Home » 2:08 pm Entries posted on “February, 2016”

Puntland: Sababta aanu 4.5-ka u diidayno waa in Somalia ay ka Gudubto Meesha ay Joogto [DHAGEYSO]

Washington,28Feb,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in Puntland aysan Wax dan ah ugu jirin in nidaamka 4.5-ka, isla markaana Puntland ay ogoshahay in lagu soo xulo Xildhibaannada soo socda ee Soomaaliya ay yeelanayso hab deegaan. C/weli Gaas oo u Warramayay VOA-da, ayaa la weydiiyay su’aal ahayd waxa kallifay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudida Sahan-Barwaaqo Oo Deeq 43-Booyadood Oo Biyaha Ah Oo Ay Soo Direen Hablaha Gaaroodi Gaadhsiisay Deegaanada Abaartu Saameysay Ee Degmooyinka Sallaxley iyo Saba-Wanaag SAWIRRO/DAAWO

Hargeysa,28Feb,2016(QJ/SDN)-Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay isasoo taraysay qaylo-dhaanta ku aadan abaaraha ku dhuftay deegaanada Somaliland, ayaa waxa maanta deeq biyo ah la gaadhsiiyay deegaanno hoos taga degmooyinka Sallaxley iyo Saba-Wanaag. Deeqdan biyaha ah oo ka koobnayd 43-Booyadood ayaa waxa soo diray hablaha Ururka Gaaroodi ee deegaannadaasi , iyagoo kusoo hagaajiyay Guddida Guud Ee Sahan Barwaaqo. […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

War Deg Deg Ah: Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ   Hargeysa,28Feb,2016(QJ/SDN)- Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajicuun Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed CabdiRaxmaan Gadhyare ayaa Goor Dhawayd Ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.  Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed Cabdiraxman Gadhyare ayaa u Geeriyooday Xanuun uu Saddexdii Maalmood ee u Dambeeyey u Jiifay Cusbitaalka International Hospital ee Xaafada Masalaha Magaalada Hargeysa.  Marxuumka ayaa ka mid ahaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xoggo Laga Helay Qaabkii Ay U Dhaceen Qaraxyadii Habeen Hore Ee Muqdisho

Muqdisho (QJ/SN)-Faahfaahin ka soo abxaysa weerarki habeen hore dhacay magaalada Muqdisho ee Somaliya ee  lala beegsaday Hotel SYL ayaa sheegaysa in weerarku ahaa kii ugu khatarsanaa ee noociisa ah. Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u sheegatay weerarka. Wararku waxay sheegayaan in qorshaha al-Shabaab ahaa in ay qabsadaan Hotel SYL oo ay deganaayeen Diblomasiiyin, Xildhibaano, masuuliyiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maraykanka Oo Mamnuucay Badeecado Uga Yimaadda 74 Dal Oo Ku Shaqaysta Carruurta, Maxaabiista Iyo Addoonta

Washington (QJ/SDN)-  Madaxweynaha dalka Maraykanka Barak Obama ayaa saxeexay sharci mamnuucaya in dalkiisa loo soo dhoofiyo wax-soo-saarka warshadaha ay ka shaqeeyaan dad la qasbay, addoon ama carruur. Tallaabadan oo lagu tilmaamay mawqif adag oo ay dowladda Maraykan ka taagan tahay shaqaalaha addoonta ah ama qasabka ku shaqeeya. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Oo Si Dayacaad Ah Duleedka Hargeysa Ugu Daadiyay Sharaab Wakhtigiisii Dhacay

Hargeysa (QJ/SDN)- Qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland ee dibadda ka soo dejisa sharaabka la cabo ee qasacadaysan ayaa duleedka bari ee magaalada Hargeysa ku daadiyay sharaab wakhtigiisu dhacay oo aad u tiro badan. Ganacsatadan ayaa sharaabka ku daadiyay duleedka xabaalaha Naasahablood, iyagoo si dayacan u daadiyay sharaabkaas oo kartoomo ku xidhan, waxaana ku qamaamay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhacdo Cajiib ah Somaliland Gudaheeda oo Lagaga Dhawaaqay Dawlada Islaamiga ah Isla markaana Dumarka Jinka lagaga Saaro DAAWO

Hargaysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Deegaanka Magaalo Cad oo u dhexeeya Magaalooyinka Gebilay iyo Boorama ayaa Koox Isugu Yeedhay Dawlada Islaamku waxay ka furteen Xarun Suuq Fiican ka heshay Bulshada Dabiibka Caafimaad doonaysa. Waxaa Goobtaasi la geeyaa dad aad u tiro badan waxayna sheegaan inay ku samaynayaan Hawl gal kasta oo dhinaca qalliinada dadweynaha ah waxaa la yaab […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma run-baa in dib u dhaca Doorashada Somaliland la xidhiidho Doorashada Federaalka Soomaaliya? DAAWO

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Suxufi Simon Allison oo ka qeyb qaatay barnaamijka News Makers oo lagu falanqeenayey xaalada siyaasadeed iyo doorashada dhawaan dalka Somaliya ka dhici doonta, ayaa sheegay in Diblumaasiyiin reer Galbeed ah u xaqiijiyeen in ay ku cadaadiyeen Somaliland inay dib u dhigto Doorashadooda si looga soo hormariyo Doorashada Federaalka Soomaaliya. Barnaamijka News Makers oo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa Wiil Yar Oo La Qafaashay Kana Sheekeeyay Sidii uu ku Soo Badbaaday DAAWO

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Sheeko ku Saabsan in Caruurta yar yar la xado isla markaana lagala baxo Xubno ka Mid ah Jidhkooda ayaa hadal haynteedu waxay noqotay Mawduuc soo jiita dareenka Bulshada ku nool Caasimadda hargaysa.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mas’uul Sare oo ka Tirsan Xukuumadda Ingiriiska  Oo Baarlamaanka Dalkeeda Uga Warantay  Farqiga u Dhaxeeya Somaliland Iyo Soomaaliya

London,28,February,2016 (SDN/QJ):- Dawladda Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday in  jamhuuriyada Somaliland qeyb ka tahay dalal  iskaashi ka dhaxeeyo,  isla markaana si cad u muujiyey inay ka duwan tahay Soomaaliya. Fadhi baarlamaanka Ingiriisku yeeshay khamiistii toddobaadkii hore oo xildhibaan Nicholas Soames, ku weydiiyey haweenayda Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga Penny Mordaunt, su’aal la xidhiidhay wadamadda kala qeyb-qaatay tababarrada maraakiibta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »