Home » 2:37 am
Entries posted on “February, 2016”
Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):-Ciidanka booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigtay cidii ka danbaysay weerarkii lagu qaaday xaruntii ay ka socotay diwaangalinta codbixinta ee deegaanka baki Taliska ciidanka booliska oo shirjaraa’id oo ay qabteen waxa ay ku soo bandhigeen cidii ka dan baysay weerarkaasi lagu qaaday xarunta diwaan galinta ee geegaanka baki Waxaanay soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hor istaagtay Hay’adda Miino Saarta ah ee Xafiiska Hargeysa ku leh ee Hello Trust inay sidii laba dal oo isku furan ugu gudbiyaan Shan gaadhi oo Xafiiskooda Hargeysa ku sugan oo cusub kuwaasi oo Dawladu u samaysay Cashuur dhaaf islamarkaana dhawaan u soo degay,waxaana Fashilmay isku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):-Taageereyaasha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku leeyahay Gobolka Awdal ayaa gaadhay heerkii ugu sareeyay,waxaanu xisbigaasi bilihii u dambeeyay kasbaday inta badan quluubta dadweynaha gobolkaasi oo xilligan u jeelan inay tallada Somaliland u caleemo saaraan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI. Ifafaalaha siyaasadeed ee gobolka Awdal waxa uu dhinaca xisbiga WADDANI u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sheekh, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Badhasaab ku xigeenka Gobolka Saaxil mudane Xaamud Xuseen Cabdilaahi iyo maayarka degmada Sheekh Ibraahim Cabdilahi Cabsiiye ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray Dhameystirka dhismaha iyo Qalabeynta Qolka Qaliinka ee cisbitaalka degmada Sheekh. Xaflad si balaadhan loo soo agaasimay oo manta lagu qabtay cusbitalka degamada Sheekh ayaa waxa ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Caddaado, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, ayaa Xoog ku soo furtay Nin u dhashay waddanka Kenya oo ay Afduub ama Qafaalasho ku haysteen 15 Bilood muddo ku siman Koox hubaysan oo ku dhuumaalaysanayey deegaannada Galmudug iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya wakhtiga ay Ninkan Afduubka ku haysteen. War-Saxaafadeed Qoraal ah oo ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Ciyaartoyga xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar ugu qeybgalay tartanka kubadda cagta ee dugsiyada wadamada Jaamacadda Carabta oo ku soo laabtay dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wasiiro, xildhibaano, maamulka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyin kale. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdiraxmaan (Cirro), ayaa gurigooda oo ku yaala magaalada Boorama ku booqday fannaaniinta caanka ah ee Aamina Cabdillaahi Xirsi iyo Cabdiraxmaan Cismaan (Cabdiraxmaan Dheere), oo muddooyinkii dambe ay Aamina Cabdillaahi xaalad caafimaad u jiiftay gurigeeda. Waxaana booqashadan guddoomiyaha Cirro […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, February 18, 2016 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka iyo Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida, ayaa ka qeyb galay Munaasabadda sanad guurada 46-aad ee aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Xerada Ciidanka Asluubta ee Ex- Control Afgooye. R/Wasaare Cumar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxaa Qoray Cali Cabdi Xaaji Aadan “Cali Yaanbo” Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta laga Maqlayay Muran ku saabsan dhismaha Dekadda la sheegay in laga hirgalinayo Deegaanka Ceel-Gardi. Ugu horayn Waxaan Qirayaa in Dalkeenu u baahan yahay in dekado cusub loo dhiso Isla markaana la Horumariyo Kuwa shaqeeya hasa yeeshee Waxaan u arkaa arrin aan […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux. Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »