Home » 7:22 pm
Entries posted on “February, 2016”
Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa shabakadaha iyo baraha Social Mediyaha lagu arkay qoraal luqadda Ingiriiska lagu diyaariyay oo cinwaankiisa uu ahaa“The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab” oo ah shaqadda ka dhexeysa Somaliland iyo Al-shabaab,taasoo sida la yiri waxaa qoray laba wariye oo dhanka baaritaanka “investigative” oo la yiraahdo Peter Wolfson & Greta Backstrom,waxay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Cirka isku sii shareeraysa qadiyadda ku Saabsan Muran Degsiimeedka Deegaanka Lughaya oo u dhexeeya Beelo Dega Goboladda Awal iyo Maroodi Jeex taas oo sababtay in Weerar lagu qaado Xarun ay ka socotay Diiwangelinta codbixiyeyaasha ee Sabowanaag ee deegaanka Lughaya Waxaa Falkaasi loo Xidhay Tiro dad ah oo ay ku […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
HARGEISA—- President of the republic of Somaliland His Excellency Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has held talks with a high level delegation headed by French embassy to Kenya, Reimi Marechaux. The president was flanked by deputy president and members of Somaliland cabinet ministers.
Posted in news in English | Read More »
Waxa aad halkan ka daawan kartaan documentary film hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Waa filim si qotodheer u soo bandbigaya baahida waxbarasho la’aaneed ee ka jirta miyiga, iyadoo Cabdishakuur Heersare u tusaale ahaan u soo qaatay miyigii iyo deegaankii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa 80,000 oo doollar (Siddeetan Kun oo Doollar) ugu deeqday Taakulada loogu jiro Gurmad lala gaadho Dadka ay saamaysay abaarta ba’an ee dalka ka jirta. Munaasabad guddiga Madaxwaynaha Somaliland u saaray gurmadka Abaarta ay u Qabteen Qaadhaan-ururinta Bulshadu ku Caawinayso Dadka baahan oo ka dhacday Xafiiska Rugta Ganacsiga ee Hargeysa shalay, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xalay gobol ka tirsan oo lagu magacaabo Mpumalanga boob loogu gaystay qaar ka mid ah ganacsiyada ay Soomaalida halkaasi ku leeyihiin. Wararku waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu boobay dhowr iyo sodon dukaan. Arintan ayaa la sheegayaa in ay ka dhalatay dadka deegaanka oo ka caraysan xubin deegaanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa Wax Naadir ah Amase Mar la arag ah in Qof araga Naafo ka ahi (Indho La’a amase Camoole) uu hadana noqdo Weriye Idaacadeed iyo Mid Telefishan isla markaana uu Diyaarsado Wararkiisa iyo Barnaamijyada uu Tebinayo isaga oo Waxa u qoran aan arkayn,Hasa Yeeshee Xaga eebbe kama adka. Waxaa Magaaladda […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Saaxdheer, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda la Baxday Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in Maamulkiisu aanu ku Socon Magaalada Hargaysa Waxaa kale oo uu Magac dhabay qaar ka mid ah Beelaha Somalida oo uu dekeno ka Tirsanayo.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Taysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- – 11 Sanadood oo ay is-qabeen Lamaanaha kala ah Axmed Daahir Aw Qaasim iyo Raaxo Carab Aw Muxumed waxay dhaleen 15 Carruur ah oo Mataanno ah, kuwaas oo u dhashay Saddex Saddex iyo Laba laba. Qoyskan oo Sabool ah oo ku nool Deegaanka Taysa oo Magaalada Gabiley kaga beegan dhanka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Markii Kowaad Waxa uu iftiimiyey Sababta keentay in Koox Hubaysani ay Weerar ku qaadaan Goob ka mid ah goobihii ay ka socotay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolka Awdal. Cali Guray Wuxuu bartiisa xidhiidhka bulshadda ee Facebook ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »