Home » 10:30 am
Entries posted on “March, 2016”
Muqdisho (QJ/SDN – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah la isugu dayayo in la soo geliyo Soomaaliya, oo ujeeddada laga leeyahay ay tahay in colaad iyo xasilooni-darro dalka looga abuuro. “Waa war lagu farxo in ciidammada dalka Faransiiska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay marxuum Sheekh Maxamed Muumin Aadan, oo ahaa gudoomiyihii shirkada TELESOM ee Gabiley oo ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe (QJ/SDN) – Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-March-2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti kasocdey Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Wakiilka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee dhinaca Aadanaha Peter De Clercq. Kulanka ayaa Madaxweynaha waxaa kuwehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinya Somaliland ee Solja ayaa Shaaciyey In Ay Maxkamadda horgayn Doonaan Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland, kaddib markii uu jidh-dil iyo xadhig u gaystay Wariye ka tirsan warbaahinta Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto C/laahi Fadal Imaan Ayaa Saxaafada U Soo Bandhigay Deeq Gadiid Casriya Oo Loogu Deeqay Ciidanka Booliska Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.March 2016 (SDN/QJ):- War hada soo dhacay ayaa sheegaya in gudida doorashoyinka Somaliland ay shuurdo adag ku xidheen in la hakiyo Diwaangalinta cod bixiyaasha oo shalay la soo jeediyey . Gudida doorashooyinka ayaa waxaa ay kulan arintaasi kaga hadlayaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada ay fooda isku dareen masulyiinta ugu sareysa xukuumada Somaliland Waxaana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Supporters for Djibouti’s incumbent president Ismail Guelleh have held major rallies ahead of the country’s presidential election which is due to be held in April this year. Thousands of Djiboutians, mostly wearing green shirts emblazoned with Mr. Guelleh’s face on the front gathered at a large square in Arte, a city which situates about 30 […]
Posted in news in English | Read More »
Qubrus (QJ/SDN) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad ay leedahay shirkada EgyptAir oo saaka uu afduubtay nin sheegay in jirkiisa ku xidhan yihiin waxyaabaha qarxa, kaa oo Duuliyaha diyaarada ku qasbay in Diyaarada ku dajiyo garoon kuyaala Jaziirada Qubrus. Diyaarada ayaa si nabad galyo ah waxaa loogu dajiyay garoonka diyaaradaha Larnaca ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bujumbura (QJ/SDN) – Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqday , inay jarayaan Mushaaraadka ciidamada Burundi ee qaybta ka ah AMISOM, iyagoo xusay inay tani tahay qorshe ay madaxweynaha Burundi, Peirre Nkurunziza ku saarayaan Cadaadis, si uu Wada-xaajood siyaasadeed loogu soo afjaro colaadaha ka taagan dalka Burundi. Xukuumadda Burundi, ayaa Waxaa Somalia ka jooga 5,400 oo askari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaadhaya 10 Milyan oo dollar ay ku bixineyso wax ka qabashada xaaladaha abaareed ee ka jira Soomaaliya iyo Ethiopia. Dowladda China ayaa lacagtaasi u marsiineysa labada dowladood barnaamijka horumarinta cuntada adduunka, sida laga soo xigtay Wasiirka Ganacsiga China. Sideed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »