Home » 5:31 pm
Entries posted on “February, 2016”
Muqdisho 22,February,2016(SDN/QJ):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay Ra¨´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ku wajahnaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga si ay uga qeyb galaan shirka heerka sare ee wadatashiga Istanbul, (HLPF). Inkasta oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbul 22,February,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga, halkaas oo uu dhawaan ka furmi doono shir lagaga hadlayo aayaha Soomaaliya isla markaana dhaqaale loogu ururinayo doorashooyinka sanadkan 2016. Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maalinta Salaasada ah ka furmo magaalada Istanbul, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho — Warfidiyeen baahiya wararka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahiyey warbixin uu ku sheegay halka ay xarakada Al-Shabaab ka hesho hubka. Warbixintan oo cinwaan looga dhigay Ma Ogtahay Mujaahidiinta Al-shabaab Halka Ay Hubka Ka Helaan? Isla markaana wadatay sawirro badan ayaa u dhignayd sidan: Cid kasta oo aan la socon xaaladda Mujaahidiinta Alshabaab ama aan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu maro waddadii Daahir Rayaale dalka ku gaadhsiiyay doorasho xor iyo xalaal ah oo uu ku kala saaray xisbiga Udub iyo Kulmiye oo uu noqdo gees lagu daydo sidii Daahir Rayaale. Xamarje wuxuu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London — Quruxda duuleed oo aynu uga jeedno xarragada labbiska iyo jidhka iyo sidoo kale quruxda maskaxda oo fariidnimo ama garaad badni aynu ku tilmaamnaa waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha jacaylkooda uu aadamuhu ka siman yahay. Dood baa ka jirta in fariidnimada ama quruxda maskaxda aynu nidhaahno ee, ay muuqaal duleed yeelan karta oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cadaado — Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Dagaalka ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Cadaado, waxa uuna u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Milatariga Soomaaliya oo la sheegay in ay isku qabsadeen lacago guno […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Lasanod –– A court in Somaliland has started hearing three paternity claims for a young boy who has gone missing 10 years ago before local officials found him in Bossaso four months ago. Having lived in Bossaso, the commercial hub of Puntland for 10 years, the 13-year-old boy who goes by the name Farhan and nicknamed ‘Hidig’ […]
Posted in news in English | Read More »
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey), ayaa ka hadlay Muranka ka taagan Degmada Lughaha iyo deegaanno Waqooyiga Hargeysa ah oo Dadka ku nool aanay ka qayb-gelin doorashooyinka Sababo la xidhiidha Gobollada Awdal, Saaxil iyo Marood-jeex ka lagu tirinayo ama la raacinayo awgeed. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Moscow 22. February 2016 (SDN/QJ):- Wadooyinka tuuada Tiyeeko ee Mandaqada Manawa ee Dalkaasi Ruushka , ma aha shayga keliya ee aad ku arkaysaa boodhadhka xayaysiisyada iyo xarumaha ganacsi ee halkaa ku yaalla laakiin sidoo kale waxa waddo kasta kaaga muuqanaya looxyada ama boodhahdhka ay ku xardhan yihiin gantaalaha ridada fog ee nooceedu yahay Topol M […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Muuqaalkani Waa Mid ka Turjumaya in Xaalad Aadminimo ay ka Jirto Gudaha Caasimada Somaliland ee Hargeysa Waa Guri ku yaala Degsiimo ay ku badan yihiin dadka danyarta ah ee ay ku adag tahay Noloshu, Waxay amuurtani Sababtay in Xayawaanka Bisaaska lagu qasho si ay ugu iloobaan Gaajada daran ee ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »