Home » 2:45 am
Entries posted on “February, 2016”
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay Shir Caalami ah oo ku Saabsan Sidii looga faa’iidaysan lahaa Tamarta debiiciga ah kaas oo ay ka qaybqaadanayeen Mas’uuliyiin ka socday dalalka ku yaala Geeska Africa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, ayaa ku noq-noqday inay dhawr Guddi oo kala duwan oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u xil saaray dhawaan shaqooyin kala duwan,taasi oo rayul caamku ka dareen celiyeen. Guddiyan madaxweynuhu saaray waxa mar walba safafka hore kaga jira […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gebilay 23. February 2016 (SDN/QJ):- Gobolka Togdheer oo ka Mid ah Gobolada bari ee Somaliland ayaa Markii Kowaad Wuxuu Gurmad u fidiyey Gobolka Gebilay oo ay ka taagan tahay Xaalad abaareed oo saamayn ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba. Gobolka Togdheer ayaa loo arkaa mid soo afjaray halhays soo jireen ah oo lagu sheegi jiray […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaad Jirde “Cali Shoonbe” ayaa Xilkii u kala wareejiyey Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaas iyo Wasiir ku Xigeenka Cusub ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta laga Maqlayay Muran ku saabsan dhismaha Dekadda la sheegay in laga hirgalinayo Deegaanka Ceel-Gardi oo Masaafo 23 Km ah u jirta Magaaladda Berbera. Dadka Dabada ka waday Mashruucan ayaa sheegay in Dekeda ay ka Hirgalinayaan Deegaankaasi ay tahay Deked Macmal ah,Waxay qadiyadani is maandhaaf […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Sabtidii todobaadkan waxa uu magacaabay Guddi ka kooban 17 xubnood oo aqoontooda iyo khibradooda uu ugu xulay oo uu u igmaday inay noqdaan Guddida aqoonsi raadinta Somaliland. Guddidan la magacaabay oo ka kooban 18 qof oo xul ah waxa guddoomiye looga dhigay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Maayirka Caasimada Somaliland Ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa lacago Dawlada Hoose ee Hargeysa sanadkan ugu tallo gashay inay kaga qayb qaadato hawlaha waxbarashada iyo caafimaadka gaadhsiiyey cusbitaalka guud ee hargeysa iyo dugsiyada hoose/dhexe ee dawliga ah. Maayirka ayaa ugu horreyn ka xog-waramay siyaasada maamul daadajinta Dawlada Hoose ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Shaqada ma waxa aad ku tagtaa cagojiid iyo niyad jab, mise farxad iyo xiise. Hadii aad mida hore ku tagto, fadlan shaqadaa iska jooji oo bilow mid aad xiise u hayso waayo? faa’iido kama gaadhaysid waligaa wax aanad xiise u hayn. Markaa waqtigaagu waa noloshaada ee u hur wax faa’iido leh. Halkan waxa aan idiinku […]
Posted in Features | Read More »
Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Jen. C/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay in uu dib uga laabtay Ganaaxii uu horay u soo saaray Duullimaadyada aada Somaliland ee ka baxaya Muqdisho, iyadoo muddadii uu joojinta duulimaadyadaas u qabtay ay ku eg-tahay Maanta oo Isniin ah 22-ka Feb, 2016-ka. Jen. Gaafoow ayaa amarkan xayiraadda ah ee uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 22,February,2016(SDN/QJ):-The Federal Government of Somalia regrets the events that transpired at the Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) where Somali delegations transited on their way to Istanbul, Turkey for the High-Level Partnership Forum. Unfortunately, some of the delegates were held at the airport, experiencing delays including Members of our Federal Parliament. The Office of the Prime […]
Posted in news in English | Read More »