Home » 2:13 am
Entries posted on “March, 2016”
Muqdisho 31 March, 2016-(SDN/QJ):–Taliyaha laanta socdaalka dawladda Soomaaliya Generaal Gaafaw, ayaa shaaca ka qaatay inay gobolo ka tirsan Somaliland ka furi doonan xafiisyo lagu bixiyo baasboorka Soomaaliya, Isla markaana wuxuu sheegay in qaarkood hore looga furay. Gaafoow oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi“Horta meel kasta oo nabad ah ama maamul goboladeed leh ama intay dadku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Wajaale, 31 March, 2016-(SDN/QJ):– Muwaadin Abokor Axmed Xuseen Kooshin oo ah mulkiillaha mid ka mid ah Balli-biyoodyada bulshadu ka cabto ee ku yaalla degmada Tog-Wajaale ee Gobolka Gabiley, ayaa mar kale qaylo-dhaan ka muujiyey hawl-gal uu maamulka degmada Wajaalle ku aasay balli-biyoodkaasi, kaasi oo sabab looga dhigay waddo-bannayn, dhaamkaasi oo waqtigan abaaruhu jiraan kamid ahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boosaaso, 31 March, 2016-(SDN/QJ):– Madaxwayne ku xigeenka dawlada Puntland Mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland iyadoo si wayn loogu soo dhaweyey duleedka degmada. Madaxwayne ku xigeenka ayaa warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada boosaaso wuxuuna sheegay in socdaalkiisan uu salka kuhayo labo arimood oo kala ah sidii maamulka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Haargeysa Mar 30,2016(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo beryahan lagu xanto in ay isku soo dhawaadeen madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa taariikhdu xuseysaa xaalkoodu sida uu yahay. “..Faysalow ummaddu laba jeer ayey ku Diidey, oo ay Sanka ka Qabsatay, oo aad qabyaalad ku hadashay, oo tidhi Hargeysa aniga leh, waatii Ummaddu kugu diiday ee Uf […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 30 March, 2016-(SDN/QJ): – Khilaafka xisbiga UCID ee u dhaxeeya Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo murrashaxa madaxweynaha xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen, ayaa gaadhay heerkii ugu xumaa, waxaana la filayaa in dawcwadooda hal xidhaalaha ku noqotay Somaliland ay u gudubto Maxkamadda sare ee dastuuriga ah, si ay uga garnaqdo xaajadan murugtay. Haddaba, sawir gacmeed laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN – Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe) ayaa sheegay in karaamadii Madaxdhaqameedka loo bedelay shaqo, oo waajibkii iyo doorkii ay Sallaadiintu lahaayeen aan sidii la rabay looga soo bixin, waxa kale oo uu ka hadlay Abaarta baahsan ee dalka ka jirta. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe) ayaa mar uu ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco (QJ/SDN) – Dadweynaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Tog-dheer ayaa aragtiyahooda ku taageeray in la hakiyo diiwan-gelinta codbixiyeyaasha., iyagoo sheegay in xilligan lagu jiro xilli xun oo abaareed.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera (QJ/SDN) – Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo Muuse Biixi Cabdi Murashaxa Kulmiye ahna Gudoomiyaha ayaa gaadhay buurta dalxiiska ee Gacan-libaax, iyadoogana dhagax dhigay Guriga Martida ee buurtaasi yeelan doonto.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 30 March, 2016-(SDN/QJ): – Abwaanka Caanka ah ee Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa Gabay Dareenka Taabanaysa Waxa uu ka Curiyey Abaarta Baahsan ee ka Taagan Dalka Jamhuuriyadda Somaliland taas oo Saamayn Taban iyo Mid Toganba ku Yeelatay Nolosha Bulshada siiba Kuwa Xoolo dhaqatada ah.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco (QJ/SDN – Masuuliyiinta iyo taageerayaasha xisbiga UCID ee gobolka Togdheer ayaa si kulul u duray guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyadoona taageero u muujiyay Musharax Jamaal Cali Xuseen.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »