Home » 3:35 am
Entries posted on “February, 2016”
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo waxa uu Shalay ka qaybgalay Dufcadii Sadexaad ee Ka Qallin jebisa Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Cabdilaahi Askar oo ku taala deegaanka Dararweyne.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhismayaal cusub oo ah guryo loo dhisay qaar ka tirsan danyarta xaafadda Ayax 2 ee Koonfurta caasimadda.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hadlay Fal ay Koox Hubaysan oo ku qaadeen Mid ka mid ah Goobihii diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Deegaanka Lughaya ee Gobolka Awdal isla markaana uu ka dhashay dhaawac soo gaadhay Mid ka mid ah Ilaaladda Ciidanka Iyadoo ay Kooxdaasina Wada qaateen dhamaanba agabkii diiwangelinta ee Goobtaasi […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Haweenka gobolka Awdal oo maalmihii u dambeeyayba waday wacyigalin dhinaca diiwaangalinta codbixiyayaasha ee doorashooyinka 2017 ka dhici doona Somaliland ayaa baaxda kormeeroodaasi balaadhiyay kadib markii ay safari wacyigalin dhinaca diiwaangalinta ah ugu kala baxeen degaamda Waqooyiga iyo Galbeedka degmada Boorma. Haweenkan oo intii ay wacyigalinta wadeen […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Gurey’’ ayaa Markii Kowaad Waxa uu ka hadlay Wada hadal uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Sheegay inay u Socdaan iyaga iyo Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Xisbiga Kulmiye. Cali Gurey ayaa qoraal uu ku faafiyey Barta uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gaashaanka ku dhufatey warar been abuur ah oo ay faafisay qaar ka mid ah warbaahinta Kiiniya, kaasi oo xukuumada Somaliland ku eedaynayay in ay taageerto AL-SHABAAB. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda khaarajiga ayaa lagu caddeeyay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Deegaamo badan oo ka Tirsan Jamhuuriyadda Somaliland ka Taagan Xaalad adag oo Abaareed Taas oo saamayn taban ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba. Hadaba Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee Somaliland ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka taagan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Guutadii 3-aad ee Jabhadda Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM, ayaa la sheegay inay Shalay Shir Albaabbadu u xidhnaayeen ku qabsadeen Huteel Dalxiis ee magaalada Hargeysa, kaasoo aanu jirin war faahfaahsan oo ay ka soo saareen ujeeddada ay u shireen. Hase-yeeshee, sida ay xaqiijiyeen ila-wareedyo xog-ogaal ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Ducaale Bullaale oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku baaqay in la is waafajiyo sharciyada qabashada doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada ee lagu wado in ay isku wakhti dalka ka qabsoomaan sannadka 2017. Xildhibaan Ducaale oo shalay u waramayay wargeyska DAWAN, ayaa waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Somaliland waa qaran curdin ah isla markaana aan wali haysan aqoonsi caalamiya, hase yeeshee ay indho badan oo caalamka ahi soo eegayaan kuna majeertaan nabada iyo deganaanta ay ku naaloonayaan. Somaliland waxa ka socda is diwaangalinta kaadhka cod bixinta taasoo ay bulshadu qaadanayso lana odorosaayo bal in lagu yareeyo musuqa ka jira xilliga cod bixinta, […]
Posted in Features | Read More »