Home » 11:26 am
Entries posted on “February, 2016”
Hargeysa – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa nasiib daro ku tilmaamay dhibaatadii dhawaan ka dhacday deegaanka Sabawanaag, oo keentay in la weeraro goob ay ka dhacaysay Diiwaangelintu, waxaanu sheegay in arintani ugub ku tahay Somaliland waxaanu soo jeediyey in aanay mar dambe dhicin. Wasiirka, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Digreetooyinkii u dambeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo soo saaray waxa lagu arkay magac aan hore loo isticmaali jirin oo ah ‘Xil-suge’, kaas oo lagu dhinac qoro magaca masuul xukuumadda ka tirsanaa oo xilka laga qaaday. Xul-suge ayaa dad badan oo reer Somaliland ah ku noqday yaab iyo amakaag, waxaana la isweydiinayaa xilka uu masuulkaasi sugayo, […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – Maxkamadda rafcaanka gobalka Maroodi-jeex ayaa xayirtay wershada Hargaha iyo saamaha ee ku taala degmada Dacar-budhuq, ka dib markii ay cabasho ka muujiyeen shacabka deegaanka oo sheegay inay ku waxyeeloobeen hadhaaga suntan wershadaas. Wershadaas ayaa waxa iska leh niman u dhashay dalka Shiinaha. Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London — Dhagaystayaasha BBC Somali ayaa si kulul uga horyimid muuqaal gabadh wariye somali ah oo ka tirsan oo iyadoo aan asturnay muuqaal war akhrinaysa la soo galiyey BBC Somali Facebook iyo BBCsomali.com. dadka Barahaasi internetka ee BBCSOMALI ku xidhan ayaa ku tilmaamay muuqaal anshax xumo ah, isla markaasina si kulul u dhaleeceeyay taasi oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016 ku Magacaabay guddi heer qaran ah oo ka hawlgelidoona Ictiraaf Raadinta Jamhuuriyadda Somaliland. Digreetada Madaxweynuhu ku Magacaabay Guddida Ictiraaf Raadinta ayaa u dhignayd sidan:- Ujeeddo: Magacaabid Guddi Mudanayaal iyo Marwooyin, Sida aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington — Xukuumadda Washington ayaa Somalia, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal [Visa] la’aan Mareyanka lagu geli karo. Qaybta Amaanka Gudaha Mareykanka, ayaa ku dhawaaqday Tallaabadaan Maanta, iyadoo sheegtay in dadka Dalalkaan u dhashay ay ku adkeyn doonto in la siiyo Viso ama dal-kugal ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa Maanta qado-sharaf u sameeyey cayaartoydii 11-jirada oo ku metelayay Qaranka Somalia Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay Qadar. Iyadoo ku Bogaadiyay sida ay uga dhex-muuqdeen cayaaraha iyo guulihii ay gaareen intii ay Cayaaruhu Socdeen. Sharma’arke, ayaa u Mahad-celiyay Maamulka Iskuulka cayaartoydaani ay ka Socdeen iyo Waaliddiintii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi — Guddoomiyihii hore ee baarlmaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in uu kasoo horjeeday in ciidanka Kenya ay galaan dalka Soomaaliya, isagoona Faarax Macallim sheegay in aanu weli dhallan raggii soomaaliyeed ee dalka Soomaaliya xoreyn lahaa. Haddaba, wareysi gaar ah oo uu faarax macalim siiyay warbaahinga Dalsoor ee soomaalida u adeegta hoos ka daawo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sabratha — Duqeyn Diyaaradeed oo Maanta ka dhacay Degmada Sabratha ee dalka Liibiya, laguna beegsanayay kooxo Xiriir la leh ISIS ayaa lagu dilay ugu yaraan 30-ruux. Sarkaaal sare oo Mareykan ah oo u Warramayay Wargeyska New York Times ayaa sheegay in duqeyntan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka, lagula dilay saraakiil sare iyo Xoogag ka tirsan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »