Home » 2:37 am
Entries posted on “February, 2016”
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Sarkaal ka tirsan hay’ada sirdonka Somaliland ayaa la sheegay in ay xukumadda Axmed Silaanyo shaqaadi ka joojisay ka dib marki sababo la xidhidha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani. Amarka shaqo joojinta sarkaalkan ayan sii rasmi ah xukumadda Somaliland iyo agaasimaha guud ee hayada sirdoonka, hase yeeshee ilo xogo ogaal ah ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maygaale, 26 February, 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo Maalmihii u dambeeyay Safar shaqo ku joogay Magaalada Buuhoodle, ayaa booqday deegaanno ay Maygaagle ka mid tahay, halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Wasiirka waxa deegaanka Maygaagle ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah Waxgaradka ku dhaqan Maygaagle iyo Dad kale, kuwaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Gudiga Abaaraha ee heer Qaran iyo Hay’adda samafalka wadaniga ah ee Sunnah-Alkheyria ayaa deeq calafka xoolaha ah iyo biyo gaadhsiiyey Degmada Daarasalaam iyo Boodaale.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 26 February,2016 (SDN/QJ):– Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha deegaanka Burco, ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ku bogaadiyay qaabkii ay uga hawl-galeen u gargaarida dadka ay Abaaruhu saameeyeen, waxaanu sheegay in Wasiir Samsam ay xil iska saartay caawinta bulshadaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa Shalay dhagax dhigay Waddada Xaafadda Jameecada ee koonfurta Hargeysa. Munaasibad lagu shaacinayey dhagax dhiga waddadan jameecada, ayaa waxa ka soo qaybgallay maayar ku xigeenka, xildhibaanada Golaha deegaanka iyo guddida xaafadda jameecada. Odayaasha xaafadda jameecada ayaa maayarka iyo dawladda hoose ee Hargeysa uga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 26 February 2016-(SDN/QJ):– Diyaaradaha waawayn ee Shirkadaha Midoobay ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways, ayaa si rasmi ah u bilaabay duullimaadiyadii ay ugu kala gooshi jireen Soomaaliya iyo dunida kale, isla markaana Garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho, ayey markii labaad Arbacadii Maanta soo cago-dhigatay mid ka mid ah Diyaaradaha waawayn ee Shirkadahaasi. Shirkadaha Jubba […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Waxa Deeq Raashin ah la gaadhsiiyey 1200 Qoys oo ka mid ah Dadka Reer Somaliland ku dhaqan Waqooyiga, Hawd iyo Galbeedka Magaalada Hargeysa. Deeqdan Raashinka ah oo ay Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) ku soo hagaajiyeen Hablaha ku mideysan Ururka Hoodaale ee ku kala dhaqan Magaalooyinka Cardif ee Cariga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qahira 26. February 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, s/gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, ayaa kulan kula qaatay magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaas, taliyaha guud ee ciidanka s/guud Mohamud Hijaali iyo saraaakiil sare oo ka tirsan ciidanka dalkaas, waxana ay ka wada hadleen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxaa Guud ahaan Dhulka Soomaalida ka jira abaaro ba’an oo ku habsaday dad iyo duunyaba . Abaarahahani ayaa waxaa ay si wayn u sii saameeyeen Puntland iyo Somaliland iyadoo Hay’adaha Caalamiga ah daraasad sameeyeen ku sheegay in abaaraha ka jira Somaliland yihiin kuwa ugu daran ee ka jiraa Dhulka Soomaalida . Sidoo kale Hay’adahuhu waxay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, February 25, 2016 (SDN/QJ):-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jiir”, iyadoo kulankan Warbixino looga dhageystay Wasaaraddo kala duwan, isla markaana lagu ansixiyey Siyaasadda guddiga Ammaanka iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed. Ugu horeyn, golaha Wasiirada ayaa warbixin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »