Home » 12:29 pm
Entries posted on “March, 2016”
Hargeysa, 30 March, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaalada Somaliland, imikana ka mid ah Xubnaha la baxay Isbaheysiga KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sheegay in Sababta Rasmiga ah ee uu Xukuumadda iskaga Casilay tahay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ay rafiiq ahaayeen illaa wakhtigii Halganku uu kaga baxay Qorshe ay ku taageersanayeen isaga iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti (QJ/SDN) – Mucaaridka dalka jabuuti ayaa waxa isu soo bax ay iskugu yimaadeen ayaa waxa ay qaar ka mid ah musharaxiinta asxaabta mucaaridku ay soo bandhigeen cadaalad darada kala duwan ee ay dadwaynaha reer jabuuti ka tirsanayaan madaxwaynaha dalkaasi Ismaaciil Omer Geele,
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Halkan Hoose ka daawo maansada abwaan Axmed Saleebaan Dhuxul Laabsaalax uu ka tiriyay abaarta xun ee ka jirta deegaanada Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti (QJ/SDN) – Iyadoo Jabuuti ay ka socdaan ololaha Doorashooyinka Xisbiyada aqlabiyadda dalkaas iyo Axsaabta Mucaaradka ah ay ku doonayaan inay ugu tar-tamaan doorashada madaxnimo ee bisha soo socoda ka dhici doonta dalkaas, ayaa wuxuuu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ahna Murashaxa xisbiga UMP la kulmay shaqaalaha Jamhuuriyadda Jabuuti. Kulan uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Somali president Hassan Sheikh Mohamud has hailed the interception of a ship full of weapons by the French naval forces patrolling Indian Ocean which they said was heading towards Somalia on Tuesday. Security officials suspect the ship was ferrying caches of weapons for the Al-Qaeda linked Al Shabab group which is fighting Somali government and […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa khamiista beri bilaabaysa dhagaysiga dacwadda lagu soo oogay Salaadiin, cuqaal iyo dhallinyaro kale oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii bishii hore lagu qaaday goobta diiwaangelinta ee waqooyiga Hargeysa. Dadkan oo ka kooban 16 ruux, kuna xidhan xabsiga Mandheera, waxa dacwadoodu ay ka bilaabmaysaa hool ay maxkamadu ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera (QJ/SDN) – ballaadhan oo ka kooban hoggaanka sare ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda, ayaa socdaal la xidhiidha qiimaynta xaaladda abaarta ka taagan dalka iyo habsami-u-socodka diiwaangelinta gunnaanadka ku dhaw ku tagay degaamo ka tirsan Gobolka Saaxil maanta. Weftigan oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ahna oday ruug cadaa nabadeed ah oo ay Somaliland leedahay, ayaa dardaraan iyo talo u soo jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen, oo khilaaf soo kala dhexgalay, warbaahintana dhaliilo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Borama (QJ/SDN) – Xaaladda abaareed ee deegaanada Galbeedka Somaliland ayaa weli ah mid wax ka qabasho u baahan, taasi oo ilaa hadda gurmad loogu jiro.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Laba nin oo ku eedaysnaa tahriibinta dadka ayay maxkamada Hargeysa ku riday xukumo iyo ganaax, waxaana xukunkaas uu u dhacay sidan hoose.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »