WAREYSI: Taariikhdii Far Soomaaliga iyo Taariikh-yahan Aw Jaamac Cumar Ciise, Alle Ha U Naxariistee
Halkan hoose ka daawo ama ka dhageyso; Wareysiga waxa qaaday Wariye Axmed Kismaayo oo BBC ka tirsanaa.
Halkan hoose ka daawo ama ka dhageyso; Wareysiga waxa qaaday Wariye Axmed Kismaayo oo BBC ka tirsanaa.
Halkan hoose ka daawo
Laascaanood — Maxkamadda degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa saakay ka furantay Dacwad ay isku haystaan saddex qoys oo wiil da’diisa lagu sheegay intay tahay 13-jir oo uu Gacanta ku hayay Muddooyinkaan Xog-hayaha Dowladda Hoose ee Dagmada Laascaanood, Cabdi Khayre Dirir. Dacwada ayaa loogu gar-qaadayaa qoysaskan oo wada sheeganaya wiilkaan oo magaaciisa lagu sheegay […]
Muqdisho, February 21, 2016 (SDN/QJ):- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Waxbarashada […]
Dilla 21. February 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta deeq raashin ah ah oo isagu jirta bariis, daqiiq iyo sonkor gaadhsiiyey 500 oo qoys oo danyar ah oo ku nool degmada Dilla ee gobalka Awdal ku waasi oo muddooyinkii dambe ay si xoogga u saamaysay abaarahii ka jiray deegaanada Galbeedka Somaliland. Guddoonsiintii […]
“ Waxaan u socdaa inaan bidhaamiyo, inaan haweenaysigu ahayn sida loo dhigayo dhaqdhaqaaq ilbax ah ee uu yahay dhaqdhaqaaq danaysi oo danaha iyo xuquuqda in gaar ah –haweenka– uun aqoonsan ama u orda, aan rabin sinaan, ee raba in uu galo kaalinta Odaytooyada si uu u noqdo Haweentooyo. Waa dood culus, laakin waan difaacayaa. Waxa […]
The Somaliland Republic’s credential for anti-terrorism and as a bastion of stability and democratic culture is now established beyond doubt. What are not established are the credibility of the recent dubious claims to mar that record and the authenticity of their proponents. The Somaliland people have demonstrated their capacity and commitment to overcome the imported […]
Somalia Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke was yesterday detained for several hours in Nairobi for breaching protocol. The embarrassing incident that could test diplomatic relations between Kenya and war-torn Somalia happened mid-morning yesterday at the Jomo Kenyatta International Airport. Sharmarke could not be cleared in Nairobi because his plane had not been inspected at Wajir […]
Doorashadii ka dhacday Dalka Uganda ee uu markii Shanaad ku guuleystay Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa ahayd tii ugu adkeyd ee soo marta dalkaas tan iyo markii uu xorriyadiisa qaatay sannadkii 1962-kii. Kor-joogayaash doorashadan ee caalamka ka socday ayaa dhaliilay Qaabkii ay ku dhaceen doorashooyinkii Uganda, iyagoo sheegay inay jirtay intii doorashadu socotay Wax […]
Halkan hoose ka daawo muuqaalka barnaamijkaas Waxa soo jeedinaaya Wariye Cabdicasiis Caydiid Yamani