Home » 1:40 pm Entries posted on “February, 2016”

Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Daahfurtay Maktabada Akhriska Burco Iyo Weedhihi Misanka Laha Ee Laga Jeediyay Madasha +Sawiro

Burco 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Akhriska Iyo Qoraalku Waxa Uu Door Muqda Ka Qadataa  Adkaynta Iyo Ku Dhaqanka Afkaga Hooyo  Hadaba Waxa Gobolada Dalka Ka Jira Naadiyo Ku Hawlan Soo Nolaynta Akhriska Iyo Qoraalka Munasibad Baladhan Oo Hanankeeda Iyo Qabanqaabadeeda Si Mugleh Lasoo Agaasimay Oo Lagu Daahfurayay Rugta Kutubta Burco Ee Gacanta ay Ku Hayso Naadiga  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Aadan-Siiro oo Qorshe Muddo Kordhineed ku sheegay Khilaafka Waqooyiga Hargeysa DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Murannada ka taagan Deegaannada Waqooyiga Magaalada Hargeysa iyo Mushkiladda Siyaasadeed ee Muddada dheer ka jirta Deegaannada Buuhoodle, waxaanu Xukuumadda kula talinayey in la soo ururiyo Murannada Dalka ka taagan, maaddaama oo Dalku meel Xasaasiya marayo. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Iyo Itoobiya oo Maanta Wada Yeeshay Mashruucii Weyn ee Berbera Corridor Iyo Wada Xaajood laba geesood ah oo ka socda Magaaladda Berbera DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Waxa maanta magaalada Berbera ka bilaabmay kulan wada-tashi ah (consultative meeting) oo hayadaha dawladeed ee ay khusayso ee Somsliland iyo Ethiopia iyo waliba Midowga Yurub kaga arinsanayaan mashruucii Berbera Corridor ee isku xidhaayeyey Dekadda Berbera iyo dalka Ethiopia.Kulankan oo sida la sheegay socon doona laba cisho ayaa waxa dhinaca dawladda Ethiopia uga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Caddani oo Xilkii Wasaaradda Duulista Ku Wareejiyey Wasiirka Cusub Md Cumar & Guulaha Waxqabad ee u Hirgalay DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee wasaaradda duulista iyo hawada Cumar Sh. Max,ed Faarax ayaa maanta si rasmi ah xilkii wadaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore oo xiligan ah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magacyada Qaar ka Mid ah Dadkii ku Dhintay iyo Kuwii ku Dhaawacmay Shilkii Labada Baabuur ee Gebilay

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Shan iyo toban (15) ruux ayaa ku geeriyooday, sagaal ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii ay gelinkii dambe ee shalay isku dhaceen laba baabuur oo kala ahaa Noah Bus ah iyo gaadhi kale oo Landcruiser ahi, duleedka galbeed ee xarunta gobalka Gabiley ee Gabiley. Shilkaas ayaa ahaa kii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo Muuqaalka Qaraxyadii Xalay Ka Dhacay Hotel SYL Ee Magaalada Muqdisho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka;

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amray In La Xoojiyo Baadhista Shilka Iyo Sababihii Keenay

Hargeysa (QJ/SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu Bulshada Somaliland ka tacsiyadaynayaa Shilka naxdinta leh ee shalay ka dhacay inta u dhaxay Gabiley iyo Kalabaydh, shilkaas oo sababay 14 Dhimasho ah, iyo 9 qof oo dhawac ah ka dib markii ay isku dhaceen laba […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW SOMALIA: Weerarkii Xalay ma ahan mid Islaamka raad ku leh, Wuxuuna ahaa fal Cadownimo

Muqdisho (QJ/SDN)- RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia, isagoo tacsi u diray ehellada dadkii ku Qaraxaas ku Geeriyooday, kuwii ku Dhaawacmayna u Rajeeyay caafimaad deg-deg ah. Sharma’arke ayaa ku tilmaamay Weerarkaas mid ka baxsan diinta Islaamka, isla markaana ay Al-shabaab ku doonayeen inay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Militants attack hotel in Mogadishu, 13 killed

MOGADISHU (SDN) – Fighters from the Al-Qaeda linked Al Shabab group attacked a popular hotel in the Somali capital on Friday evening, police said, with all five attackers were killed in a shootout with security forces along with eight civilians killed in the two blasts. The attack started with a car bomb detonated outside SYL hotel followed […]

Posted in news in English | Read More »

Wasiirka Amniga oo ka hadlay Xajmiga Qaraxyadii Xalay lagu Weeraray Hotel SYL ee Muqdisho

Muqdisho (SDN/QJ) — Wasiirka Ammaanka Xukumadda Somalia, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Qaraxyadii xalay ka dhacay Muqdisho ay ka awood bad-naayeen Qaraxii lagu weeraray Hoteelka Jaziira sannadkii aynu kasoo gudubnay ee 2015-ka. C/risaaq ayaa sheegay in ciidamada amniga dowladda Somalia ay ka hor-tageen qaraxyada, isagoo xusay inay ku joojiyeen bar-koontarool oo ciidamadu ay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »