Home » 3:25 am
Entries posted on “February, 2016”
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir ayaa Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Hawd. Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ayaa dadweynaha deegaanka uu Biyaha Gaadhsiiyey Wuxuu ugu baaqay inay alle bari sameeyaan isagoo sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ka go’an […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee HCTV ee Su,aalaha tooska ah lagu waydiiyay Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen oo la waydiiyay su, aal ahayd sida loo heli karo aqoonsi ama dariiqa loo mari karo aqoonsi buuxa oo ay Somaliland ka hesho beesha caalamka iyo waxa uga qorshaysan Xisbi ahaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)ayaa ka hadlay ansixinta gobolnimada Gabiley. Mudane Cirro waxaa uu xukuumada ku dhaliilay inaanay golaha wakiilada usoo gudbinta ansixinta gobolkaasi isagoo sheegay in Xisbiga Waddani uu diyaar u yahay Ansixinta gobolka Gabiley. Guddoomiye Cirro oo Maanta Gabiley soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 22. February 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cismaan C/laahi Cigaal (Cismaan-Hindi), oo hore uga tirsanaa xisbigii bur-buray ee UDUB ayaa sheegay in doorashooyinku culays ku hayaan dalka, waxaanu tilmaamay in loo baahan yahay in la soo koobo doorashooyinka faraha badan ee dhawrkii sannadoodba mar la gelayo. Cismaan Hindi oo Telefishanka Universal ugu waramayay magaaladda London ee dalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe 22. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dawladda Puntland Cabdiweli Gaas ayaa si rasmi ah loo iclaamiyay inuusan tagi doonin shirka ka furmi doona magaalada Istanbul ee Turkiga maalinta beri ah. Warkan ayaa imaanaya xilli madaxwaynaha Puntland ay soo gaarayeen codsiyo gudaha iyo dibadda ka imaanayay oo looga codsanayay inuusan tagin shirka Istanbul maadaama uusan macno […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London-Feb-21-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa koobka Fa Cup oo aalaaba la ciyaaro inta uu horyaalku socdo Premier League. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobka Fa Cup,waxaa foodda isla galey labada naadi ee ugu tunka weyn Ingiriiska walow aay kaga jiraan horyaalka meel aan u cuntamin,bal daawo sida aay iskugu nafbaxeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Magaalooyinka Hargeysa, Boorama iyo Gabiley, ayaa waxa si wayn looga dareemayaa maalmihii u dambeeyay qabanqaabada xaflada miisaan culus oo uu xisbiga mucaadka ah ee Waddani ku soo dhawaynayo masuuliyiin hore xilal sar sare uga soo qabtay xukuumaddii Madaxweyne Rayaale iyo xukuumadda madaxweyne siilaanyo, kuwaas oo la filaayo inay si rasmi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 22. February 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Jeneraal Gaafoow ayaa lagu sheegay in dib looga noqday amarki ahaa in la joojin doono duullimaadyada isaga kala goosha garoomada Muqdisho iyo Hargeysa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay mutadawacnimada amma isdiridda qofka iyo doorka qof kastaa ka qaadan karo gurmadka abaaraha dalka ka jira, ayaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, isla markaana ay ka qaybgaleenCulima’udiin, waxgarad, dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshadu, ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe 22. February 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Ibraahim (Shakuul) oo ka mid ah culimadda Soomaaliyeed, ayaa sheegay in wadaadadu yihiin kuwa ugu guurka badan, isla markaana wuxuu sheegay in waddaadadu hadda waxbarteen isla markaana abuureed dhaqaale iyagoo waayaddii horre ahaa kuwa aad u liita. Sheekh Shakuul oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Wali waxaan aaminsannahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »