Home » 6:35 pm
Entries posted on “February, 2016”
Hargaysa 20.Feb 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka isbahaysiga xisbiga kulmiye Xuseen Axmed Caydiid, ayaa xaqiijiyay wadahadal u furmay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay in uu kulankani ahaa mid hordhac ah oo ay u balameen in ay sii socdaan wadahadaladu. Afhayeenka oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Waxaan halkan ku caddaynayaa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 20 February, 2016 (SDN/QJ): – Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta furay Maktabadda Kutubta iyo Buggaagta ee magaalada Boorama oo ay yagleeleen dhallinyaro, aqoonyahan iyo qurba-joog ka soo jeeda gobalka Awdal. Waxaana munaasibad kooban oo furitaankii Maktabadda looggu sameeyey xarunta Maktabaddaasi ee Boorama, ka soo qeyb-galay guddoomiyaha xisbiga WADDANI […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Veteran leader declared winner with 60 percent of votes in election marred by violence and allegations of ballot fraud. Yoweri Museveni, who has ruled Uganda for 30 years, has been re-elected the country’s president in an election overshadowed by arrests of politicians and allegations of rigging. The country’s election body declared Museveni, 71, the winner […]
Posted in news in English | Read More »
“Only with the greatest of simplifications, for the sake of convenience, can we say Africa. In reality, except as a geographical term, Africa doesn’t exist”, writes Ryszard Kapuncinsky in his introduction to The Shadow of the Sun. “What can I say about a country that I cannot find on the map of a continent that […]
Posted in news in English | Read More »
Hargaysa 20. February, 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Doorashooyinka ee Dalka Yugandha ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Yoweri Museveni uu ku guulaystay Doorashadii madaxtinimo ee Dalkaasi. Waxaana natiijada doorashada diiday Xisbiga ugu weyn mucaaradka oo ku sheegay doorasho la khiyaameeyey. Shabakada wararka ABC News ee Dalka maraykanka aya baahisay in Mr Museveni uu helay codad gaadhaya 5,617,503 oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Muruq Maalka ka Shaqaysta qodista dhulka si ay dhagax uga soo saaraan iyo Ciida Guryaha lagu dhiso ayaa Kulan la qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex isla markaana u Gudbiyey Cabasho la xidhiidha Buurihii ay dhagaxa iyo Ciida ka soo saari jireen oo dawlada hoose ee Caasimadu ka Joojisay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho— Dowladda Soomaaliya, ayaa markii ugu Horreysay ka Mamnuucday in Qaybo ka mid ah Somalia laga Akhristo ama laga daalacdo qaar ka mid ah Shabakadaha Internet-ka ee Afka Soomaaliga wax ku qora. Amar kasoo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu Mamnuucay in gudaha Somalia laga akhristo 35 Website oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20.Feb 2016 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3850/022016 ku Magacaabay guddi qaran oo u xilsaaran qabanqaabada Xuska Sannad Guurada 25aad ee ka soo wareegtay Maalinta Qarannimada Somaliland. Direetada Madaxweynuhu ku magacaabay Guddida heer qaran waxay u dhignayd sidan:- Ujeeddo: Magacaabid Guddida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hamblyo wasiirka cusub ee Wasaarada X/Xoolaha mudane Cabdilaahi maxamed Daahir [cukuse] waa wasiir karati badan oo waxana ka badali kara wasaarada kasta oo loo dhiibo intii uu ahaa wasiirka warafaafinta Dhaqanka wacayagalinta waxa uu waxa badan ka Qabtay wasaarada waxa uu ka Hiragaliyay idaacadda weyn ee Qaranka oo laga dhagaysto Geeska Afrika iyo meelo badan […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa 34 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay Xadhig,Jidh dil iyo Ciqaab adag. Waa Maalintii la dareemay in Gadoodka ardaydu uu wax badan bedeli karo isla markaana noolayn karo niyad jabka bulshada haystay. Hadaba […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »