Home » 3:47 am Entries posted on “April, 2016”

Prof: Galaydh oo Shaaciyey inaan Puntland u Xuli Karin Xubnaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyaguna ka qaybgalayn DHAGAYSO

Buuhoodle, 26 April, 2016-(SDN/QJ):– Hogaamiyaha Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inaanay ka qaybgalaynin ama xubno ku yeelanaynin Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxa uu si adag ugu celceliyey inaanu Maamul-goboleedka Puntland u soo xuli karin wax Xildhibaanno ah deegaannada Khaatumo. Waxa uu Cali Khaliif Galaydh sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Putland Oo Mamuucday Itoobiyanka ka dhex Shaqeeya,Fariin Culusna U diray Galmudug Kadib Dagaalki Dowlad deegaanka Soomalida itoobiya Oo Galmadugu Ku Tilmaantay Inay Putland Dabada Kariixday DAAWO

Garowe 26.April 2016 (SDN/QJ):- Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa deegaamadeeda ka Mamnuucday in dadka Itoobiyaanku aanay ka dhex shaqaysan karin isla markaana fariin hajabaad ah u dirtay Maamul Goboleedka ay Jaarka Yihiin ee Gal Mudug.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne ku-xigeenkii hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Aafada Qabyaaladda Iyo Saamaynta Hadallada Warbaahinta la mariyaa ku yeelanayaan Sumcadda Jamhuuriyadda

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa ka hadlay dhibaatada ay Dalka iyo Dadka Reer Somaliland u soo jeedi karaan Hadallada Qabyaaladda ku saleysan ee Dadka qaarkood ka siidaayaan Warbaahinta, Gaar ahaan Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo ka hadlayey Munaasibad lagu Daah-furay Buug laga qoray Taariikhda Alle […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Sharaxaad ka Bixiyey Safar Ku Dhawaad Laba Todobaad qaatay oo uu ku soo maray Gobolada bari,Aragti Noocee ah ayay Beeshiisu ka qabtaa Somaliland?DAAWO

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa ka Warbixiyey Nuxurka Socdaal Shaqo oo uu ku soo maray Gobolada Bariga dalka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gobolka Sool Roobka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Foostada Biyaha Ahi Ka Mareysay $ 20 Doollar

Laascaanood, 26 April, 2016-(SDN/QJ): –  Roobab ku soo beegmay xilli xaalad aad u adag ay ka jirto inta badan Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa Shalay ka da’ay deegaanka Xuddun oo ay Foostada Biyaha ahi ka gaadhay inka badan 140,000 oo shillin. Roobabkan ayaa billowday Gellinkii dambe ee Shalay sida ay sheegeen suxufiyiin deegaankaas safar shaqo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Guurtida oo ku ansixisay Wax ka Bedelka Xeerka Diiwaangelinta Qaabkii uu uga Yimid Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha guurtida Jamhuuriyada Somaliland ayaa ansixiyey wax ka badelka iyo kaabista xeerka diiwaan gelinta codbixiyayaasha Xeer Lr.37/2007, kuna meel mariyey qaabkii uu kaga soo gudbay mudanayaasha Golaha Wakiilada jsl.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Halista Caafimaad Ee Taawarrada  Shirkadaha Isgaadhsiintu Ku Hayaan Shacabka Iyo Guryo Looga Qaxay

Hargeysa, 26 April, 2016-(SDN/QJ):– Guryo ku Yaalla Xaafadaha Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa, ayaa Dadkii ku noolaa ka qaxeen, ka dib markii Dhowr Qof ku Geeriyoodeen Guryo kala duwan oo duleedkooda ay ka taagan yihiin Taawarrada Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland qaarkood. Dadka ku Geeriyooday Guryaha ku yaalla Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa, ayaa Geeriyadooda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gaadhi Dawladdu Leedahay Oo Hargeysa Lagaga Furtay Taarikada, Booliiska Oo Baadi-goobaya Iyo Dareenka Dhanka Ammaanka

Hargeysa, 26 April, 2016 (SDN/QJ):– Ciidammada Ammaanka Somaliland, ayaa baadi-goobaya Laba Bileydh (Taariko) oo laga furtay Gaadhi Noha ah oo uu leeyahay Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranku.   Gaadhiga oo Lambarkiisu ahaaa  GT 1641, ayaa Gudaha Magaalada Hargeysa lagaga furtay Labadii Bileydh (Taariko) ee Xagga hore iyo Xagga dambe kaga yaalay, sida uu Wargeyska Himilo u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaynu U Baahanahay Mucaarad Iyo Muxaaafidba Inaynu Aafada Tahriibta Si Wada Jir Ah Uga Hawlgalno,Xukuumadanina waa Tii ugu Waxqabadka badnayd”……… Wasiir Yuusuf C. Garas

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Prof Yuusuf Cismaan Garas ayaa ku timaamay Tahriibta Aafo Qaran oo u baahan in Mucaarid iyo Muxaafid loo midoobo Sidii wax looga qaban lahaa ee loo joojin lahaa Dhalinyarta Tahriibaysa,waxa kale oo uu sheegay in Xukuumadda Kulmiye inta ay Dhalinyarta u qabatay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Norway: Soomaalida Haysata Sharciga Ku Meel-gaadhka Ah Oo Lagala Noqonayo Iyo Sababta Keentay

Oslo, 26 April, 2016-(SDN/QJ): –  Dowladda Norway, ayaa bilaabeysa qorshe sharciga deganaaanshaha aan rasmiga ahayn ay kagala noqonayso dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Norway, si markaa dib loogu soo celin karo Dalkooda. Wasiirka Qaxootiga iyo is-dhexgalka ee dalka Norway Sylvi Listhaug oo ka tirsan Xisbiga midiga fog ee FRP ayaa ku dhawaaqdey qorshahan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »