) – Xaalad abaareed oo aad u xun ayaa lagu soo waramayaa in ay ka taagantahay deegaanada Gobolka Sool, iyadoona deegaanadaasi aanu illaa hadda ka di’in roobkii gu’gu. Abaartani ayaa la sheegayaa in ay saameyn aad u xun ku yeelatay dadka deegaanka iyo xoolaha halkaasi ku dhaqan, iyadoona ay abaartana noqotay mid dadka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xaaladda Banka Qool-cadey Oo Maanta Degan iyo Doorkii Suldaan Cumar iyo Guddoomiye Xassan Yuusuf

Hargeysa, 24,4,2016 (QJ/SDN) – Xaaladda deegaanka Banka Qool-cadey ayaa maanta ah mid degan, kaddib wada-hadal shalay dhex maray shacabkii gadoodsanaa iyo xukuumadda Somaliland. Xaaladda Banka ayaa maanta ah mid aad u wanaagsan iyadoona wararkii u danbeeyay ay sheegayaan in halkaasi uu maanta ka furmay shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya xukuumadda, dadka shacabka ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xog Waran Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranku ka Bixiyey Dadkii Ku qaraqmay Bada u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga DHAGAYSO

Athens 24.April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa faahfaahin Dheeraada ka Bixisey Xaalada Dhalinyaraii reer Somaliland ee Dhawaan ku Qarqamey Shilkii badeed ee ka Dhacay badda Miditerian-ka. Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Somaliland Ambaasadoor Kaysar Maxamed C.laahi Oo Horkacaya Weftiga Xukuumadu u Dirtey Giriiga si ay ula kulmaan dhalinyardii ka badbaadey Masiibadii dhawaan ka dhacdey badda […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »