Home » 2:55 am Entries posted on “February, 2016”

Mashruuca Biyo balaadhinta Caasimadu Wuxuu ka mid Yahay Hiigsiga iyo Himilooyinka Ugu wayn Ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Iyo Dhaxalka ay Umaddan uga tagayso DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Golayaasha qaranka ayaa ka qayb galay Munaasibad dayr loogu samaynayo Kaydka Biyaha Caasimadda Hargaysa oo dhawaan laga raray dadkii deganaa kadib markii Guryo looga dhisay Xaafadda Jimcaale ee Caasimadda Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boorama:-Xisbiga WADDANI oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah u Sameeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Ku Soo Biiray

Boorama 21. February 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad aad u bilan oo si heer sare loo soo agaasimay isla mar ahaantaana xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin, agaasimeyaal, guddoomiyeyaal hore oo gobal iyo degmo, aqoonyahanno, qurba-joog iyo taageerayaal aad u tira badan, ayaa lagu qabtay hotel Rays ee magaalada Boorama. Waxaana ka soo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaaladda Sallaxley oo Laga Bilaabay Qorshe Town Plane-keeda lagu Wanaajinayo DAAWO

Sallaxley 21. February 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Sallaxley oo ka tirsan Gobolka Maroodijeex ahna magaalooyinka koritaankoodu socdo, ayaa xiligan waxa laga bilaabay qorshe loogu samaynayo Town Plane si loo habeeyo bilicdeeda mustaqbalka.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Canshuurta Qaadka ayaan Kordhinaynaa si Shacabku isaga dhaafaan..” Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho 21. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh oo ka Qayb-galay maanta Barnaamij ay shacabka Soomaaliyeed su’aalo ku weydiinayeen ayaa sheegay in Qaadka/Jaadku uu dhibaataooyin badan ku hayo dadka Soomaaliyeed, ayna sameeyaan qorshe Bulshada looga wacyi-gelinno Qaadka iyo Dhibaatooyinkiisa. Xasan Sheekh oo Hadal ka jeediyay Barnaamij loogu Magac-daray Daah-furka Dowladda ayaa intaas ku daray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Xisbiga Kulmiye Wuxuu Dadka Ku Soo Saaraya Raashin Baa La Idiin Qaybinayayee Soo Baxa….” Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan DAAWO

Boorama 21. February 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo ka mida waftigii uu hogaaminayay Gudoomiye cirro, ayaa ka hadlay in xisbiga kulmiye uu ku dhaqaaqay talaabo ceeb ku ah, oo u badheedheen xisbiga kulmiye in calaamad meel ku taala ku dul masaxo calaamadooda iyadoo dhulku badan yahay. Isla markaana wuxuu sheegay in kulmiye dadka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beelo Kala Dhacay Laba Gaadhi Oo Ka Soo Kala Jeeda Puntland Iyo Somaliland Oo Khilaafkoodii La Soo Afjaray DAAWO

Burco 21. February 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa u kala wareejiyey laba dhinac oo Baabuur iyo Hanti lacageed ku kala Maqnaayeen Isla markaana ku kala haystay Deegaano ka Tirsan Somaliland iyo Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mas’uuliyiinta X.WADDANI Ee Gobolka Maroodi Jeex Iyo Garabka Haweenka Heer Qaran Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyey Xaafadda M.Mooge DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah mas’uuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ee gobolka Maroodi Jeex ayaa deeq biyo ah gaadhsiiyey qaar ka mid ah dadweyne ku dhaqan xaafadda Maxamed Mooge,gaar ahaan xerada barakacayaasha ee Camp B. Mas’uuliyiintan ayaa waxaa hoggaaminayey guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex ee xisbiga WADDANI,Garabka Haweenka xisbiga ee heer qaran […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waan Ku Diirsaday, Doorka Maantaaye(Hambalyo Madaxweyne Gudidaas Ictiraac Raadinta)

In mar uun ictiraaf caalamiya la helo, waa mid ka mida rajooyinka iyo himilooyinka ay ku hamiyaan guud ahaan bulsho weynta ku dhaqan carigan soomaalilaan. Waxyaabaha xiisaha iyo xusuusaha gaarka ah maskaxdaada ku xardhaya ayuu ka mid yahay erayga ictiraaf ama aqoonsi markaad ka maqasho ilmo yar oo aan magaciisa sixi karin balse ku dhawaaqaya […]

Posted in Features | Read More »

Democracy is on trial in Uganda Dr. Kizza Besigye

Message: The results of the presidential elections must be rejected Kampala, Uganda 20 February 2016 Citizens of Uganda My Fellow Africans International Citizens and Friends of Uganda Members of the Press Corps and the Diplomatic Community, We have just witnessed what must be the most fraudulent electoral process in Uganda. We participated in this process […]

Posted in news in English | Read More »

Addunyada Badeeco la Dhiifiye Maqlay Laakin Gabdho la Dhoofiyay waa Noo Kow Hortiin

1)         Damqasha la’aanta dowladenna!     2)            Danaha Sacudigu Dumarkenna kaleyahay!     3)        Dawarsigga loo horseedayo Hablahenna da’yartaa!     ”Ma Dumarkii Somaliyed, ee dadka ugu sareeyay, ayaa dawarssi loo diray?  ”Ma Dowladaan ogsoneyn danaha Sacudigu dumarkenna kaleyahay?  Damqasha la’aanta dowladennu waa midda kentay in maanta eey aqbalaan in Dumarkennii wanaagsanaa, Sacudigu siddii xoolihii soo dalbadaan, ee eey dhahaan dhowr […]

Posted in Features | Read More »