Home » 11:39 am Entries posted on “February, 2016”

Xukuumadda Oo Ka Damqatey Hadal Sheekh Aadan-Siiro Kaga Waaniyey Iibka Hantida Ma Guurtada Ah

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa ka damqatay Weedho uu Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) kaga hadlay Iibka Hantida Ma guurtada ah ee Ummadda ka dhexeysa. Sheekh Aadan-Siiro, ayaa Khudbaddii Jimcihii Toddobaadkii hore ku soo hadal qaaday Iibka Dugsigii Haweenka Hargeysa ‘Hargeisa Women’s Club” isla-markaana waxa Xukuumadda ka waaniyey inay Iibiso Dugsiyada Waxbarashada Caasimadda, isagoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Somaliland Oo Go’aan Ka Gaadhay Dekedda Laga Dhisayo Ceel-garde

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay go’aan ka soo saartay dekad yar oo muran ka dhalisay gobolka Saaxil oo laga dhisayo  Ceel Garde, waxaanay caddeysay inay tahay mid sharci darro ah. Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Wasiir Ku-xigeenka amniga ee wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, oo shalay  u warramayay warbaahinta. “Waxaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamadda Distooriga Ah Oo Ka Jawaabtay Fasiraad Sharci Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dalbaday Oo Ku Saabsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka

Hargeysa – Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dalab fasiraad sharci ah oo uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ah inay maxkamadda distooriga ahi fasiraad ka bixiso xeerka sirdoonka qaranka oo ay ka taagnayd dood ah qaabka ay u samaysantahay inuu yahay ciidan iyo inaanay ahayn hay’ad ciidan. Sida ay Geeska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UNHCR: In ka badan 8,000 oo Qoxooti ah oo ku noolaa Kenya ayaa dalkoodii Somalia lagu celiyay

Muqdisho — Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNCHR, ayaa sheegtay maanta in qoxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu tahay 8,003 Ruux oo Xeryaha ku yaalla Kenya ee Dhadhaab, ayaa dib loogu celiyay Dalkooda Somalia, Kuwaasoo intooda badan dhulka la marsiiyay. UNCHR ayaa Warbixinteeda ku sheegtay in bishii Jannaayo ee Sannadkan 2016-ka ay dib ugu laabteen Somalia 218-qof oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Qaylo-dhaamiyey Rag Ku Sugan Somaliland Oo Sheegtay Rusul Ilaahay Soo diray Oo Qaabilsan Caafimaadka [DHAGEYSO]

Hargeysa — Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Sunne] oo ka mid ah culimada dalka ayaa ka qaylo-dhaamiyay rag uu sheegay inay sheegteen dhakhaatiir caafimaad oo xagga illaahay laga soo diray kuwaas oo dadka ku akhriya khuraafaad. Sheekhu waxa uu qaylo-dhaantan u diray xukuumadda Somaliland, isagoona ka codsaday inay arrintaasi wax ka qabato oo ay shacabka uga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Security at Mogadishu airport tightened after plane boming in Somalia

Mogadishu — Somalian authorities have increased security at Mogadishu’s airport after a plane bombing last week, which comes after militant group al-Shabaab claimed responsibility for the bomb. Watch below;

Posted in news in English | Read More »

Somaliland Refutes Al-Shabaab Allegations

Hargeisa, 16 February 2016 – The Somaliland Government wishes to categorically refute the false allegations made in a recent article in Kenyan media that claims it supports Al-Shabaab in any way, shape or form.  The article that is entirely devoid of fact and replete with hearsay makes a litany of spurious claims, all of which […]

Posted in Features,news in English | Read More »

Somaliland to deport 7 Indian Nationals

HARGEISA— Immigration department detained 7 Indian nationals who came to Somaliland through tourism. The Indian nationals were caught red handed while selling and trading medically poisoned drugs. Police apprehended them while in the port city of Berbera. Head of Somaliland immigration department revealed that they were caught while selling medical drugs that were not vetted […]

Posted in news in English | Read More »

DHAGEYSO: Waa Kuma Aqoonyahan?, Barnaamij Gaar Ah

 Hargeysa —Waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno yaa loogu yeedhi karaa aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Baryahan danbe dhulka Soomaalida waxaa batay dad badan oo darajooyin qaatay sida madax dhaqameed, siyaasi iyo aqoonyahan waxaynu diirada ku saaraynaa barnamijkani kooban yaa mudan in loogu yeedho aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Halkan Guji Oo Ka Dhageyso […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hajj Minister Receives Djibouti Ambassador

Riyadh- Minister of Hajj Dr. Bandar Hajjar received here yesterday Djibouti’s Ambassador to the Kingdom of Saudi Arabia, Dhia-Eddin Said Bamakhrama. During the meeting, they reviewed a number of topics of common interest in the field of Hajj and Umrah as well as the facilities provided by the Government of the Custodian of the Two […]

Posted in news in English | Read More »