Home » 5:55 pm Entries posted on “February, 2016”

War Deg Deg Ah: Qaraxyo iyo Weeraro is Xigxigay Oo Goordhaweyd Lagu Qaaday Goobo Muhiima Oo Ku Yaalla Magaalada Muqdisho

MUQDISHO – Weerar Ismiidaamin aad u xoogan ayaa goordhaw laga maqlay agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana warar kala duwan uu kasoo baxaya goobta rasmiga ah ee lala eegtay qaraxaasi ismiidaaminta ah. Warar horudhac ah aan heleyno ayaa sheegaya in weerarka ismiidaaminta ah uu ka dhacay Beerta Nabad oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaalliya, waxaana halkaasi ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

War Deg Deg ah: Shil Baabuur Oo Sababay Dhimashada 14 Ruux Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley

Gabiley — Alle Ha u naxariistee waxa goor dhaweyd ku naf waayeey shil gaadhi 14 ruux halka ay ku dhaawacmee inka badan 4 qof Oo Kale Shilkan gaadhi ayaa ka dhashay Kadib mirkii ay isku dhaceen  laba gaadhi oo noocoogu kala yahay Noah Iyo Laangaruuysal,  Gaadhiga Noah-da ayaa la sheegay in ay ka baxay Dhinacan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: Diyaaradaha Kenya Oo Duqeeyey Masjid Ku Yaalla Gedo

KISMAAYO—Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha Kenya ay duqeyn ka geysteen meelo ka tirsan gobolka Gedo. Maamulka Gobbolka Gedo ayaa sheegay in duqeyn dhacday maanta iyo shalay lala eegtay masaajid ku yaalla deegaanka Tuulo-Barwaaqo oo u dhow degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Afhayeenka Maamulka Gobbolka Gedo Nuur Siyaax Xareed ayaa khadka taleefoonka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xubin ka Mid ah Saraakiishii Siyaad Barre ee ku Eedeysan Xasuuqii loo Geystay Shacabka Somaliland oo Farriin u soo diray Madaxweynaha, Baarlamaanka & Maxkamadda Sare ee Somaliland,Kuna dooday inuu Xabsi Ku Jiro 27 Sanno

Hague, 26 February 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Saraakiishii Milletariga ee Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ee ku eedaysan inuu gacan ka geystay xasuuqii ka dhacay xeebta Jaziira sanadkii 1989 oo lagu laayey Dad ka badan Afartan oo u dhashay Somaliland, ayaa farriin codsi ah u soo diray Xukuumadda, Baarlamaanka iyo Maxkamadda sare ee Somaliland. Korneylkan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boorama: Warbixin soo Bandhigtay Xaaladda Haween Nolosha Qoysaskooda ku debbara Kuulinimo, Lacagta ay ku shaqeeyaan Maalintii & waxa ku kelifay DAAWO

Boorama 26 February,2016 (SDN/QJ):– Qaar ka mid ah Hooyooyinka ku nool Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama, ayaa ku shaqeeya xirfado adag, kadib markii ay la soo derseen Duruufo nololeed oo qalafsan iyo Ragga badhkood oo gabay doorkii ay ku lahaayeen nolosha Qoysaskooda, taasi horseedday in Haweenku dibadda uga soo baxaan Guryaha. Haweenka Reer Boorama […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan Arkay In Xubno Wasaaraddayda ahi Ay Haddana SOLJA Xubno Ka Yihiin, Aniguna Ma Jecli Masaaliixda Is Khilaafsan” Wasiirka Warfaafinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland ayaa furay kulan ku saabsan tayaynta saxaafada dalka iyo hubinta madax baanaanideeda. Wasiirka Warfaafintu Wuxuu Sheegay inuu la yaabay in Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradiisu ay Xubno ka yihiin Ururka Solja Waxaanu hoosta ka xariiqay in aanu Jeclayn Masaaliixda is Khilaafsan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Deegaanka Somaliland oo sheegtay inay Maxkamadda la tiigsanayso Fannaaniin u xidhan muran Dhaqaale oo dhex maray DAAWO

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga Somaliland, ayaa ka hadashay sababta ay u xidheen 8 ka mid ah Fannaaniinta Qaranka, waxayna sheegeen in kooxdaasi rabshad ka dhex sameeyeen Gudaha Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Marwo Shukri Ismaaciil Baandare oo ka hadlaysay Shir-jaraa’id oo iyada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi si wada jir […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Kulan Hoose La Yeeshay Salaadiin Iyo Cuqaal Kasoo Jeeda Waqooyiga Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 26 February,2016 (SDN/QJ):– Xubno wasiiro ah oo kasocda xukumada madaxwayne siilaanyo oo ay kamid ahaayeen wasiirka arimaha gudaha Somaliland cali maxamed warancadde, wasiirku xigeenka arimaha gudaha, wasiir ku xigeenka arimaha dibada iyo waliba maayarka caasimada hargeysa ayaa Kulan kula yeeshay hotel Guuleed ee magaalada hargeysa cuuqasha waxgarad iyo salaadiinta kasoo jeeda waqooyiga magaalada hargeysa. […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaanka KULMIYE Iyo Madaxtooyada Oo Qorshaynaya In Xil. Kijaandhe Lagu Bedalo Booska Waabeeye Ee Guddoomiye Xigeenka 2aad Ee KULMIYE

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Kulankii Kijaandhe Qasriga Madaxtooyada Lagu Qaabiley Oo Bannaanka Soo Dhigay Qorshe Hogaanka KULMIYE Kaga Takhalusayo Ku Xigeenkooda Labaad Ee Isbahaysiga Ka Jira. Inkasta oo ay Todobaadkan Gudihiisa uun ay ahayd markii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe kulan islaab xaadhasho ah la iskugu geeyay Qasriga Madaxtooyada,Hadana Waxa suuqyadda Siyaasada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Saxaafaddu Namay Waydiin Halka Nalaga Qaniinay Aniga Iyo Dr. Muuse Qaasim Wasiirkii Hore ee Ganacsiga” Maareeyihii Hore Ee Madbacadda Qaranka JSL

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Maareeyihii hore ee Madbacadda qaranka Somaliland Cabdillaahi Maxamed Jaamac Caaray ayaa sheegay in haddii xukuumaddii KULMIYE Ducaqabe tidhi oo xilkii laga qaaday uu ku biirayo xisbiga Waddani. Caaray oo ka hadlayay aragtidiisa ku waajahan xilka qaadistiisa uu dhowaan madaxweyne Axmed Siilaanyo kaga qaaday masuulkan hore, waxa uu ku dooday in cida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »