Home » 2:10 pm
Entries posted on “February, 2016”
Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xidhitaanka Dugsiga Kulliyada Layliska Saraakiisha Ciidanka Qaranka JSL ee Cabdilaahi Aska. Ka qaybgalka Madaxweynaha ee Xidhitaanka Dugsigan oo ah Koorsadii saddexaad ee si xidhiidha uga soo baxda dugsigan Cabdilahi Askar Madaxweynuhuna uu nasiib u yeeshay Aas-aaska Dugsigan, dhagax-dhigiisa, Furitaankiisa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xisbiyada kulmiye iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Koomishanka qaranka Somaliland. Waxaana masuuliyiinta ay ku eedeeyay xisbiyada wadani iyo kulmiye inay deegaanada gobolka awdal ee diiwaangalinta doorashooyinku ka sacdaan inay ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa isku shaandhayntii Madaxwaynaha Somaliland todobaadkan sameeyey ku macneeyey mid dhabarka lagaga jebinayay murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Cali Gurey ayaa sidoo kale sheegay inaan isku shaandhayntaas aanay ku jirin dad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kampala — Inta badan dalalka ku yaala qaarada afrika waxa madaxweyne yaal ka ah ama kasoo ahaan jiray madaxweyne kaligii talis ah, Jecelna inuu markasta ku fadhiyo kursiga ugu sareeya ee dalka. Haddaba, dalka Uganda oo kamid ah dalalka ciidamada nabad ilaalinta u soo diray Soomaaliya ayaa waxa ka bilowday tartanka doorashada madaxtinimada ee dalkaasi. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa –– Danjirihii hore ee dawladda Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) oo ka mid ah Murrashaxiinta u tartamaysa madaxweynenimadda Soomaaliya ee lagu wado inay sannadkan lagu qabto Muqdisho, ayaa socdaal qaatay muddo toddoba maalmood ah ku yimid Somaliland, isagoo ku tamashleeyay oo ku wareegay magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Waxa la soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho— Xarakada Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay inay Sare u qaadayso weerarada ay ku beegsanayso saldhigyada ciidanka Dwladda Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Afhayeenka Hawl-gallada ee Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay inay inay kordhinayaan Weerarrada ay la beegsanayaan ciidamada ay dagaallada kula jiraan ee AMISOM iyo Dowladda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa kulan saacado badan qaatay wuxuu shalay Magaalada Hargaysa kula yeeshay Siyaasiyiinta Isbahaysiga Dimuquraadiyad doonka KULMIYE ku midoobay. Xogo hoose oo uu helay Wargayska Somalilandtoday, ayaa iftiimiyay in Eng: Faysal Cali Waraabe u qadimay Isbaahaysiga qorshe siyaasadeed aanay hore ugu bandhigin labada Xisbi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Faransiiska ee Kenya jooga danjire Rémi Maréchaux oo ay weheliyaan wefti balaadhan oo ka socda shirkadda Bollore ee halganka ugu jirta in lagu wareejiyo maamulka dekedda Berbera. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Wasiir Sacad, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – Wasiirka waxbarashada Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habane, ayaa ka hadlay mudaharaad ay Isniintii sameeyeen ardayda dugsiga Maxamuud Axmed Cali ee magaalada Hargeysa. Wasiir Habane, ayaa sheegay inuu ka xunyahay mudaharaadka ay ardaydu samaysay, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay in wixii tabasho ah ee jira ay wasaaradu si toos ah wax uga qabato. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay, Boutros Boutros-Ghali, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, sida uu sheegay Madaxa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Boutros-Ghali oo 93-jir ahaa ayaa waxaa tan iyo Toddobaadkii hore uu ku jiray Isbitaal ku yaalla Magaalada Qaahira halkaasoo loo daweynayay xanuun lasoo darsay. Sidoo kale, Boutros-Ghali ayaa ka […]
Posted in Sports | Read More »