Home » 1:38 pm
Entries posted on “February, 2016”
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):-Fadhigii 191aad ee Golaha Wasiirada Somaliland oo uu gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta oo khamiisa sidii caadada ahayd ku qabsoomay hoolka shirarka ee Madaxtooyada kulankaas oo lagu Ansixiyey in Laamaha Dawladda laga jaro qaadhaan lagu kaabo xaalada abaaraha ee dalka ka jira. waxaana shirku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Ku soo dhawaada Barnaamij ka hadlaya arrimaha Kalluumaysiga iyo Ka Faa’iidaysiga Khayraadka kala duwan ee Ceegaagan Badaha Somaliland. Waxaa Barnaamijkan soo diyaariyey halkana ka soo Jeedinaya Xasan Maxamed Muuse oo ka mid ah Asxaabta Qurbejoog.com
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Shir jaraaid oo ay maanta Gudida loo saaray Isku dabaridka Qaadhaan Ururinta Abaaraha iyo Qorshaynta kaalmada la gaadhsiinayo dadka tabaalaysan ku qabteen Xafiiska Rugta Ganacsiga ee Caasimada Hargeysa ayey ujeedadiisu ahayd in ay deeq loo hibeeyey abaaraha ka gudoomaan qaar kamida Shirkadaha Ganacsiga ,xubno kamida Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland iyo qurbojoog […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kenya– Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay dhisayaan xabsi cusub, kaasoo lagu xabisi doono dadka looga shakiyo inay xiriir la leeyihiin Kooxaha argagaxisada ah iyo taageerayaashooda. Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa kaga dhawaaqay Qorshahan Cusub ee lagu dhisayo xabsiga u gaarka ah kooxaha argagaxisada ah xaflad ay 2,000 oo Ciidammada ilaalada xabsiyada Kenya ah ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
QAAHIRA — Maxamed Xuseynayn HAYKAL oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ugu Caansan Calaamka Carabta oo u dhashay dalka Masar ayaa ku geeriyooday Magaalada Qaahira, isagoo da’diisu ahayd 92 jir. Haykal ayaa wuxuu ahaa nin ay si aad ah isugu dhawaayeen madaxweynihii hore ee dalka Masar, Jamaal C/naasir Sannadihii 1960-naadkii, xilligaasoo uu tafaftire ka ahaa wareyska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho- Ciidanka Kenya ayaa sheegay Maanta oo Khamiis ah inay duqeyn cirka ah oo ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya ay ku Dileen Taliyhii Sir-doonka Al-shabaab iyo Saraakiil kale, Inkastoo Al-shabaab ay beenisay Warkan Maanta ka soo baxay Dowladda Kenya. Sarkaal ka tirsan ciidanka Kenya oo la hadlay AFP ayaa sheegay in Duqeytan ay ku dileen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington – Cilmibaadhis dhowaan Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in sharaabka khudradda Beetaraafku uu wanaajiyo awoodda dul-qaadasho ee wadnuhu u yeelanayo jimicsiga iyo ciyaarta, isla markaana uu xakameeyo dhiigkarka dadka da’da ah ee wadne xanuunka leh. Cilmibaadhayaal ka tirsan Xarunta caafimaad ooo hoos timaadda jaamacadda Wake Forest ee dalka Maraykanka ayaa tijaabooyin cilmiya oo ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu Madaxweyne Siilaanyo toddobaadkan xukuumadiisa ku sameeyay, waxaanu ku tilmaamay isku shaandhayn aan macno soo kordhinayn. Md. Faysal oo u waramay telefishanka Universal, ayaa sheegay inaan wax muhiim ahi ka muuqan isku shaandhayntaas, “Horta sababta garan maayo oo madaxweynaha sameeyay ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – Wakaaladda wararka ee AP ayaa baahisay in ninka looga shakiga qabo inuu isku qarxiyay diyaaradii Daallo Airline ee maydkiisa la helay oo magaciisa lagu sheegay Cabdillaahi Cabdisalaan Boodhle, uu macalin ka ahaa madarasad ku taala magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Wakaaladdani waxay sheegtay in ninkaasi macalin ka ahaa madarasad ku taala magaalada Hargeysa, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Aqoonyahan Ali Daahir Oo ka hadlay Xaaladda Guud Ee Uu Dalku Maraayo hoose ka daawo
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »