Home » 2:09 pm
Entries posted on “April, 2016”
Hargeysa, 26,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxtooyada Somaliland ayaa magaalada Nayroobi ee dalka Kenya u dirtay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, iyadoo madaxtooyadu si aan toos ahayn uga jawaabaysa kulankii uu guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro dhawaan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Kenya Marwo Aamina Maxamed. Madaxtooyada Somaliland oo u muuqata inaanay jeclaysan kulankaas oo doodo iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 26,4,2016 (QJ/SDN) – Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa mudaysay wakhtiga la bilaabayo xaraashka dhismaha xawaaladii Qaran Express oo ah dhisme fooq ah oo ku yaala badhtamah amagaalada Hargeysa. Qoraal Naadin Xaaraash ah oo uu soo saaray guddoomiyaha Maxkamadda gobalka Maroodi Jeex Md. Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa wuxuu u qornaa sidan “Maxakamada gobolka M/jeex Hargeysa waxay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Haregysa, 26,4,2016 (QJ/SDN) – Dawladaha Somaliland, Somaliya iyo Turkiga, ayaa isla qaatay in bisha dambe ee bay si rasmi ah loo bilaabo wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya oo muddo hakad galay. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, dawladda Turkiga oo ku dedaalaysa inay wada hadaladu dib u furmaan, ayaa wasiirka khaarajiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 26,4,2016 (QJ/SDN) – Jamaal Cali Xuseen oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta dalka kula hadlayay Hargeysa ayaa markale eedaymo usoo jeediyay gudoomiyaha xisbiha UCID Eng.Faysal Cali Waraabe.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Dalka , ka dib safarro dibadda ah oo uu kaga maqnaa dalka . Waxaana Gudoomiyaha Madaarka kaga hor tagay kuna soo dhaweeyay , masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga Ucid , Madax Dhaqameed iyo Masuuliyiin kale . Gudoomiyaha oo qolka nasashada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 26.April 2016 (SDN/QJ):-Wefti ka socda dawladda Somaliland iyo xisbal-xaakimka KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo safar hawlo shaqo ah ku maraya dalal ay ka mid yihiin kuwa gobolka, ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley, Agaasimaha fulinta ee shirkada sahaminta iyo soo saarista shidaalka ee RAK-Gas, Mr. Nishant Dighe oo uu wehelinaayey Mr. Tom Bidwell oo ah agaasimaha dhinaca sharciga ee shirkadaasi. Masuuliyiinta shirkadan oo socdaalkoodu la xidhiidho sidii ay wax uga ogaan lahaayeen, una […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Magalada Hargaysa Ayaa sanadahan u danbaysay waxa si wayn uga socda horumar aan la qiyaasi karin kaasoo isugu jira dhinaca ganacsiga,dhismaha ,nolasha ,iyo isdhaxgalka bulshooyinka kala duwan . Arintani waxay keentay tartanka dhinaca adeegsiga tiknoolajiyadu inuu qayb wayn ka qaato la jaanqaadka nolosha iyo dhaqamada aduunku Halku Maanta gaadhay in hargaysa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Saint Paul 26.April 2016 (SDN/QJ):- Wada hadalo siyaasadeed oo ay dalka Maraykanka dhawaan ku yeesheen Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Xuseen Waraabe iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa la sheegay in uu burburay kadib markii labadan masuul isku af-garan waayeen codsi ka yimid Guddoomiyaha xisbiga UCID Mudane Faysal oo Axmed Ismaaciil […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 26,4,,2015 (QJ/SDN) – Nin qoraa ah oo assal ahaan kasoo jeeda deegaanada Somaliland oo aaminsan waxa loo yaqaanno Calmaaniyadda ama se Diinlaawenimada ayaa aflagaado fool xun u gaystay Nebi Muxammad N.N.K.H. Ninkan oo lagu magacaabo Ibraahim-Hawd Yuusuf ayaa ku nool qaaradda Yurub gaar ahaan dalka Sweden, waxaana uu caan ku yahay qoraallada Sheekooyinka ah, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »